cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

أميرة بنفسها👸🥰

Aqoonta inta aYnu ka adeGsano aYunba ah inta Garadkena ku talalan ee aYnu haYno.! Halkan uGu imaw Qoralo Qalpigaga farxad Geliya io sawiro indhahaGa soo jita. @Amiratu_binafsiha fadlan nagu soo piir oo join dheh,mhdzanid🙏❤️

Больше
Рекламные посты
1 433
Подписчики
Нет данных24 часа
-27 дней
-1130 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

00:56
Видео недоступноПоказать в Telegram
إلى عرفات سنمضي غدا ... 🥺 Illahow sidaad ugu qortay xujaajta ineY gurigaga pooqdan anagana noogu qor inaan pooqano🤲🥺
Показать все...
2.86 MB
😢 5
Maalinta Carafa ❪يوم عرفة❫ ❪①❫ Maalinta Carafa waa maalinkii uu ilaahay ❪ﷻ❫ inoo dhammaystiray diinta islaamka. {ٱلۡیَوۡمَ أَكۡمَلۡتُ لَكُمۡ دِینَكُمۡ وَأَتۡمَمۡتُ عَلَیۡكُمۡ نِعۡمَتِی وَرَضِیتُ لَكُمُ ٱلۡإِسۡلَـٰمَ دِینࣰاۚ} [سُورَةُ المَائـِدَةِ: ٣] ❪②❫ Soonka maalinka Carafa: Nabiga ❪ﷺ❫ waxaa la weydiiyay Soonka maalinta Carafa? Wuxuu yidhi: ❪Waxaa lagu dhaafaa (dambiga) Sannadkii tagay iyo sannadka soo socda.❫ –Muslim Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Soonka maalinta Carafa waxaan ilaahay kaga ajar xisaabsanayaa inuu ku dhaafo (dembiga) sannadkii hore iyo sannadka dambe.❫ – Muslim Ku dedaal maalinkaa fadliga badan inuusan Soonkiisu ku dhaafin oo aad soonto ilaahay daraadiina u soonto si laguugu dhaafo labo sanno dambigooda. ❪③❫ Ducada Maalinta Carafa: Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Duco waxa ugu khayr badan ducada maalinta Carafa, waxaana ugu khayr badan waxaan idhaahdo aniga iyo Nabiyadii iga horreeyayba: ❪لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ، وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ.❫ Baahidaada oo dhan ilaahay u bandhigo maalinkan oo ha ka daalin inaad ilaahay waxaad rabto waydiisato ilaahay waa mid deeqtoon oo innagaa mar walba u baahan. ❪④❫ Maalin ay ka farabadantahay in naar la iska xoreeyo maalinta Carafa ma jirto. Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Ma jirto maalin ay ka badantahay ilaahay addoon inuu naar ka xoreeyo maalinka Carafa.❫ –Muslim Ilaahay waxaynu waydiisanaynaa inuu maalinkaa innaga mid dhigo kuwa uu naarta ka xoreeyo dambigoodana dhaafo. Allahuma Aamiin. Maalinka Carafa waa goorma? Maanta waa 08-da bisha Dul-Xijjah berri oo Salaasa ah waa 09-ka bisha Dul-Xijjah waana Maalinka Carafa. U diyaar garaw maanta iskuday inaad maalinkan ka faa'idaysato oo aad kaga faa'idaysto camalada wanaagsan samayntooda. @amiratu_binafsiha
Показать все...
👍 1 1
