CADOW TEACH
Открыть в Telegram
HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Больше3 265
Подписчики
Нет данных24 часа
-57 дней
-930 день
Архив постов
3 267
🏫 Xarunta Waxbarashada Daarul-Raxmaan waxay si rasmi ah u furtay Qeybta Tababarrada Xirfadaha Gacanta, iyadoo Khamiista iyo Jimcaha bixineysa tababarro bilaash ah (FREE).
Xirfadaha la baranayo waxaa ka mid ah: ✅ Cilaanka Saarista (Henna Art)
✅ Crochet (Tolidda Crochet)
✅ Ubax Samaynta (Artificial Flower Making)
✅ Timo-Dabista (Hair Styling)
✅ Makeup & Beauty
✅ Computer-ka (Basic Skills)
Waxaad heli doontaa: ✔️ Tababar ay bixiyaan macallimiin khibrad leh.
✔️ Casharro isugu jira aragti iyo tababar gacmeed (Practical).
✔️ Shahaado (Certificate) marka aad dhammaysato.
✔️ Fursad aad ku bilaabi karto shaqo ama ganacsi kuu gaar ah.
📍 Goobta: Degmada Dharkeynley, Xaafadda Ceel Muqtaar.
📞 Nala soo xiriir: 0612023353 / 617376335
3 267
BAADI GOOB – CARRUUR LUMAY
Labadan ciyaal ee sawirka ku jira ayaa la waayay, cid kasta oo aragta ama haysa xog ku saabsan meel ay ku dambeeyeen Waxaa la waasanyahay Waqti dhan 6 saac Saake ayey ka lumeen.
Date 8/2/2026
📍 Goobta ay ka lumeen: Kaawogodey, gaar ahaan waddada Geel Qalka
📞 Lambarrada lagala xiriirayo: 0617376335 ama 0615454072
Fadlan haddii aad aragtay ama aad hayso wax xog ah, si degdeg ah ula xiriir lambarradan ama la wadaag fariintan si loo helo gargaar. SHARE REPOST DHAHA TAASINA WAA CAAWIMAAD.
3 267
In.a YouTube keena iyo Telegram keena cashiro
Aad idin anfaci doono ayaan soo wadaa 2026 In.a
