cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Nasiib149

yaa ka fiican hadal qof ugu yedha hadlka eebe❤ #Halkn wxd ka heli doonta I.a *Quran *xikmad *Diini *dhiirigeln *Qisooyn https://t.me/+gYM_jKt9TJA0Y2Zk

Больше
Рекламные посты
4 712
Подписчики
+124 часа
+87 дней
-1930 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

أسبوع حافل بالصيام الإثنين 9 محرم : تاسوعاء + سُنّة الإثنين الثلاثاء 10 محرم : عاشوراء " كفارة سنة " الأربعاء 11 محرم : يلي عاشوراء الخميس 12 محرم : سُنّة الخميس الجمعة 13 محرم : أول الأيام البيض السبت 14 محرم : ثاني الأيام البيض الأحد 15 محرم : ثالث الأيام البيض إن لم تصوم فذكر🤎⊁'.
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Maxay dadka bilowga ugu horeeya ay u wada wanagsanyihiin.🤔
Показать все...
😢 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
9 Cashir oo Aynu Ku baraneyno Suuratul Xujraat :- ١-فتبينوا : Xaqiiji Oo Baaritaan Samee, hadii Aad maqashid hadal Ha Xukmin adigoo aanan ogaan Xaqiiqda Waxay Tahy. ٢-ولا يغتب بعضكم بعضًا : Midkiin Midka kale Yuusan Xaman. ٣-فاصلحوا : Dib u Heshiisiin, wanaajiya Dhaxdiina, sababtoo ah hadan Nahay muslimiin waxan Nahay Walaalo. ٤- واقسطوا: Cadaalad Samee, markaa Aragtid 2qof oo is heysta cadaalad ugu kala garqaad. Allah SW wuxuu Jecelyahy kuwa cadaalada Sameeya. ٥-لا يسخر: Yuusan yasin/quusan midkiin midka kale, waxaa laga yaabaa inuu Allah agtiisa kaaga wanaagsan yihiin. ٦-ولا تلمزوا: Midkiin yuusan caayin midka kale, . ٧- ولا تنابزوا: Midkiin yuusan midka kale ugu Yeerin/Wicin magacyada Xun_xun. ٨- اجتنبوا كثيرا من الظن : In Badan ka Fogaada Malaha/mala awaalka. ٩-ولا تجسسوا: Midkiin Yuusan midka kale Jaajuusin/Basaasin.
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ha filanin'in qof kastaa yeelan doono akhlaaqdada iyo ficilo isku mid ah, haa, dhoobadu waa isku mid, laakiin ruuxyadu way kala' duwan yihiin.🖤
Показать все...
🥰 1
🌞🍀 Nabigu (scw)  ﷺ  wuxuu yidhi:"maalin ay qorraxi soo baxdo waxaa u khayr baddan maalinta jimce-waayo-waa maalinkii nabi Aadam la abuuray, waana maalinkii jannada la galiyay (Aadam) waana isla maalinkii laga soo saaray".* _jimco wanagsan أللهم صلي على محمد. ﷺ
Показать все...
4
Фото недоступноПоказать в Telegram
>> 1= soma ogid marka xumanta dawaneyso 🥺🖤 ama dhageysaneyso🧏🏻‍♀️ 2= Ilahyy inuu awood uleyahyy Hal mar inuu araga indhahaga tiro 👀💔 Wax so celin karo ma jirto 🖐🏻💔🥲 3= Soma ogid inu uu halmar maqalka dhagahaga 👂🏻 ka xiro karo ⭕ 4=/ Soma ogid inuu Hal mar caqliga ka qaadi karo 🥺🫀🖤 Xubnahaga iyo jirka way jogan lkn bila caqli bad nqotayy 😭💔🙌🏻 Aduunko dhan hadey isku tagan xubin ilahayyy baqtiyayy soma Nolan karan🖐🏻🥲 Wllkei/walshei jirkaga iyo naftada alle hakula dagalamin 😭☝🏻 اتقي الله حيث ما كنتم 🥹☝🏻🫀💞
Показать все...
7👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waqti waad haysata Go,aanna waad leedahey Wadadu wey dheertahey Lkn dhalinyaro ayaa tahey Rajada waa sida roobka Oo kale intuu maqnaadaba Mar un wuu da,aa Riyooyinka waxay ku rumooban Sawabtooda oo ad latimaado Hadii ad quusato oo niyad jabto katag! Waxaad dhahda quusashadu ma aha Qaamuuskeyga dhibaata kasta ma aha Mid joogta ah noloshu ma aha cadaab💯✅ @Nasiib149
Показать все...
2🥰 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
_Waqti ka dib, xanuunku wuxuu isu beddelaa murugo, murugadu waxay isu beddeshaa aamusnaan, aamusnaantuna waxay isu beddeshaa cidlo aad u weyn oo ballaran sida badaha madow 🌊_
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
(Cidda raacda hanuunkayga cabsi dushooda may ahaanin mana murugoonayaan) Surah Al-Baqarah: 38
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Mucaad binu Jabal -ilaahay haka raali noqdee waxaa laga wariyay inuu Rasuulku scw uu gacantiisa qabtay kuna yidhi: Mucaadow! Ilaahay baan ku dhaartaye anigu waan ku jecelahay, ha ka tegin Salaad kasta dabadeeda inaad tidhaahdo: اللَّهُمَّ أَعِنِّي عَلى ذِكْرِكَ وَشُكْرِكَ، وَحُسْنِ عِبادَتِكَ) Macanaha Ducadan "Ilaahayow iigu gargaar oo igu kaalmee xuskaaga inaan ku xuso oo aanan ku illaabin, inaan kuu mahad naqo oo aanan kaa gaaloobin iyo inaan si fiican kuu caabudo".❤️
Показать все...
4
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.