Asc walalayal waxa inagu so food leh maalinta wayn Ee Carafa oo kaliya ay Naga Xikto Saacado kooban maalinta Carafo waa Malinti iLaahay Diintisa udhamaystiray Adomadisa Sido kalana iLaahay uu Nimcadiisa udhamaystiray Majirto maalin ka badan uu iLaahay Adomadisa Narta ka Xoreyo malinta Carafo Sonka malinta Carafo iLahay waxa uu ku dhafa Laba sano danbigoda sanadka so socda iyo midkii tagay Waa Maalinta iLaahay Adomadisa uu ugu faanayo Mala,iktiisa Duco waxa ogu kheyr badan ducada maalinta Carafo La ducaysto Nabiga waxa uu dhahay SCW "Ducada mida ogu kheyrka badan wa ducada malinta Carafo waxa ogu kheyrka badan Ee Aan Aniga dhaho iyo Nabiyadii iga horeyay waa لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو علي كل شيء قدير" Majirto maalin ay qoraxi so baxdo oo ka kheyr badan malinka Carafo Waxa is wafaqay malinta jimcaha oo ah malinta isbuuca ogu fadliga badan iyo malinta Carafo oo Ah Malinta Sanadka ogu fadliga badan Hadaba walalayal fadliga malinta carafo inta laguma so koobi karo oo malinta Carafo fadli Aad ubadan ayay Ledahay Hdaba waxa wanagsan qof walba oo muslim Ah in malinta wayn si fudud aysan ku dhaafin imaam Al Awzaaci aya Laga wariyay inu dhahay " waxan so HaleeLay qoom kuwaso danahooda udib dhikta maalinta Carafo si ay iLaahay uwaydistan" Waxay ay dhihi jireen qarkood "50 sano oo Aan iLahay baryay maalinka Carafo sanad kama so wareegi jirin ilaa wan Arki jiray waxa Aan iLahay ka baryay " ilaahay hanaga dhigo kuwii danbigoda La dhaafo Nartana Laga Xoreeyo ducadoodana La Ajiiibo Amiin yarbi❤ Fadlan sii share garee oo walaalaha kle sii garsii insha alh @Amiratu_binafsiha
Показать все...
4
Фото недоступноПоказать в Telegram
Adoo u uxiisay wada hadalkii, iska warhayntii iyo is weheshigii hadana ma xasuusataa inuu xidhiidhkiinii waa hore dhammaaday? Qalbigu maku dhahaa wehelkaagii dib ugu laabo hadana maskaxdu maku tidhaa may oo makugu qancisaa khaladka in aanad adigu lahayn? 💔 @@Amiratu_binafsiha
Показать все...
🔥 6
00:31
Видео недоступноПоказать в Telegram
‏قال ﷺ :"لا يحافظ على صلاة الضحى إلا أواب، وهي صلاة الأوابين" Rasuulka ﷺ wuxu dhahay: "Ma ilaaliYo saladu Duxaa (salada barqada) ilaa Qof Alle u noQod pdn mehe, Wana salada kuwa alle u noqodka bdn".. @Amiratu_binafsiha
Показать все...
4.66 MB
👍 2
صلاة الضحى ــــــــــــــــــــــــــــــــــــ تجارة الصباح التي لا تبور، صدقة عن ٣٦٠ مفصل، سبحانك ربي ما أعظمك، عمل يسير وأجر عظيم. 🕋صلاة الضحى🕋
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
A real man offers you for Nikkah! ❤️ Losers offer you for Zinah..😊
Показать все...
💯 4
Soonkii muusan dhamaan Quraanka muusan tagin Masaajidii lama xirin Ajiibidii ducada meysan istaagin Ajarkiina muusan go'in Caabud Rabigaa ilaa ay geerida kaaga timaado.. Noqo mid Rabigii caabuda ee ha noqon mid Ramadaanka caabuda...")
Показать все...
👏 6
‏الصوم لن ينتهي ‏والقرآن لن يرحل ‏والمساجد لن تُغلق ‏والاستجابة لن تتوقف ‏والأجر لن ينقطع ‏اعبد ربك حتى يأتيك اليقين ‏كن ربانيًا ولا تكن رمضانيًا..")
Показать все...
💯 3👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Martidii Waa iska laabatey oo danahooda ayey raacdeen, Kaliya waxaa ku soo harey dadkii ehelka u ahaa Masjidka"...😢 Illaahow gurigaaga na jecleysii oo Xaqa nagu Sug...🤲🤲
Показать все...
😭 3
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.