ru
Feedback
CADOW TEACH

CADOW TEACH

Открыть в Telegram

HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID

Больше
3 288
Подписчики
+124 часа
-47 дней
-3630 день
Архив постов
Linkiga hoose muuqaalkiisa soo daawada fikradiinana isla commentigiisa noogu soo qora mahadsanidiin

5 qof ayaan heynaa oo diyaar ah 5 qof basaa dhiman war jaanisku waa mid kooban

Caawa maadaama ay tahay sanadka cusub waxaan rabnaa inaan 10 qof ugu faa,ideyno xirfadda video editing ka marka saaxibayaal what's appkaan halaga soo hadlo waxii faahfaahin ah yaan lagaa buuxin

Muuqaalkaan waa diyaar linkiga hoose kasoo daawada
Muuqaalkaan waa diyaar linkiga hoose kasoo daawada

photo content

photo content
+9

U isticmaal sawiradaan design kaaga barberka
+9
U isticmaal sawiradaan design kaaga barberka

Hye asxaabta sida loo sameeyo boorkaas barberka masoo dhigaa
Anonymous voting

photo content

Diiwaangalinta kaliya waxay soconeysaa muddo 24 saac ah haday kaa buuxsanto adiga iyo nasiib xumadaada iyo caajisla nimadaada. Sanadku waa bilow fursaduna waa bilow yaan lagaaga hormarin xirfad inaad barato sanadkaan 2025

photo content

Maxaad sugeysaa sanadka 2024 wuu dhamaaday wali xirfad ma ,aadan baran hadaba waxaan ku leeyahay ka,faaideyso fursadaan qaali
Maxaad sugeysaa sanadka 2024 wuu dhamaaday wali xirfad ma ,aadan baran hadaba waxaan ku leeyahay ka,faaideyso fursadaan qaaliga ah Waxaan qiimo dhimis ku sameynay couresyada aan bixino sida graphic design ka iyo video editing ka Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ? Koorsadaan waa Taadi. Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo  Xirfada Graphic Design ka. Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:- 1) Sameynta Logo 2) Sameynta Cv 3) Sameynta Id Card 4) Sameynta Invitation 5) Sameynta Shahaado 6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah. 7) SAMEYNTA BOORARKA GANACSIGA IWM Iyo kuwakale oo Badan Qiimaha Koorsadaan waa $5 Ka Faideyso Qiimo dhimis tii ugu Ugu Weyneed ee Aan Sameyney Weye 10arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis. Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta what's app ka +252617376335

Muuqaalka waan soo dhigay muuqaalkaas waa muuqaal uu qofkasta dhalinyaro ah ubaahanyahay fadlan like saara dad badan gaarsiiya kana faa,ideysta fursadiina linkiga hoose kasoo daawada

GOOR DHOW MUUQAALKAAN YOUTUBE KA ISHA HALAGU HAAYO
GOOR DHOW MUUQAALKAAN YOUTUBE KA ISHA HALAGU HAAYO

Saaxibayaal muuqaalkaan haloo cimaamado waqtiga soo galay kama war heysiin like yar ayaad ayaad noo saari la dihiin marka muu
Saaxibayaal muuqaalkaan haloo cimaamado waqtiga soo galay kama war heysiin like yar ayaad ayaad noo saari la dihiin marka muuqaalkaan is muujiya

Ladeg waxyaabaha aad rabto