ru
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Открыть в Telegram
3 820
Подписчики
-124 часа
-227 дней
-7330 день
Архив постов
رحماك ربنا لأهلنا في غزة الأبية

Shalay wixii ka dahacay Filistiin waxey ahaayeen wax lagu farxo yahuud waa lagaga cawaadiyay dhimashadooda waxey sii cagacageyneysay 600 الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله. (اللهم منزل الكتاب، ومجري السحاب، وهازم الأحزاب، اهزمهم وزلزلهم، وانصرنا عليهم). In aan arko yahuud la ceyrsanaayo Alle Ayaa Ku Mahad san Tahay.

Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo: ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 1⃣ 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka Ꙭ:  Meegaar:Kayd music Ꙭ: Kayd books ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: Kayd books Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: DhambaalXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA Ꙭ Hoyga_AkhriskaSu'aalo diini ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Akaasi Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Xul iyo xikmo Sirta guusha 1 ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Dood cilmiyeed Ꙭ: Sheekooyin jacayl Ꙭ:  Meegaar Ꙭ: Faa'ido 24 ➡️ Erayo jacayl ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo english to somaali Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmad side Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: Faalo jacayl Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA Ꙭ:Wehelka bulshadaFAALO JACAYL Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel Ꙭ:Dood cilmiyaysan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: Waayo arag Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 Ꙭ:Hadafkeenna 11 Ꙭ: Noloshu waa guul Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ :faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon Ꙭ:Dood cilmiyeeeka Su'aalo Diini ah ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎ ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ➡️ Kayd books ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ma tahay arday raba inuu barto computerka isticmaalkiisa. Waliba si bilaash ah kaliya diwaan galinta oo 6 dollar ah ayaad bixinaysaa. Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay ku haysaa fasalo cusub oo bilow ah. Lahadal ciwaankan hoose  si aaad isku diwaan galiso.kana faa'idayso fursada waa caawa oo kaliya. Halkan hoose isk diwaan gali 👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

sticker.webp0.13 KB

Jiilka imaan doono nama cafin doonaan markay ogaadaan in 3dexdaan oraah ay jeediyeen dad soomaali ah 🙂 1 : " Soomaaliya iyo itoobiya waa in la isku daraa waa in xuduudka meesha laga saaro waa hal dal " xuseen caydiid bilowgii 2007 2 : waxay rabaan in ay soomaaliya ka dhisaan dowlad islaami ah sida iiraan oo kale . Muxamed Qanayre Afrax 2006 3 : waxaan dhashay anigoo ingiriis ah : Adna aadan 2023 #Xigasho:Omar inshar

