fa
Feedback
Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland

Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland

رفتن به کانال در Telegram

Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland. Puntland Counter-Terrorism Operations. info@cto.pl.so Website: cto.pl.so

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland

کانال Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland (@hawlgalkaciribtirkaargagixisadpl) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 71 395 مشترک است و جایگاه 3 687 را در دسته اخبار و رسانه‌ها و رتبه 132 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 71 395 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 25 اوت, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -847 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -37 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید شده (به صورت رسمی توسط تلگرام)
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 15.49% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً N/A% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 0 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 0 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland. Puntland Counter-Terrorism Operations. info@cto.pl.so Website: cto.pl.so

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 26 اوت, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته اخبار و رسانه‌ها تبدیل کرده‌اند.

71 395
مشترکین
-3724 ساعت
-2227 روز
-84730 روز

در حال بارگیری داده...

کانال‌های مشابه
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
اوت '26
اوت '26
+6
در 0 کانال‌ها
ژوئیه '26
+8
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '26
+2
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '26
+4
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '26
+56
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '26
+6
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '26
+15
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '26
+65
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '25
+47
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '25
+209
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '25
+309
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '25
+595
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '25
+751
در 1 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '25
+88
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '25
+692
در 1 کانال‌ها
Get PRO
مه '25
+740
در 1 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '25
+2 525
در 1 کانال‌ها
Get PRO
مارس '25
+4 128
در 2 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '25
+49 318
در 5 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '25
+9 118
در 2 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '24
+13 315
در 1 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
26 اوت0
25 اوت0
24 اوت0
23 اوت0
22 اوت0
21 اوت0
20 اوت0
19 اوت0
18 اوت0
17 اوت0
16 اوت0
15 اوت0
14 اوت0
13 اوت0
12 اوت0
11 اوت0
10 اوت0
09 اوت+1
08 اوت+1
07 اوت0
06 اوت0
05 اوت+2
04 اوت0
03 اوت+1
02 اوت0
01 اوت+1
پست‌های کانال
Dhaadar 10-Jul-2026: Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maalmihii u dambeeyay sii xoojiyay hawlgallada qorsheysan ee lagu baadi-g
Dhaadar 10-Jul-2026: Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maalmihii u dambeeyay sii xoojiyay hawlgallada qorsheysan ee lagu baadi-goobayo firxadka maleeshiyaadka kooxda argagixisada Daacish, kuwaas oo ku dhuumaleysanaaya meelo kooban oo ka tirsan Buuraleyda Calmiskaad. Hawlgalladan, oo ka dhacay deegaanno kala duwan oo ku yaalla dhulka buuraleyda ah, ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu xaqiijinayo amniga, laguna ciribtirayo haraadiga kooxda Daacish. Ciidanka ayaa intii ay hawlgallada fulinayeen ku guuleystay inay bartilmaameedsadaan kooxo ka tirsan argagixisada, halkaas oo lagu dilay tiro dagaalyahanno ah oo ka tirsanaa kooxda Daacish. Sidoo kale, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay saanad ciidan oo isugu jirtay hub, rasaas iyo agabyo kale oo ay kooxdaasi adeegsanaysay. -DHAMAAD- .

