SNA RADIO
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览
频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 531 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 164,并在 索马里 地区排名第 467 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 531 名订阅者。
根据 29 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -469,过去 24 小时变化为 -12,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 10.12%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 877 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 25。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”
凭借高频更新(最新数据采集于 30 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
18 531
订阅者
-1224 小时
-997 天
-46930 天
帖子存档
18 531
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Danab iyo Ciidamadda Doowladd goboleedka Jubbaland ayaa Maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray degaanka Buulo-Xaaji oo 80 KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo.
Howlgalka oo ah mid qorsheeysan ayay Ciidanku kawadaan degaanada gobolka Jubbada hoose kaga dhuumaaleeysanayaan Khawaarijta.
Faah faahin dheeraad kala soco kala halkaan.
18 531
Meeydadka Khawaarijta soo weerartay Ceel-dheer ayaa daadsan wadooyinka sawiro badan ayaa soo socdo goor-dhow
18 531
Ciidanka Sida Gaarka u Tababar kumaandooska Danab XDS ayaa Xalay Saqdii dhexe howlgal qorsheysan Ka Fuliyeen Deegaanka Kaamjiroon oo 75KM Dhanka Galbeed Kaga beegan magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose.
Howlgalkan ayaa lagu Qaarijiyey Hoorjooge khawaariijta u qaabilsana waxa ay ugu yeeraan Zakawaadka iyo Qeybta Sirdoonka.
Ciidanka Kumaandooska Danab XDS ayaa ah kuwa hurdada u diida Horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka Khawaariijta..
18 531
Ururka 26’aad Guutada 6’aad Qaybta 60’aad Ciidanka Dhulka XDS ayaa Howlgal qorshaysan xalay ka Sameeyey Deegaanka Golweyn kaas oo lagu khaarajiyey Horjooge Lagu Magacaabi jiray C/qaadir Xaaji Eenoow oo si weyn Looga yaqaano Golweyn, Sida uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka Sida u Xaqiijiyey Ururka 26’aad Guutada 6’aad Qaybta 60’aad Ciidanka Dhulka XDS Dhame Farax Xirsi Cabdule
18 531
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan Degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug iyo ciidamo ka baxay Degmada Ceeldheer ayaa maanta deegaanka Howdley ku qabtay shidaal sharci darra ah oo looga shakiyay in loo wado AS.
18 531
Howlgal qorsheysan oo Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Ururka 53-aad ee guutada 14-ka October ay ka fuliyeen tuulooyin dhinaca xeebta ka xiga gobolka Shabeeladda hoose ayay ku fashiliyeen qaraxyo ay Cadawga Khawaarijta udiyaarinayeen inay ku weeraraan Xerooyinka Xoogga dalka ee ku yaalla duleedyada Magaalada Muqdisho.
Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa xaqiijiyay in qeyb kamid ah qaraxyadan uu isla Khawaarijtii farsameyneysay ku qarxay, goobtaasna ay ku Arkeen Raadad dhimasho iyo kuwa dhaawac ah oo soo gaaray dhagar-qabayaashii diyaarinayay.
18 531
Deg Deg :- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gaar ahaan Urarada 46-aad iyo 47-aad Ee Guutada 8-aad qeybta 60aad Ayaa Caawa Howlgal Qutsheysan Waxay Kafuliyeen Degaanada Kala Ah Sarmaan Dheere iyo Degaanka Mooro Bus Bus ee Gobalka Baay maleshiyadka lagu Diley Degaanadan ayey U qabilsanayeyen Qaadida Lacag Benaadka ka Shacabka lagu Qaado Ee Isticmaala Wadooyinka Baay Iyo Gado Abdullah Aliyow iyo Emed Najiib Abdi salaan ayaa Saaka lagu Ciibadeystey Werarkan oo Qursheysanaa. Howlgalkan waxaa siwada jir ah U Hogaaminayey Taliyasha Ururada kala ah 47aad iyo 46aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ee CXDS.
18 531
Deegaanka ceel macaan oo udhaxeeya degmada jalalaqsi iyo deeganka buurweyn ee katirsan gobalka hiiraan waxaa howlgal lagu dilay laba xubnood oo katirsan khawarijta ka fuliyay geesiyasha dadka degaanka iyo ciidamada XDS waxana khawarijta halkaas lagu furtay mooto,talefano, iyo gacanka ay kuwada xeriiraan.
Howlgalkan guuleystay ayaana geesiyaasha XDS iyo dadka deganka maanta kafuliyen deganka ceel macaan.
Maalmahan waxa gobalada dalka kasocda howlgalo xidada loogu sibayo haradiga maleeshiyadka khawarijta argagixisada
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