sticker.webp0.15 KB

Sh Cumar Garweyne maxaa ku dhacay...? Xaqiiqo waxaa ah aan muran aqbalin in shay walba sida aad u qeexdo aad u fahmayso, hadhowna aad fahamkaas dhaqan iyo diin ka dhigan doonto, isla fahamkaas ayaadna barri wax walba oo noloshada kamid ah ku salayn doontaa oo ku dhisi doontaa. Tusaale: mas'aladii u horraysay ee ay ahlu qibluhu isku maan dhaafeen waxa ay ahayd qeexitaanka iimaanka, sidaas awgeed baa waxaa soo baxay kooxo kala duwan oo kala ah; Khawaarij, Murji'o, Muctazilo, Jahmiyo, Karraamiyo, Ashaaciro, Maaturiidiyo, Shiico oo isku wada dhafan, mid walba oo iyagaas ka mid ahna fahamka uu ka qaatay iyo habka uu u qeexay iimaanka ayuu diinta oo idil ku saleeyay kuna dhisay tiirarka mad'habkiisa baal marsan jidkii suubbanaa ee Ahlu Sunna. Sababta aan qormadaan u qorayo waxa ay tahay oo aan kaga golleeyahay in aan wax ka iraahdo warkii Sh Cumar Garweyne kasoo yeeray iyo halka uu kasoo jeedo warkaas, wuxuuna yiri isaga oo doonaya in uu qeexo ereyga shirki iyo waxa shirki layiraahdo " waxaa shirki ladhahaa in uu qofku yiraahdo anigu Allaah ma aqoonsani ama uu yiraahdo ilaahyo badan ayaa jira...". Hadalka Sh Cumar Garweyne waa hadalkii iyo qeexiddii Jahmiyada ama Ashaacirada kaas oo ahaa in ay gaalnimadu tahay uun in aad aaminto in ay ilaahyo badan jiraan ama aad inkirto jiritaanka Allaah, saas awgeed baa waxaa iska curfi ah in aysan Ashaaciradu suufiyada shirkigooda aysan ka digin ama aysan shirkina la dagaallamin! Waayo towxiidka ay bartaan kumaba jiro towxiidka loo yaqaanno [توحيد الألوهية] waana halka ay ka haysato aafada ah in shirkiga sidaas loo qeexo oo aysan shirkiga xubnaha ka dhaca iyo midka afka ka dhaca aysan gaalnimaba u aqoon ama shirki. Haddaba halkaas waxaa kaaga muuqata in uu qofku wax ku saleeyo qeexitaanka uu shaygaas ka haysto ama fahamka guud ee uu ka haysto shaygaas, marka ardayda diinta barata waxaan leeyahay erey bixinnada hoosta la isku galinayo iska jira oo ogaada in maantay lagu jiro dagaalka erey bixinnada waligiisna uu ahaa dagaal soo jireen ah. Waxaad ogaataa firqaha iyo kooxaha aan kor ku soo xusnay in ay salafku takfiiriyeen, iyada oo loo takfiiriyay gaalnimo ay layimaadeen awgeed ama qeexitaan qaldan oo ay ka baxsheen iimaanka iyo gaalnimada. Gunaanud: Marka ardayga qaaliga ah ee sunniga ah iyo akhristaha qormadaan akhrinaya waxaan leeyahay waxa kooxahaas aafeeyay iyaga oo haddana aqoon aad u weyn leh oo Sh Cumar Garweyne aafeeyay ogoow in ay tahay qeexidda qaldan iyo fahamka qaldan ee ay ka qaateen erey bixinnada diiniga ah, marka ardayeey is jir oo wadnaha farta ku hay oo baara erey bixinnada saxda ah ee ahlu sunna ay wax ku qeexaan, aad ayaadna u mahadsantihiin. 🛑 Follow, Like, Share: Ogaalso

photo content

Repost from N/a
مؤلفات الشيخ محمد بن عبد الوهـاب رحمه الله https://drive.google.com/drive/mobile/folders/1RfzmeJZzQZDVH3DcYsfbbiICBX7aC4Hz?s=35

Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo: ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 1⃣ 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka Ꙭ:  Meegaar:Kayd music Ꙭ: Kayd books ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: Kayd books Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: DhambaalXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA Ꙭ Hoyga_AkhriskaSu'aalo diini ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Akaasi Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Xul iyo xikmo Sirta guusha 1 ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Dood cilmiyeed Ꙭ: Sheekooyin jacayl Ꙭ:  Meegaar Ꙭ: Faa'ido 24 ➡️ Erayo jacayl ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo english to somaali Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmad side Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: Faalo jacayl Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA Ꙭ:Wehelka bulshadaFAALO JACAYL Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel Ꙭ:Dood cilmiyaysan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: Waayo arag Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 Ꙭ:Hadafkeenna 11 Ꙭ: Noloshu waa guul Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ :faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon Ꙭ:Dood cilmiyeeeka Su'aalo Diini ah ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎ ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ➡️ Kayd books ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ma tahay arday raba inuu barto computerka isticmaalkiisa. Waliba si bilaash ah kaliya diwaan galinta oo 6 dollar ah ayaad bixinaysaa. Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay ku haysaa fasalo cusub oo bilow ah. Lahadal ciwaankan hoose  si aaad isku diwaan galiso.kana faa'idayso fursada waa caawa oo kaliya. Halkan hoose isk diwaan gali 👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

#بدعة_المولد #Mawliidku_waa_bidco قال #عبدالله_بن_عمر رضي الله عنه: Wuxuuyiri #Abdullahi_bin_Cumar allha karaalinoqdee "كل بدعة ضلالة "Bidco walba waa baadi (dhumitaan) وإن رآها الناس حسنا" Dadkuba hadayrabaan hau'arkaa inay wanaagsantahay" 📖 السنة للمروزي #آثار #الصحابة #الإتباع #البدعة #Athaar #Saxaabada #Raacis #Bidco مركز مسند

