ru
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Открыть в Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Больше

📈 Аналитический обзор Telegram-канала SNA RADIO

Канал SNA RADIO (@codkacqs) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 18 539 подписчиков, занимая 12 159 место в категории Новости и СМИ и 467 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 18 539 подписчиков.

Согласно последним данным от 28 июня, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -480, а за последние 24 часа — -18, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 9.95%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает N/A% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 1 846 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 0 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 24.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 29 июня, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Новости и СМИ.

18 539
Подписчики
-1824 часа
-1177 дней
-48030 день
Архив постов
SNA RADIO
18 531

SNA RADIO
18 531
photo content

SNA RADIO
18 531
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Danab iyo Ciidamadda Doowladd goboleedka Jubbaland ayaa Maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray degaanka Buulo-Xaaji oo 80 KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo. Howlgalka oo ah mid qorsheeysan ayay Ciidanku kawadaan degaanada gobolka Jubbada hoose kaga dhuumaaleeysanayaan Khawaarijta. Faah faahin dheeraad kala soco kala halkaan.

SNA RADIO
18 531
photo content

SNA RADIO
18 531
Meeydadka Khawaarijta soo weerartay Ceel-dheer ayaa daadsan wadooyinka sawiro badan ayaa soo socdo goor-dhow

SNA RADIO
18 531
photo content

SNA RADIO
18 531
Ciidanka Sida Gaarka u Tababar kumaandooska Danab XDS ayaa Xalay Saqdii dhexe howlgal qorsheysan Ka Fuliyeen Deegaanka Kaamjiroon oo 75KM Dhanka Galbeed Kaga beegan magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose. Howlgalkan ayaa lagu Qaarijiyey Hoorjooge khawaariijta u qaabilsana waxa ay ugu yeeraan Zakawaadka iyo Qeybta Sirdoonka. Ciidanka Kumaandooska Danab XDS ayaa ah kuwa hurdada u diida Horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka Khawaariijta..

SNA RADIO
18 531
photo content
+4

SNA RADIO
18 531
Ururka 26’aad Guutada 6’aad Qaybta 60’aad Ciidanka Dhulka XDS ayaa Howlgal qorshaysan xalay ka Sameeyey Deegaanka Golweyn kaas oo lagu khaarajiyey Horjooge Lagu Magacaabi jiray C/qaadir Xaaji Eenoow oo si weyn Looga yaqaano Golweyn, Sida uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka Sida u Xaqiijiyey Ururka 26’aad Guutada 6’aad Qaybta 60’aad Ciidanka Dhulka XDS Dhame Farax Xirsi Cabdule

SNA RADIO
18 531
photo content
+1

SNA RADIO
18 531
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan Degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug iyo ciidamo ka baxay Degmada Ceeldheer ayaa maanta deegaanka Howdley ku qabtay shidaal sharci darra ah oo looga shakiyay in loo wado AS.

SNA RADIO
18 531
photo content
+5

SNA RADIO
18 531
photo content
+3

SNA RADIO
18 531
Howlgal qorsheysan oo Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Ururka 53-aad ee guutada 14-ka October ay ka fuliyeen tuulooyin dhinaca xeebta ka xiga gobolka Shabeeladda hoose ayay ku fashiliyeen qaraxyo ay Cadawga Khawaarijta udiyaarinayeen inay ku weeraraan Xerooyinka Xoogga dalka ee ku yaalla duleedyada Magaalada Muqdisho. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa xaqiijiyay in qeyb kamid ah qaraxyadan uu isla Khawaarijtii farsameyneysay ku qarxay, goobtaasna ay ku Arkeen Raadad dhimasho iyo kuwa dhaawac ah oo soo gaaray dhagar-qabayaashii diyaarinayay.

SNA RADIO
18 531
photo content
+9

SNA RADIO
18 531
photo content

SNA RADIO
18 531
Deg Deg :- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gaar ahaan Urarada 46-aad iyo 47-aad Ee Guutada 8-aad qeybta 60aad Ayaa Caawa Howlgal Qutsheysan Waxay Kafuliyeen Degaanada Kala Ah Sarmaan Dheere iyo Degaanka Mooro Bus Bus ee Gobalka Baay maleshiyadka lagu Diley Degaanadan ayey U qabilsanayeyen Qaadida Lacag Benaadka ka Shacabka lagu Qaado Ee Isticmaala Wadooyinka Baay Iyo Gado Abdullah Aliyow iyo Emed Najiib Abdi salaan ayaa Saaka lagu Ciibadeystey Werarkan oo Qursheysanaa. Howlgalkan waxaa siwada jir ah U Hogaaminayey Taliyasha Ururada kala ah 47aad iyo 46aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ee CXDS.

SNA RADIO
18 531
Sheeko dhex martay Ciidanka Xds, Ciidamadda degaanka iyo Khawaarijta.

SNA RADIO
18 531
photo content
+4

SNA RADIO
18 531
Deegaanka ceel macaan oo udhaxeeya degmada jalalaqsi iyo deeganka buurweyn ee katirsan gobalka hiiraan waxaa howlgal lagu dilay laba xubnood oo katirsan khawarijta ka fuliyay geesiyasha dadka degaanka iyo ciidamada XDS waxana khawarijta halkaas lagu furtay mooto,talefano, iyo gacanka ay kuwada xeriiraan. Howlgalkan guuleystay ayaana geesiyaasha XDS iyo dadka deganka maanta kafuliyen deganka ceel macaan. Maalmahan waxa gobalada dalka kasocda howlgalo xidada loogu sibayo haradiga maleeshiyadka khawarijta argagixisada