2
Ciidanku waxay dileen Ajaanib ka tirsan firxadka Argagixisada Daacish, Howlgalka ayaa ka dhacay deegaanka Lugta Daboorad ee b+3
Ciidanku waxay dileen Ajaanib ka tirsan firxadka Argagixisada Daacish, Howlgalka ayaa ka dhacay deegaanka Lugta Daboorad ee buuralayda Calmiskaad. Waxaa howgalka Ciidanku kaqbteen Taleefano iyo qalabka wax qarxiya oo ay lahaayeen Ajaanibta la laayey. 👀 Halkan ka daawo Maydadka Ajaanibta Argagixisada Daacish.
9 795
3
Ciidanku waxay todobaadkan howlgalo lagu ugaarsanayo firxadka Argagixisada Daacish ka sameeyeen deegaannada, Gurur, Dool-dool+5
Ciidanku waxay todobaadkan howlgalo lagu ugaarsanayo firxadka Argagixisada Daacish ka sameeyeen deegaannada, Gurur, Dool-dool, qulcis, Sixna, Dalsaqle, Uuraale, Warey canjeel, Awr xaaris iyo Daanoyo, oo dhammaantood teedsan buuralayda Calmiskaad ee Gobolka Bari. Ciidankeenna oo u taagan ciribtirka Argagixisada iyo cidkasta oo isku dayda dhibaateynta dadkeenna, ayaa sii wadaya howlgalada dhameystirka howlgalada Puntland looga ciribtirayo Argagixisada.
12 566
4
Ciidanku waxay qabteen Firxad Ajanabi ah oo ka tirsan Argagixisada Daacish, Howlgalka Ciidanku ku sifeynayaan Firxadka Argagi
Ciidanku waxay qabteen Firxad Ajanabi ah oo ka tirsan Argagixisada Daacish, Howlgalka Ciidanku ku sifeynayaan Firxadka Argagixisada ayaa si dardar leh uga socda Buuralayda Calmiskaad.
12 072
5
Howlgal cir iyo dhul ah oo ay duqeyn uga qeyb qaateen Saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka, ayaa lagu beegsaday God- ay+5
Howlgal cir iyo dhul ah oo ay duqeyn uga qeyb qaateen Saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka, ayaa lagu beegsaday God- ay ku dhuumanayeen firxadka Argagixisada Daacish, si hordhac ah waxay Ciidanku heleen maydadka 8 ka mid ah firxadka Daacish iyo Hub ku jiray godka, howlgalku wuxuu weli ka socda deegaanka Geel lagu qal ee koonfurta Togga Jaceel - buuralayda Calmiskaad. Halkan ka daawo qeybo ka mid ah maydadka Cadowga oo waran Godka dhexdiisa.
15 488
6
بدون متن...
15 429
7
Ciidanku waxay qabteen mid ka mid ah firxadka Argagixisada Daacish, waxay sidoo kale firxadka kasoo reebeen Xoolo ay dadka de
Ciidanku waxay qabteen mid ka mid ah firxadka Argagixisada Daacish, waxay sidoo kale firxadka kasoo reebeen Xoolo ay dadka deegaanka ka qaateen, Howlgalada Ciidanku ku ugaarsanayo firxadka ayaa socda .
17 132
8
Hawlgal ay fuliyeen Ciidanku waxay qabteen maanta labo ajaanib ah oo ka mid ah firxadka Argagixisada Daacish, kuwaasi oo kaso
Hawlgal ay fuliyeen Ciidanku waxay qabteen maanta labo ajaanib ah oo ka mid ah firxadka Argagixisada Daacish, kuwaasi oo kasoo firxaday deegaanka Shakaallooyin. Howlgalada Ciidanka ayaa socda marxalad walba oo lagu Jiro , Ramadaan iyo xitaa maalmihii Ciida oo ay Ciidanku ciidayaan jabka Cadowga .
14 167
9
بدون متن...
13 457
10
Ciidanku waxay saaka hawlgal kusoo qabteen labo Ajaanib ah oo ka mid ah firxadka Argagixisada Daacish- buuralayda #Calmiskat
Ciidanku waxay saaka hawlgal kusoo qabteen labo Ajaanib ah oo ka mid ah firxadka Argagixisada Daacish- buuralayda #Calmiskat .
19 784
11
Duqeymo ay fullinayaan saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka ee taageeraya Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland
Duqeymo ay fullinayaan saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka ee taageeraya Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa lagu beegsaday todobaadkan Firxadka Argagixisada Daacish, kuwii u danbeeyay waxay 24- saac kahor ka dhaceen aaga Ceelka Bukuuje ee Togga Baalade, Calmiskaad. Duqeymaha Cirka iyo Go’doonka ay Ciidankeennu dhulka ka geliyeen firxadka Argagixisada, waxay noqdeen firxadkii wax la dilay, wax lagu dabo jiro iyo kuwo isi soo dhiiba. Howlgalkuna waa soconaya inta firxadka u danbeeya lasoo afjarayo.
19 282
12
+3
بدون متن...
21 111
13
Waa Qaar ka mid ah maxaabiista Ajaanibta ah ee Daacish oo lagu qabtay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka soc+9
Waa Qaar ka mid ah maxaabiista Ajaanibta ah ee Daacish oo lagu qabtay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Calmiskaad, waxay u kala dhasheen Turkey , Saudi Arabia, Morocco , Ethiopia, Syria Iyo Tanzania. Geesiyaasha Ciidankeenna Puntland oo taageero ka helaya saaxiibadeenna Imaaraadka iyo Maraykanka, ayaa ku guuleystay in Argagixisada Caalamiga ah ee ISIS laga sifeeyo Calmiskaad, wuxuuna hadda maraya hawlgalku meel gebogebo ah.
21 277
14
Garoowe - bulshada oo Walaalaha Emirates ku taageeray garab istaaga ay u muujiyeen Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntl
Garoowe - bulshada oo Walaalaha Emirates ku taageeray garab istaaga ay u muujiyeen Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland - Calmiskaad, iyo horumarka guud ee Puntland.
15 476
15
https://www.facebook.com/share/186UJ3vvLg/?mibextid=wwXIfr
14 879
16
https://www.facebook.com/share/r/17XE7QFBPS/?mibextid=wwXIfr
16 285
17
https://x.com/walaalahauae/status/2011346240319930728?s=46
15 855
18
Walaalaha Emirates xilli adag ayeey inagu garab istaageen Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland - Calmiskaad, welina
Walaalaha Emirates xilli adag ayeey inagu garab istaageen Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland - Calmiskaad, welina waa inagu garab taaganyihiin Hawlgalka oo gebogebo maraya.
12 999
19
Baladhidin iyo maanta : Boggaadinta Ciidanka ku jira Hawlgalka, waxaa booqday Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiil
Baladhidin iyo maanta : Boggaadinta Ciidanka ku jira Hawlgalka, waxaa booqday Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire . Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland
23 720
20
Hawlgal Ciidanku sameeyay waxay dileen saddex Firxadka argagixisada Daacish ah oo u kala dhashay Moroco, Ethiopia iyo Somalia+1
Hawlgal Ciidanku sameeyay waxay dileen saddex Firxadka argagixisada Daacish ah oo u kala dhashay Moroco, Ethiopia iyo Somalia, waxay nolosha ku qabteen hal nin oo u dhashay Tanzania. Ragan ayaa laga hawlgalay iyagoo isku dayaya in ay Geel ka dhacaan reer baadiyaha deegaanka Dhidigale - ee buuralayda Calmiskaad, Geelii ayaa loo celiyay dadkii lahaa waxayna muujinaysa tani xaaladda naflacaariga ah ee ay marayaan firxadka Argagixisada Daacish. Sawirka waa ninka la qabtay, Maydadkana waa kuwa la dilay.
27 554