4 135
Suscriptores
Sin datos24 horas
-147 días
-8930 días
Archivo de publicaciones
4 135
🚨 #Bitcoin is potentially forming this double top pattern on the 4h timeframe.
If it fails to rebound now, the RED scenario is quite possible.
4 135
Aniga (ADMIN): Waxaan naftayda iyo dhiigayga u hurayaa, aabahay iyo hooyaday, qoyskayga iyo caruurtayda, dhamaan hantidayda, iyo wax kasta oo uu Eebahay i siiyey— adiga ayaan kuu hurayaa. #HogaamiyaheenaKhamenei
4 135
+3
IRAN ayaa bartilmaameedsatay duqeymihii u dambeeyey xarumaha Hay'addaha amniga ee ISR|L, gaar ahaana Sirdoonka 2diisa qeybood oo ay ku jiraan xarunta MOSSAD & Aman, Haddii ay dhab tahay khariiradaha beegsiga ee IRAN waa yool muujinaya in ay Gantaaladooda aheyn iska rid.
Afhayeenka ciidanka ISR|L ayaa goor dhaw xaqiijiyey in weerarada IRAN ay yihiin kuwa yool ah oo bartilmaameedyo kusocda, laakiin laga adkaanayo, isagoo sheegay in awood badan wali u hartay Tehran, dadkana ugu baaqay dhulka hoostiisa in aan laga dheeran.
nagusoobiir si aysan kuudhaafin wararkena xiga mahadsanid
4 135
DEG DEG | Si rasmi ah ayaa la xaqiijiyay: Diyaarad dagaal oo ay leedahay F-35 Israel ayaa lagu soo riday cirka Tabriz.
Tani waxay calaamad u tahay diyaaradii afaraad ee dagaalka ee Israel ay burburiyeen ciidamada difaaca cirka ee Iran.
4 135
🟥 DEG DEG — Mareykanka oo diiday codsigii Netanyahu ee ku biirista dagaalka Iran 🚨
4 135
DEG DEG — Ciidamada Mareykanka oo si buuxda ugu hawlan difaacida Israel: Cir, Dhul & Badda 🚨
🇺🇸⚔️🇮🇱💣🇮🇷
✅ Sida uu qoray Wall Street Journal (WSJ):
• Ciidamada Mareykanka ayaa haatan si toos ah uga howlgalaya:
• ✈️ Hawada (Air Defense)
• 🚢 Badda (Naval Defense)
• 🛡 Dhulka (Ground Defense)
• Ujeedka hawlgalkooda waa in la soo rido gantaallada ballistic-ga ah ee Iran ay ku beegsaneyso gudaha Israel.
• Tani waxay jawaab u tahay howlgallada milatari ee Israel oo haatan si toos ah u beegsanaya:
• Xarumaha nukliyeerka Iran
• Goobaha gantaallada ballistic
• Saldhigyada milatariga Iran
¡Ya disponible! Investigación de Telegram 2025 — los principales insights del año 
