ar
Feedback
CADOW TEACH

CADOW TEACH

الذهاب إلى القناة على Telegram

HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID

إظهار المزيد
3 265
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-57 أيام
-930 أيام
أرشيف المشاركات
🏫 Xarunta Waxbarashada Daarul-Raxmaan waxay si rasmi ah u furtay Qeybta Tababarrada Xirfadaha Gacanta, iyadoo Khamiista iyo
🏫 Xarunta Waxbarashada Daarul-Raxmaan waxay si rasmi ah u furtay Qeybta Tababarrada Xirfadaha Gacanta, iyadoo Khamiista iyo Jimcaha bixineysa tababarro bilaash ah (FREE). Xirfadaha la baranayo waxaa ka mid ah: ✅ Cilaanka Saarista (Henna Art) ✅ Crochet (Tolidda Crochet) ✅ Ubax Samaynta (Artificial Flower Making) ✅ Timo-Dabista (Hair Styling) ✅ Makeup & Beauty ✅ Computer-ka (Basic Skills) Waxaad heli doontaa: ✔️ Tababar ay bixiyaan macallimiin khibrad leh. ✔️ Casharro isugu jira aragti iyo tababar gacmeed (Practical). ✔️ Shahaado (Certificate) marka aad dhammaysato. ✔️ Fursad aad ku bilaabi karto shaqo ama ganacsi kuu gaar ah. 📍 Goobta: Degmada Dharkeynley, Xaafadda Ceel Muqtaar. 📞 Nala soo xiriir: 0612023353 / 617376335

Share and Coppylink Noo taabta

BAADI GOOB – CARRUUR LUMAY Labadan ciyaal ee sawirka ku jira ayaa la waayay, cid kasta oo aragta ama haysa xog ku saabsan mee
BAADI GOOB – CARRUUR LUMAY Labadan ciyaal ee sawirka ku jira ayaa la waayay, cid kasta oo aragta ama haysa xog ku saabsan meel ay ku dambeeyeen Waxaa la waasanyahay Waqti dhan 6 saac Saake ayey ka lumeen. Date 8/2/2026 📍 Goobta ay ka lumeen: Kaawogodey, gaar ahaan waddada Geel Qalka 📞 Lambarrada lagala xiriirayo: 0617376335 ama 0615454072 Fadlan haddii aad aragtay ama aad hayso wax xog ah, si degdeg ah ula xiriir lambarradan ama la wadaag fariintan si loo helo gargaar. SHARE REPOST DHAHA TAASINA WAA CAAWIMAAD.

Fadlan Follow gareeysta casharo iyo Course muhiim ayaan soo wadaa IN.A

Caawa

Live kaan kusoo biira

In.a YouTube keena iyo Telegram keena cashiro Aad idin anfaci doono ayaan soo wadaa 2026 In.a

Page kaas Follow dhaha jaala yaal❤️👍

Linkigaas kore hala raaco