P4P Trading Floor 📊
Ir al canal en Telegram
P4P Trading Floor 📊 Trade kasta aan qaato halkan ayaad ka la socotaa — natiijo, casharro, iyo webinars. 📲 p4ptrading.com/start 👤 Mentor: @Nadiif4x
Mostrar más2 534
Suscriptores
+424 horas
+127 días
-430 días
Cargando datos
Canales Similares
Nube de Etiquetas
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Menciones Entrantes y Salientes
---
---
---
---
---
---
Atraer Suscriptores
noviembre '26nov '26
noviembre '26
+26
en 0 canales
octubre '26
+362
en 0 canales
Get PRO
septiembre '260
en 0 canales
Get PRO
agosto '260
en 0 canales
Get PRO
julio '260
en 0 canales
Get PRO
junio '260
en 0 canales
Get PRO
mayo '260
en 0 canales
Get PRO
abril '260
en 0 canales
Get PRO
marzo '260
en 0 canales
Get PRO
febrero '260
en 0 canales
Get PRO
enero '260
en 0 canales
Get PRO
diciembre '250
en 0 canales
Get PRO
noviembre '250
en 0 canales
Get PRO
octubre '250
en 0 canales
Get PRO
septiembre '250
en 0 canales
Get PRO
agosto '250
en 0 canales
Get PRO
julio '250
en 0 canales
Get PRO
junio '250
en 0 canales
Get PRO
mayo '25
+56
en 0 canales
Get PRO
abril '25
+43
en 0 canales
Get PRO
marzo '25
+61
en 0 canales
Get PRO
febrero '25
+67
en 0 canales
Get PRO
enero '25
+103
en 0 canales
Get PRO
diciembre '24
+53
en 0 canales
Get PRO
noviembre '24
+87
en 0 canales
Get PRO
octubre '24
+52
en 0 canales
Get PRO
septiembre '24
+82
en 0 canales
Get PRO
agosto '24
+86
en 0 canales
Get PRO
julio '24
+145
en 0 canales
Get PRO
junio '24
+111
en 0 canales
Get PRO
mayo '24
+72
en 0 canales
Get PRO
abril '24
+92
en 0 canales
Get PRO
marzo '24
+103
en 0 canales
Get PRO
febrero '24
+994
en 0 canales
Get PRO
enero '240
en 0 canales
Get PRO
diciembre '230
en 0 canales
Get PRO
noviembre '230
en 0 canales
Get PRO
octubre '230
en 0 canales
Get PRO
septiembre '230
en 0 canales
Get PRO
agosto '230
en 0 canales
Get PRO
julio '230
en 0 canales
Get PRO
junio '230
en 0 canales
Get PRO
mayo '23
+1
en 0 canales
Get PRO
abril '23
+5
en 0 canales
Get PRO
marzo '23
+3
en 0 canales
Get PRO
febrero '23
+7
en 0 canales
Get PRO
enero '23
+14
en 0 canales
Get PRO
diciembre '22
+4
en 0 canales
Get PRO
noviembre '22
+110
en 0 canales
Get PRO
octubre '22
+19
en 0 canales
Get PRO
septiembre '22
+19
en 0 canales
Get PRO
agosto '22
+20
en 0 canales
Get PRO
julio '22
+8
en 0 canales
Get PRO
junio '22
+12
en 0 canales
Get PRO
mayo '22
+99
en 0 canales
Get PRO
abril '22
+5
en 0 canales
Get PRO
marzo '22
+3
en 0 canales
Get PRO
febrero '220
en 0 canales
Get PRO
enero '220
en 0 canales
Get PRO
diciembre '210
en 0 canales
Get PRO
noviembre '210
en 0 canales
Get PRO
octubre '210
en 0 canales
Get PRO
septiembre '210
en 0 canales
Get PRO
agosto '210
en 0 canales
Get PRO
julio '21
+594
en 0 canales
Get PRO
junio '210
en 0 canales
Get PRO
mayo '21
+151
en 0 canales
| Fecha | Crecimiento de Suscriptores | Menciones | Canales | |
| 06 noviembre | +3 | |||
| 05 noviembre | +5 | |||
| 04 noviembre | +12 | |||
| 03 noviembre | +4 | |||
| 02 noviembre | +2 | |||
| 01 noviembre | 0 |
Publicaciones del Canal
| 2 | waa inoo buuxsamay listku isla xalayba waxan ogaysiinayaa teamka isdiiwangaliyay seminarka in wakhtiga aan ilaalino waa 6pm, insha allah, goobtana waa ASSOD hotel, sidoo kale listka in aad isku qorto ayaa kugu filan, marka aad soo gaadho goobta kaliya teamka albaabka waxaad tusaysa emailkaaga listka ayaa lagaa eegayaa kabacdi waa lagu sii daynayaa. | 302 |
| 3 | Sin texto... | 304 |
| 4 | 👆Aad bay kuraastu u xadidanyihiin insha allah waxaan rajaynayaa in aad ka faaidaysataan cidii imaan karta. | 342 |
| 5 | 📌️️️️️️ OGAYSIIS!
asc sxbayaal intii hargeisa joogta ee soo haleeli karta aad baan idinkula talinayaa in aad ka soo qaybgashaan eventkan hargeisa ka dhici doona wax badan ayaan ku wadaagi doonaa.
Hargeisa - Hotel Assod - 01-November - 6pm Saacada bariga africa marka ay tahay.
hore iska diiwaangali si uusan kaaga xirmin numberka aan ku talo gali doono waa XADIDAN yahay,
F.g qofkii qof kale keeni kara ama group asxbtiisa ah waa wax fiican waan dhiiri galinaynaa, kaliya formka uun iyagana ha isku qoraan.
