fa
Feedback
CRYPTO SOMALI

CRYPTO SOMALI

رفتن به کانال در Telegram
4 138
مشترکین
-124 ساعت
-187 روز
-9130 روز
آرشیو پست ها
🚨 #Bitcoin is potentially forming this double top pattern on the 4h timeframe. If it fails to rebound now, the RED scenario
🚨 #Bitcoin is potentially forming this double top pattern on the 4h timeframe. If it fails to rebound now, the RED scenario is quite possible.

photo content

Aniga (ADMIN): Waxaan naftayda iyo dhiigayga u hurayaa, aabahay iyo hooyaday, qoyskayga iyo caruurtayda, dhamaan hantidayda,
Aniga (ADMIN): Waxaan naftayda iyo dhiigayga u hurayaa, aabahay iyo hooyaday, qoyskayga iyo caruurtayda, dhamaan hantidayda, iyo wax kasta oo uu Eebahay i siiyey— adiga ayaan kuu hurayaa. #HogaamiyaheenaKhamenei

Pernamij kale aya soo wada muse 100x 150x 200X 😳

photo content

IRAN ayaa bartilmaameedsatay duqeymihii u dambeeyey xarumaha Hay'addaha amniga ee ISR|L, gaar ahaana Sirdoonka 2diisa qeybood
+3
IRAN ayaa bartilmaameedsatay duqeymihii u dambeeyey xarumaha Hay'addaha amniga ee ISR|L, gaar ahaana Sirdoonka 2diisa qeybood oo ay ku jiraan xarunta MOSSAD & Aman, Haddii ay dhab tahay khariiradaha beegsiga ee IRAN waa yool muujinaya in ay Gantaaladooda aheyn iska rid. Afhayeenka ciidanka ISR|L ayaa goor dhaw xaqiijiyey in weerarada IRAN ay yihiin kuwa yool ah oo bartilmaameedyo kusocda, laakiin laga adkaanayo, isagoo sheegay in awood badan wali u hartay Tehran, dadkana ugu baaqay dhulka hoostiisa in aan laga dheeran. nagusoobiir si aysan kuudhaafin wararkena xiga mahadsanid

DEG DEG | Si rasmi ah ayaa la xaqiijiyay: Diyaarad dagaal oo ay leedahay F-35 Israel ayaa lagu soo riday cirka Tabriz. Tani w
DEG DEG | Si rasmi ah ayaa la xaqiijiyay: Diyaarad dagaal oo ay leedahay F-35 Israel ayaa lagu soo riday cirka Tabriz. Tani waxay calaamad u tahay diyaaradii afaraad ee dagaalka ee Israel ay burburiyeen ciidamada difaaca cirka ee Iran.

photo content

photo content

photo content

photo content

photo content

🟥 DEG DEG — Mareykanka oo diiday codsigii Netanyahu ee ku biirista dagaalka Iran 🚨
🟥 DEG DEG — Mareykanka oo diiday codsigii Netanyahu ee ku biirista dagaalka Iran 🚨

DEG DEG — Ciidamada Mareykanka oo si buuxda ugu hawlan difaacida Israel: Cir, Dhul & Badda 🚨 🇺🇸⚔️🇮🇱💣🇮🇷 ✅ Sida uu qora
DEG DEG — Ciidamada Mareykanka oo si buuxda ugu hawlan difaacida Israel: Cir, Dhul & Badda 🚨 🇺🇸⚔️🇮🇱💣🇮🇷 ✅ Sida uu qoray Wall Street Journal (WSJ): • Ciidamada Mareykanka ayaa haatan si toos ah uga howlgalaya: • ✈️ Hawada (Air Defense) • 🚢 Badda (Naval Defense) • 🛡 Dhulka (Ground Defense) • Ujeedka hawlgalkooda waa in la soo rido gantaallada ballistic-ga ah ee Iran ay ku beegsaneyso gudaha Israel. • Tani waxay jawaab u tahay howlgallada milatari ee Israel oo haatan si toos ah u beegsanaya: • Xarumaha nukliyeerka Iran • Goobaha gantaallada ballistic • Saldhigyada milatariga Iran

photo content

photo content

photo content

photo content

photo content

photo content