Salah Muse Hassan
الذهاب إلى القناة على Telegram
4 071
المشتركون
-524 ساعات
-387 أيام
-12230 أيام
أرشيف المشاركات
4 069
Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo:
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS 1⃣
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ:Kayd music
Ꙭ: Kayd books
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: Kayd books
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Akaasi
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Xul iyo xikmo
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Dood cilmiyeed
Ꙭ: Sheekooyin jacayl
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ: Faa'ido 24
➡️ Erayo jacayl
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
● Oraahyo
Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG
Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
● Oraahyo english to somaali
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmad side
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: Faalo jacayl
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
Ꙭ:Wehelka bulshada
■FAALO JACAYL
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
Ꙭ:Dood cilmiyaysan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: Waayo arag
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ:Hadafkeenna 11
Ꙭ: Noloshu waa guul
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ :faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
Ꙭ:Dood cilmiyeeeka
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
➡️ Kayd books
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
ma tahay arday raba inuu barto computerka isticmaalkiisa.
Waliba si bilaash ah kaliya diwaan galinta oo 6 dollar ah ayaad bixinaysaa.
Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay ku haysaa fasalo cusub oo bilow ah.
Lahadal ciwaankan hoose si aaad isku diwaan galiso.kana faa'idayso fursada waa caawa oo kaliya.
Halkan hoose isk diwaan gali
👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 069
Khaniisyadii Qowmu-Luudyada oo bilaabay fidinta suntooda soomaaliya dhexdeeda.
Waxey nagu soo gashay hadal maantana waxey gaartay calankooda in manhajka ardayda lagu qoro maalmaha soo socdo maxaan arki doonaa ? labo rag lagu sheego oo is fuulo mise labo dumar lagu sheego oo is fuulo?
4 069
Majaajiliistaha Mareykan ah Owen Benjamin:
Runta aynu sheegno dadyow muslimiintu wax walba way ku saxsanaayeen, muslimiinta iyagaa ku gar lahaa xukun walba oo ku saabsan dumarka, bangiyada, iyo Khaniisnimada, wax walbo.. naguma habooneen sida aan sameynay in aan duqeyno in ay naga sareeyaan awgeed.
👆👉Hada ayey bilaabeen in ay wax gartaan hada ayey ogaadeen in aan ka sareeyno.
4 069
Dameeraha ayaad xadi jirtay.
▪️ Abwaan Bashaar Binu Burd (96-168 Hijriyada) wuxuu ku yidhi Hilaal bin Cattiya oo ay saaxiib ahaayeen:
“Hilaal, ma iga aqbaleysaa talo aan kugu gaar yeelaayo?
Hilaal ayaa yiri: Haa.
Wuxuu yiri: waxaad xadi jirtay dameeraha, kadibna waad toobadkeentay oo waxaad noqotay raafidi, ee ku noqo inaad dameeraha xado, ilaahaan ku dhaartayee Iyadaa kaaga kheyr badan raafidinimada.
📗 ["wafiyyaatul - acyaan" Ibn Khallikan (1/425)]
4 069
عن أم المؤمنين حَفْصَة رضِيَ الله عنها
قَالَ رَسُولُ اللهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّم:
خَمْسٌ مِنَ الدَّوَابِّ كُلُّهَا فَاسِقٌ لَا حَرَجَ عَلَى
مَنْ قَتَلَهُنَّ: الْعَقْرَبُ، وَالْغُرَابُ، وَالْحِدَأَةُ،
وَالْفَأْرَةُ، وَالْكَلْبُ الْعَقُورُ.
صحيح مسلم - رقم : (1200)
Waxaa Laga Wariyay Mu'miniinta Hooyadood Xafsa Bintu Cumar Alle Ha Ka Raali Noqdee
In Rasuulka Scw Yiri:
Shan Xayawaanka Ka Mid Ah Dhamaantood Waa Faasiqiin Wax Dambi Ahna Ma Saarno Qofka Dilo:
Dib Qalooca (Hangaralle) (Haraan) Iyo Tukaha , Iyo Danfada Doonliga (Jiirka) Iyo Eyga Boqono Goyska Ah.
