Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland
Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland. Puntland Counter-Terrorism Operations. info@cto.pl.so Website: cto.pl.so
Больше📈 Аналитический обзор Telegram-канала Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland
Канал Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland (@hawlgalkaciribtirkaargagixisadpl) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 71 395 подписчиков, занимая 3 687 место в категории Новости и СМИ и 132 место в регионе Сомали.
📊 Показатели аудитории и динамика
С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 71 395 подписчиков.
Согласно последним данным от 25 августа, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -847, а за последние 24 часа — -37, при этом общий охват остаётся высоким.
- Статус верификации: Верифицирован (официально подтверждён Telegram)
- Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 15.49%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает N/A% реакций от общего числа подписчиков.
- Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 0 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 0 просмотров.
- Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 0.
📝 Описание и контентная политика
Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
“Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland.
Puntland Counter-Terrorism
Operations.
info@cto.pl.so
Website: cto.pl.so”
Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 26 августа, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Новости и СМИ.
Загрузка данных...
| Дата | Привлечение подписчиков | Упоминания | Каналы | |
| 26 августа | 0 | |||
| 25 августа | 0 | |||
| 24 августа | 0 | |||
| 23 августа | 0 | |||
| 22 августа | 0 | |||
| 21 августа | 0 | |||
| 20 августа | 0 | |||
| 19 августа | 0 | |||
| 18 августа | 0 | |||
| 17 августа | 0 | |||
| 16 августа | 0 | |||
| 15 августа | 0 | |||
| 14 августа | 0 | |||
| 13 августа | 0 | |||
| 12 августа | 0 | |||
| 11 августа | 0 | |||
| 10 августа | 0 | |||
| 09 августа | +1 | |||
| 08 августа | +1 | |||
| 07 августа | 0 | |||
| 06 августа | 0 | |||
| 05 августа | +2 | |||
| 04 августа | 0 | |||
| 03 августа | +1 | |||
| 02 августа | 0 | |||
| 01 августа | +1 |
| 2 | Ciidanku waxay dileen Ajaanib ka tirsan firxadka Argagixisada Daacish, Howlgalka ayaa ka dhacay deegaanka Lugta Daboorad ee buuralayda Calmiskaad. Waxaa howgalka Ciidanku kaqbteen Taleefano iyo qalabka wax qarxiya oo ay lahaayeen Ajaanibta la laayey.
👀 Halkan ka daawo Maydadka Ajaanibta Argagixisada Daacish. | 9 795 |
| 3 | Ciidanku waxay todobaadkan howlgalo lagu ugaarsanayo firxadka Argagixisada Daacish ka sameeyeen deegaannada, Gurur, Dool-dool, qulcis,
Sixna, Dalsaqle, Uuraale, Warey canjeel, Awr xaaris
iyo Daanoyo, oo dhammaantood teedsan buuralayda Calmiskaad ee Gobolka Bari.
Ciidankeenna oo u taagan ciribtirka Argagixisada iyo cidkasta oo isku dayda dhibaateynta dadkeenna, ayaa sii wadaya howlgalada dhameystirka howlgalada Puntland looga ciribtirayo Argagixisada. | 12 566 |
| 4 | Ciidanku waxay qabteen Firxad Ajanabi ah oo ka tirsan Argagixisada Daacish, Howlgalka Ciidanku ku sifeynayaan Firxadka Argagixisada ayaa si dardar leh uga socda Buuralayda Calmiskaad. | 12 072 |
| 5 | Howlgal cir iyo dhul ah oo ay duqeyn uga qeyb qaateen Saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka, ayaa lagu beegsaday God- ay ku dhuumanayeen firxadka Argagixisada Daacish, si hordhac ah waxay Ciidanku heleen maydadka 8 ka mid ah firxadka Daacish iyo Hub ku jiray godka, howlgalku wuxuu weli ka socda deegaanka Geel lagu qal ee koonfurta Togga Jaceel - buuralayda Calmiskaad.
