cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

RUNTA NOLOSHA♥️🫀

Waxaan ahay dhaxal ay hooyaday uga tagtay Dalka iyo dadka Soomaliyeed & islaamkaba. 😊soo dhawow. ↴ ↴ ↴ ↴ @Y4MOO1 ◉‿◉

Больше
Рекламные посты
11 508
Подписчики
+424 часа
-237 дней
-8630 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Soon lasoomo ramadaan kadib waxaa ufadli badan bishaan aan kujirno oo ah bisha allah ee muxaram rasuulkeena naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee waxa uu yiri "  قَالَ رَسُولُ اللَّه ﷺ: أَفْضَلُ الصِّيَامِ بعْدَ رَمضَانَ: شَهْرُ اللَّهِ المحرَّمُ، وَأَفْضَلُ الصَّلاةِ بَعْد الفَرِيضَةِ: صَلاةُ اللَّيْلِ رواه مسلمٌ." ■Barito oo ah maalin isniin ah muxaram waa 9 maalinka kuxigo oo ah 10ka muxaram neh waa maalinkii caashuura ee Nabi muuse ilaahey bad-baadiyay , fircoona lahalaagay . Soonka labadaas maalin waa suno aad ufadli badan kafaa ideesta walalayaal ■Hadaadan awoodin inaat soonto xuska allah badi maalmahaan Wq:@Vitamin__AYA 🫀❤️‍🩹🥺… #RUNTA______NOLOSHA🥰❤️
Показать все...
👍 3 1
Lacag ma ubaahantahay? Hadday jawaabtda Haa tahay samayso dollertube Linkga 👇👇👇👇👇👇👇 https://dollartub.com/dashboard/home
Показать все...
Channel iib Ah Cidii Ubaahan Ha ila Soo Xariiro Asxaabtayda 🥰🥰 @Vitamim_AYA ✌️
Показать все...
👍 2
Показать все...
Aamin inaad Noqon Korto Kanbadalaya Noloshu Siday u Socoto #Speaker___Mohamed___Omar #dhiirigalin

#dhiirigalin #motivation #part1 #part3 #10million #qiso #dhiiragalin #qisooyinka_nabiyada #10million #shortvideo #veiws #2023 #dhiirigalin #foryou #fypシ #motivation #part1 #part1 #motivation #part3 #Part3#Dhiirigalin #Xikmado #Xikmadxulah #DhiirigalintaGuusha #DhiirigalintaGuusha2023 Asc, Walaalayaal Waxaan idin ka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka. @ogaalkabulshada6180 idinka oo : SHAREGAREEYA ► LIKEGAREEYA ► COMMENTGAREEYA ► Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan Subscribe gareey Si aad u hesho wixii cusub ►Subscribe Link: YOUTUBE:!- ⚫ ► @ogaalkabulshada6180 ... -Nagal Xiriir: ► [email protected] YOUTUB: @ogaalkabulshada6180 SIRAHA NOLOSHA ► GUUSHA NOLOSHA ► Jazakumullahu kheyran🥰🥰.....

👍 2
01:55
Видео недоступноПоказать в Telegram
App Kuu Fududeenayo Inaad Ku Barato Qura’aanka Fasiraadiisa Io Duciiyin Io Xadiith Appkan Wax Badan ayuu Kaa Caabinayaa Hadaad Soo Degsato Aduun Io Aaqiro Waad Kuliibaanaysaa i.a 🥰🥰🥰… #Link ✌️ Appka Magaciis Waa Quraan Pro isgaoo App Store Ah 😁 https://apps.apple.com/ke/app/quran-pro-muslim-prayer-app/id537070378 #RUNTA______NOLOSHA 🥰❤️‍🩹. @Vitamin_AYA 🫀❤️‍🩹🫂.
Показать все...
IMG_5307.MP422.43 MB
👍 4
00:22
Видео недоступноПоказать в Telegram
DAREEN KU-DAYASHO MUDAN | ILAALINTA DHIRTA: JACAYLKA aad u Qabo Geedka Aad Beeray, Ma u Diidi Lahayd in Ay Duufaantu Jebiso 😂😁😅… #RUNTA____NOLOSHA 🫂❤️‍🩹🫀🔏…. @Vitamin_AYA 🫀❤️‍🩹🥰
Показать все...
IMG_5155.MP43.84 MB
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waxa Dhaman Tacsi Tiraayo u Dirayaa Dhaman Umada Somaliyed iyo Qoyski Uu Ka Baxay Marxunka Allah u Naxriistee Mudane Mohamed Sheikh Osman Jawari Godomiyahii Hore Ee Golaha Barlamanka Somaliyed oo Mudo Dheer Ah Ka Shaqeynaaye Danaha Guud Ee Shacabka Somaliyed Waxana Alle Ugu Baryayaa in Uu Ku Abal Mariyo Janadiisa Dhaman Ehelki iyo Qarabadii Uu Ka Baxayna Marxunka Waxan Leyahay Samir iyo iman Alle Ha,idin Ka Siyo 🤲😭🥹….. #29/06/2024 🥺 Miilaadi #23/12/1445 😩 Hijri #RUNTA_____NOLOSHA
Показать все...
😭 1
👌 3👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ku Qiimey Qof Walba Sidu Yahay Wayo Kabaha Sida Ay ukala Qaali Sanyihin Hadane Madax Lama SaarTo 🥺✌️… #RUNTA____NOLOSHA 🥰🤔. @Vitamin_AYA 🫀❤️‍🩹🫂
Показать все...
5
Фото недоступноПоказать в Telegram
Xanuun Kaweyn Miya Jiro Qof Aad Hadalkisa Rabto Lakin isaga Hadalkaga uusan Rabin 💔🫀🥺🫂🫀🔏…. #RUNTA________NOLOSHA 🫂❤️‍🩹🥰 @Vitamin_AYA 😩😁
Показать все...
👍 2 1
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.