Saxiixu Muslim (1200)
4 069
Qiso igu maqal ah
Waxa la yiri: nin hantiila ah ayey kaadida ku dhagtay, ka dib waxaa loo qaaday dhaqtar, dhaqtarkii wuxuu yiri: waa lagu daaweynaa lkn waxaa lagaa rabaa lacag. Dhaqtarka wuxuu sheegtay lacag kumanaan ah. Ninkii hantiilaha ahaa wuu ooyay, waxaa la weydiiyay: maxaa dhacay lacagta miyaa badan ? Wuxuu yiri: lacag kama ooyin ee waxaan la ooyay Ilaahey I abuuryayaabo waan kaadi jiray wax qarash ahna ma I weydii jirin idinkana hal mar oo aan xanuunsaday ayaad intaas oo qarash ah iga qaadeen waxaan xasuustay nimcada Alle ee aan hilmaan sanahay.
Sheekha ibnu qayim ilaah ha u naxariistee wuxuu yiri:
"Qofka Ku Kora Caafimaadka Ma Garan Karo Waxa Uu La Dhibtoonaayo Qofka Xanuunsan Mana Garan Karo Inta Nimcada La Eg Tahay".
📗[Mitaaxu Daaris - sacaada.]
4 069
Asxaabta Nabiga Ee Sharfan
Ibnu Taymiya Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa [dar'u tacaarudil - caqli wan - naqli ( bogga 69 / j 5)]
"Asxaabta Sharfan Alle Ha Ka Raali Noqdee Waxay Ahaayeen Imaamyadii Carabta, Iyo Kuwii Nabiyada Raacay, Laguma Maqlin Dadkii Hore Iyo Kuwii Dambe Nabiyada Ka Dib Dad Iyaga
Ka Caqli Badan
Kana Maskax Dhamaystirnaan Badan
Kana Aqoon Fiyoobi Badan
Kana Cilmi Wanaagsan Iyaga".
Dad Tilmaantooda Saas U Qiima Badan Tahay Bal Ka Waran Hadii Doqon Kuu Yimaado Isaga Oo Ku Leh Dad Xun Ayey Ahaayeen Laguma Kalsoonaan Karo Iyo Erayo La Mid Ah ?.
4 069
Gaalka Telegram Lahaa channelkii
درر من أقوال العلماء والدعاة
Wuu Xiray
الله المستعان ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم.
4 069
Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo:
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS 1⃣
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ:Kayd music
Ꙭ: Kayd books
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: Kayd books
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Akaasi
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Xul iyo xikmo
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Dood cilmiyeed
Ꙭ: Sheekooyin jacayl
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ: Faa'ido 24
➡️ Erayo jacayl
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
● Oraahyo
Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG
Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
● Oraahyo english to somaali
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmad side
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: Faalo jacayl
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
Ꙭ:Wehelka bulshada
■FAALO JACAYL
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
Ꙭ:Dood cilmiyaysan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: Waayo arag
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ:Hadafkeenna 11
Ꙭ: Noloshu waa guul
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ :faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
Ꙭ:Dood cilmiyeeeka
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
➡️ Kayd books
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
ma tahay arday raba inuu barto computerka isticmaalkiisa.
Waliba si bilaash ah kaliya diwaan galinta oo 6 dollar ah ayaad bixinaysaa.
Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay ku haysaa fasalo cusub oo bilow ah.
Lahadal ciwaankan hoose si aaad isku diwaan galiso.kana faa'idayso fursada waa caawa oo kaliya.
Halkan hoose isk diwaan gali
👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 069
{إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا}
Waa Sharaf Weyn Wuxuu Alle Iyo Malaa'iktiisu Sameeyaan In Aad Sameyso Meeqa Jeer Ayaad Nabiga Scw Ku Salin Doontaa ?
4 069
Beesha caalamka=Gaalada caalamka
La dagaallanka Argagixisada=la dagaallanka Muslimiinta iyo islaamka.
Muslim qunyar socod ah = Muslim yeelay sida ay gaaladu doonayso.
Xagjir=Xaga/dhinaca muslimiinta iyo islaamka jira/xiga.
Jihaadi= muslimka jihaadka kula jira gaalada.
Nabadgalayda adduunka =nabadgalyada gaalada
Mayal adag=muslim ku adag haysashada iyo ku dhaqanka diintiisa islaamka.
Waa qayb ka mid ah eraybixinno la adeegsado iyo micnayaashooda dhabta ah.
Eraybixinnadaasi waxa ay ka yimaaddeen dhinaca gaalada,muslimiintu shuqul kuma laha.
Coldoon
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