Repost from Kooxda Kulmis
Ma leedahay channel ka badan 5k . Kulmis qaybta 1aad waxa ka banaan . 5 chnnel hadii aad rabto in linkiyada kooxda ubalaadhan telegramka laguugu daro la xidhiidh gudoomiyaha si aad u hesho members badan. @Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1

🔹Waxaad la sintaa siyaasiyiinta Soomaalida iyo warbaahintooda raqiiska ah 🔹Itoobiya ma aqoonsanin dhamaan heshiisyadii la s
🔹Waxaad la sintaa siyaasiyiinta  Soomaalida iyo warbaahintooda raqiiska ah 🔹Itoobiya ma aqoonsanin dhamaan heshiisyadii la saxiixay xilligii gumaysiga( ingiriiska )  wabiga niil wax walba waa in eber laga soo bilaabaa 🔹Dhulka soomaaliyeed 1954 ayuu ingiriisku itoobiyo siiyay ( isticmaar yacnii sharci darro ) Laakiin maamul ciyaaleedka soomaaliya kajiro min waqooyi ilaa koonfur iyo warbaahintooda raqiiska ah si 100% ayay itoobiya ugu aqoosan dhulkaas  halka itoobiyo ayna aqoonsanayn heshiis ahaa 40 sano ka hor waqtiga dhulka soomaaliyeed in giriisku siiyay 🔹Hadii aan soomaali nahay waxaa nagula imtixaanay siyaasiyiinta iyo warbaahinta caalamka ugu raqiisan. Xigasho: Ustaad Omar Inshar ✍

Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo: ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 1⃣ 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka Ꙭ:  Meegaar:Kayd music Ꙭ: Kayd books ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: Kayd books Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: DhambaalXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA Ꙭ Hoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Akaasi Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Xul iyo xikmo ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Dood cilmiyeed Ꙭ: Sheekooyin jacayl Ꙭ:  Meegaar Ꙭ: Faa'ido 24 ➡️ Erayo jacayl ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo english to somaali Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmad side Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: Faalo jacayl Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA Ꙭ:Wehelka bulshadaFAALO JACAYL Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel Ꙭ:Dood cilmiyaysan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: Waayo arag Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 Ꙭ:Hadafkeenna 11 Ꙭ: Noloshu waa guul Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ :faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon Ꙭ:Dood cilmiyeeeka ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎ ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ➡️ Kayd books ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ma tahay arday raba inuu barto computerka isticmaalkiisa. Waliba si bilaash ah kaliya diwaan galinta oo 6 dollar ah ayaad bixinaysaa. Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay ku haysaa fasalo cusub oo bilow ah. Lahadal ciwaankan hoose  si aaad isku diwaan galiso.kana faa'idayso fursada waa caawa oo kaliya. Halkan hoose isk diwaan gali 👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

+1
Khaniisyadii Qowmu-Luudyada oo bilaabay fidinta suntooda soomaaliya dhexdeeda. Waxey nagu soo gashay hadal maantana waxey gaartay calankooda in manhajka ardayda lagu qoro maalmaha soo socdo maxaan arki doonaa ? labo rag lagu sheego oo is fuulo mise labo dumar lagu sheego oo is fuulo?

اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ

sticker.webp0.15 KB

Majaajiliistaha Mareykan ah Owen Benjamin: Runta aynu sheegno dadyow muslimiintu wax walba way ku saxsanaayeen, muslimiinta i
Majaajiliistaha Mareykan ah Owen Benjamin: Runta aynu sheegno dadyow muslimiintu wax walba way ku saxsanaayeen, muslimiinta iyagaa ku gar lahaa xukun walba oo ku saabsan dumarka, bangiyada, iyo Khaniisnimada, wax walbo.. naguma habooneen sida aan sameynay in aan duqeyno in ay naga sareeyaan awgeed. 👆👉Hada ayey bilaabeen in ay wax gartaan hada ayey ogaadeen in aan ka sareeyno.

Dhawaan. Sheeko dhax martay qalin iyo tirtire.
Dhawaan. Sheeko dhax martay qalin iyo tirtire.