cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Naxriis_Badne 🫰🫀🥹💯🔏.

السلام عليكم✋ -﷽ -Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa Naxriis_Badne 🥺🖤 -Waxaadna ka heli doontaan qormooyin: ●dhiira-gelin💞🥀 ●xikmado💞🥀 ●oraahyo💞🥀 ●taloyin💞🥀 ●qisooyin💞🥀 ●Erayo > Naxriis Badan💞🥀 ●Tusaaloyin💞🥀 @Caanpoi🥹

Больше
Рекламные посты
6 168
Подписчики
+224 часа
+587 дней
+25430 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
Geeri Ka Bad Baadi Meyside isku Day inaad Naar ka Bad Baado 🥹😭🫀… @Vitamin__AYA❤️‍🩹🫀🥹. #NAXRIIS_______BADNE✊🥰❤️‍🩹……
Показать все...
Jacaylku wuxu ahaanayaa kalmad ilaa uu ka yimaado qofkii ficil u badalilahaa💮😊
Показать все...
👍 3
Wan cafiyay Ikn ma jirto Kalsooni iyo wada hadal danbe ✌️🥹❤️‍🩹… #NAXRIIS_______BADNE❤️ .
Показать все...
🥰 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waxan Jeclahy inan Kali Ahado 🥹 Lkn Waxan Kasi Jeclahy in Aan Adiga Kali Kuu Ahado 🫀🫂🥹❤️‍🩹.:. @Mr__Drfats 🫵😳. @NAXRIIS_____BADANE✌️😁
Показать все...
💯 2
Repost from N/a
Фото недоступноПоказать в Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Показать все...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Фото недоступноПоказать в Telegram
Uma Malenayo ine Jidho Ama Aan Arki Dono Goob Lagu Nasto oon Laptada Ahayn 🥹💔🥲.... @Mr__Drfats @NAXRIIS________BADNE ✊❤️👍...
Показать все...
❤‍🔥 3👍 2🥰 2
Wuxu ku leeyay sheekh hebal waan jecelahay Hadana wacdigiisa kuma dhaqmo  oo ma dhagaysto Waxna kuma qaato ee wuxu dhagaystaa fanaan hebal'! Noocee waaye jacaylkaagu markaa🧐✊
Показать все...
👍 7
Barnaamijka Qormo Qormadii 20aad. AHMIYADA SHABABNIMADA. -Bini adamku 3 marxaladood ayuunbu so mara  dunidan korkeda waqti Ciyaalnimo ,Shababnimo iyo waqti  Waayeelnimo. -Waqtiga ciyalnimada qofku awood ayuunbu haysta ee caqli waynoo hagaya maleh. -Waqtiga waayelnimadana  qofku caqli ayuu leyahay se awoodi malaha. -Waqtiga shababnimaduse waa waqti uu koobsanayo  garaadki iyo tamartiiba. Waqtiga shababnimadu wa waqtiga ugu firfircoon o u qofku waxyalaha noloshisa ubadan uu qaban karo. Marxaladas wa marxalad ka dooran marxaladaha kale  Xadiiskina waka aha ''لَا تَزُولُ قَدَمَا عَبْدٍ يَوْمَ القِيَامَةِ حَتَّى يُسْأَلَ عَنْ عُمُرِهِ فِيمَا أَفْنَاهُ، وَعَنْ عِلْمِهِ فِيمَ فَعَلَ، وَعَنْ مَالِهِ مِنْ أَيْنَ اكْتَسَبَهُ وَفِيمَ أَنْفَقَهُ، وَعَنْ جِسْمِهِ فِيمَ أَبْلَاهُ رواه'' Alle swt cimrigana gooni ayuu utilmaayay waqtiga shababnimadana si gaara ayu usi tilmaamay taaso ina tusinaysa ahmiyada uu waqtigan leeyahay Mida labad en xadiskan ka fidayno wa in waqtiga sigaara lagaga xisabin doono shababnimadana sii gaara lagaga xisabin dono. Dhimashona waa waqtiga oo dhuma, 7Qodob oosigaara Ay udheertahay marxalladan marxalladaha kale. 👇 1.Bisayl fikir iyo caqli''wa waqtiga fikradaha kuso xadira intooda badan ay udhaw dahay inuu sammayn karo'' 2.Awood jidheed '' wa waqtiga qofka ujidhkisu isku buuxo'' 3.Awood bulsheed ''wa waqtiga uu kasban karo dadyaw badano kala jaada'' 4.Siin awood ,fikir iyo maalba ''wa waqtiga u dadkiisa iyo bulshadisa uhurri karo intaba'' 5.Waqti abbaarid ''wa waqti adaygyada nolosha uu inbadan u adkaysan karo uuna wajahi karo'' 6.Waqti xamaasad '' wa waqti uu rabo in wax wali uu hada qabto hada ka midho dhalliyo'' 7.Bisayl Dareen ''wa waqti uu la  gadgadoomayo dareen taaso dabiici ah uu allee ruux waliba ku dhax unkay '' QOFKA SHABABKA EE TOOSAN WA KA 8dan SIFO KU SIFOBA:- 1. Caqiiido Nabad qabta 2. Cibaado saxiixa 3.Akhlaaq wanaagsan 4.Waqtiga ilaalin yaqaana 5. Inuu shaqaysan karo 6.Inuu qayrki anfaci karo 7.In fikir toolmoon u leyahay 8.In uu la dagallamayo naftisa. Q:Hamdaorah.
Показать все...
👍 3
Repost from N/a
Фото недоступноПоказать в Telegram
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Показать все...
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗻𝗼𝘄 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 ♥
00:08
Видео недоступноПоказать в Telegram
Jimco __ KreeeM 🥰❤️‍🩹…. @Mr__Drafts ✌️🥰. #NAXRIIS_____BADNE ❤️‍🩹🥰❤️..
Показать все...
IMG_2290.MP41.45 MB
💯 4🥰 1