CADOW TEACH
رفتن به کانال در Telegram
HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
نمایش بیشتر3 288
مشترکین
+124 ساعت
-47 روز
-3630 روز
آرشیو پست ها
3 288
Linkiga hoose muuqaalkiisa soo daawada fikradiinana isla commentigiisa noogu soo qora mahadsanidiin
3 288
Caawa maadaama ay tahay sanadka cusub waxaan rabnaa inaan 10 qof ugu faa,ideyno xirfadda video editing ka marka saaxibayaal what's appkaan halaga soo hadlo waxii faahfaahin ah yaan lagaa buuxin
3 288
Diiwaangalinta kaliya waxay soconeysaa muddo 24 saac ah haday kaa buuxsanto adiga iyo nasiib xumadaada iyo caajisla nimadaada. Sanadku waa bilow fursaduna waa bilow yaan lagaaga hormarin xirfad inaad barato sanadkaan 2025
3 288
Maxaad sugeysaa sanadka 2024 wuu dhamaaday wali xirfad ma ,aadan baran hadaba waxaan ku leeyahay ka,faaideyso fursadaan qaaliga ah Waxaan qiimo dhimis ku sameynay couresyada aan bixino sida graphic design ka iyo video editing ka
Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?
Koorsadaan waa Taadi.
Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo Xirfada Graphic Design ka.
Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-
1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) SAMEYNTA BOORARKA GANACSIGA IWM
Iyo kuwakale oo Badan
Qiimaha Koorsadaan waa $5
Ka Faideyso Qiimo dhimis tii ugu Ugu Weyneed ee Aan Sameyney Weye
10arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.
Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta what's app ka +252617376335
3 288
Muuqaalka waan soo dhigay muuqaalkaas waa muuqaal uu qofkasta dhalinyaro ah ubaahanyahay fadlan like saara dad badan gaarsiiya kana faa,ideysta fursadiina linkiga hoose kasoo daawada
3 288
Saaxibayaal muuqaalkaan haloo cimaamado waqtiga soo galay kama war heysiin like yar ayaad ayaad noo saari la dihiin marka muuqaalkaan is muujiya
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