Waxa xusid mudan inta listka ka diiwaangashan ayaa eventka ka qayb gali doonta.
Halkan isku list garee
👉🏾https://forms.gle/8qk9jFj76eFts8y29 | 338 |
| 6 | Asc magacaygu waa MUSAB NADIIF. Muddo 7 sano ah trader. 3 dii sano ee u dambaysay live trading ka samaynayay P4P Trading Floor! Profitable na ahaa mudadaas.
waxaan halkan idinku tusiyay in account yar $200 ku jirto aad ka samayn karto lacag aad dhowr challenges ku iibsato.
sidoo kale waxaan halkan idinku tusiyay in aad paasi karto mudo kooban iyo in aad lacag ka samayn karto intaba.
Ma jecli sxbayaal in aan social media soo dhigo "lacagtan ayaan sameeyey mudo ka yar intan..." iyo sheekada forex traders in ka mid ah. lkn waxaan jecelahay in aan teamkayga tusiyo in suuqan shaqo yahay, shaqo la'aantana aad kaga bixi karto, si dhab ka hadal ah oo teamkayga aan wada trade garayno maalin kasta.
Sanadka waxa ka hadhay 6 - 7 week. Hadii aad rabto in aad process dhab ah oo suuqan aad ka shaqaysato barato oo aad nala trade garayso waxa aan qaadan doonaa sanadka batchkii u dambeeyey bishan inta ka horaysa 5-November. waliba discount 50% isna xiligaas ku egyahay.
Nagala soo xiriir @whatsapp | 344 |
| 7 | 🗒️ Weely Report (Oct 26 - 30)
Total R wiigan: +2R ✅
Bishan Oct ilaa hada: +24.7R✅
Trade kasta live ayaan ku qaadanay teamka P4P Trading Floor | 326 |
| 8 | Sin texto... | 531 |
| 9 | GOLD +2R
London Session: 1 trade +2R TP ✅️️
Trade kasta si live ah ayaan u wada qaadanay teamka P4P Trading Floor | 519 |
| 10 | GOLD +0R (Breakeven day)
London: 2 Trades 2 losses -2R
Newyork: 1 Trade +2R
Net: +0R
Trade kasta live ayaan ku qaadanay teamka P4P Trading Floor | 513 |
| 11 | 2 Funded Accounts wiigan natiijadooda halkan kala socda! | 518 |
| 12 | wiigii u dambeeyey
Acc. 1 Phase 2✅
Acc. 2 Phase 1✅
Acc. 2 Phase 2✅ | 479 |
| 13 | 🗒️ Weely Report (Oct 19 - 23)
Total R wiigan: +8R ✅
Bishan Oct ilaa hada: +22.7R✅
Trade kasta live ayaan ku qaadanay teamka P4P Trading Floor | 511 |
| 14 | Sin texto... | 1 |
| 15 | https://youtu.be/sY1PNwQDMK0 | 810 |
| 16 | waxa xusid mudan halka withdrawalka ugu horeeya ee 21ka cisho ah way yara dheertahay hadaad ka sugi karto waa ok, hadii kale labadan mid ka dhigo:
1. bedelo oo ka dhigo 2% ondemand (markaad rabto ayaad la bixi karta shurudahana buuxiyo) waxa shuruud ku xidhan optionkan in 40% faadidadu ka badan maalintii, almacne 2% haduu yahay $200 oo accountku yahay 10k, waa in aadan faaidadan ku samayn hal maalin ama laba cisho ee aad ku samayso 3 cisho ugu yaraan marka lasoo koobo waa sidaas kabacdi withdraw waad samayn karta, aniga shakhsiyan optionkan 21 la sugayo waa igala fudud yahay.
2. optionka labaad waa waa 3 winning days: oo macnaheedu yahay saddex cisho ugu yaraan oo faaido aad samayso le'eg 1%, lkn shardigu optionkan waa payoutka waxay ku siinayaan 60%, halka ondemand+40% consistency ku siinayaan 90% si marka loo eego waa isku mid, optionkan lkn inyar ayuu igala kakan yahay. | 762 |
| 17 | OGAYSIIS!
Asc Qofkii challenge account qaadanaya shirkada Fundednext waxa ay ku jirta discount 20% ah qofkii hore uga qaadan ku cusub, qofkii hore uga qaatay 15%, ONLY 18 Saacadood ayaa ka hadhay!
-----
🔗 REGISTER ON FUNDEDNEXT
https://fundednext.com/?fpr=NDX | 640 |
| 18 | Before and After! | 815 |
| 19 | 1 trade +2R
Acc 1 +3% | 810 |
| 20 | 3 trade laba loss ah oo min 3.5% ah account baa ku gubtay, kii kalena trade 1:2 ah ayaa BE ku soo celiyay. maanta ayaan accountkaas dib u cusboonaysiiyay.
challengesku sidaan muuqaalka ku sheegay ma aha in aadan gubayn oo inaan gubayo qaar kale oo soo socda waan hubaa waa game la ciyaarayo oo ah ROI, maxaa cost ama kharash accountyada iga galay maxaase iiga soo laabtay, 1 trade oo account kayga wayn aan ku qaatay ayaa 4.5k igu soo celiyay kaas lkn ma aha ujeedada challengeka waxaan rabaa in aan dhamaantiin idin tuso in lacag yar loo bedeli karo lacag badan, anigoo talaabo talaabo idinla socodsiinaya.
12 week ayaa ka hadhay sanadka, quarterkii 4 aad ee u dambeeyey aya ala galay, aan isku aragno november aakhirdeeda iyo natiijada aan sameeyo. | 643 |