Halkan ka daawo qeybo ka mid ah maydadka Cadowga oo waran Godka dhexdiisa. | 15 488 |
| 6 | Нет текста... | 15 429 |
| 7 | Ciidanku waxay qabteen mid ka mid ah firxadka Argagixisada Daacish, waxay sidoo kale firxadka kasoo reebeen Xoolo ay dadka deegaanka ka qaateen, Howlgalada Ciidanku ku ugaarsanayo firxadka ayaa socda . | 17 132 |
| 8 | Hawlgal ay fuliyeen Ciidanku waxay qabteen maanta labo ajaanib ah oo ka mid ah firxadka Argagixisada Daacish, kuwaasi oo kasoo firxaday deegaanka Shakaallooyin.
Howlgalada Ciidanka ayaa socda marxalad walba oo lagu Jiro , Ramadaan iyo xitaa maalmihii Ciida oo ay Ciidanku ciidayaan jabka Cadowga . | 14 167 |
| 9 | Нет текста... | 13 457 |
| 10 | Ciidanku waxay saaka hawlgal kusoo qabteen labo Ajaanib ah oo ka mid ah firxadka Argagixisada Daacish- buuralayda #Calmiskat . | 19 784 |
| 11 | Duqeymo ay fullinayaan saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka ee taageeraya Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa lagu beegsaday todobaadkan Firxadka Argagixisada Daacish, kuwii u danbeeyay waxay 24- saac kahor ka dhaceen aaga Ceelka Bukuuje ee Togga Baalade, Calmiskaad.
Duqeymaha Cirka iyo Go’doonka ay Ciidankeennu dhulka ka geliyeen firxadka Argagixisada, waxay noqdeen firxadkii wax la dilay, wax lagu dabo jiro iyo kuwo isi soo dhiiba. Howlgalkuna waa soconaya inta firxadka u danbeeya lasoo afjarayo. | 19 282 |
| 12 | Нет текста... | 21 111 |
| 13 | Waa Qaar ka mid ah maxaabiista Ajaanibta ah ee Daacish oo lagu qabtay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Calmiskaad, waxay u kala dhasheen Turkey , Saudi Arabia, Morocco , Ethiopia, Syria Iyo Tanzania.
Geesiyaasha Ciidankeenna Puntland oo taageero ka helaya saaxiibadeenna Imaaraadka iyo Maraykanka, ayaa ku guuleystay in Argagixisada Caalamiga ah ee ISIS laga sifeeyo Calmiskaad, wuxuuna hadda maraya hawlgalku meel gebogebo ah. | 21 277 |
| 14 | Garoowe - bulshada oo Walaalaha Emirates ku taageeray garab istaaga ay u muujiyeen Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland - Calmiskaad, iyo horumarka guud ee Puntland. | 15 476 |
| 15 | https://www.facebook.com/share/186UJ3vvLg/?mibextid=wwXIfr | 14 879 |
| 16 | https://www.facebook.com/share/r/17XE7QFBPS/?mibextid=wwXIfr | 16 285 |
| 17 | https://x.com/walaalahauae/status/2011346240319930728?s=46 | 15 855 |
| 18 | Walaalaha Emirates xilli adag ayeey inagu garab istaageen Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland - Calmiskaad, welina waa inagu garab taaganyihiin Hawlgalka oo gebogebo maraya. | 12 999 |
| 19 | Baladhidin iyo maanta : Boggaadinta Ciidanka ku jira Hawlgalka, waxaa booqday Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire .
Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland | 23 720 |
| 20 | Hawlgal Ciidanku sameeyay waxay dileen saddex Firxadka argagixisada Daacish ah oo u kala dhashay Moroco, Ethiopia iyo Somalia, waxay nolosha ku qabteen hal nin oo u dhashay Tanzania. Ragan ayaa laga hawlgalay iyagoo isku dayaya in ay Geel ka dhacaan reer baadiyaha deegaanka Dhidigale - ee buuralayda Calmiskaad, Geelii ayaa loo celiyay dadkii lahaa waxayna muujinaysa tani xaaladda naflacaariga ah ee ay marayaan firxadka Argagixisada Daacish.
Sawirka waa ninka la qabtay, Maydadkana waa kuwa la dilay. | 27 554 |
