fa
Feedback
MAAN - KAAL

MAAN - KAAL

رفتن به کانال در Telegram

Qiso..., Qalbi dhis..., Quwayn maskaxeed. Qoomamkii hore warkooga (qisoooyin...,) Talo.., Tusaaleyn..., Tagtadii hore warkeeda(taariikhda...,) "Naawilaaddaannadu waa dejinta niyaddaada iyo nuurinta qalbigaaga" . EE GACMO FURAN KUSOO DHAWAW SAAXIIB.!

نمایش بیشتر
1 965
مشترکین
-324 ساعت
-47 روز
-1830 روز

در حال بارگیری داده...

کانال‌های مشابه
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
سپتامبر '26
سپتامبر '26
+2
در 0 کانال‌ها
اوت '26
+19
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '26
+23
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '26
+22
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '26
+43
در 64 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '26
+59
در 66 کانال‌ها
Get PRO
مارس '26
+63
در 64 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '26
+116
در 66 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '26
+113
در 71 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '25
+77
در 70 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '25
+88
در 75 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '25
+121
در 132 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '25
+189
در 141 کانال‌ها
Get PRO
اوت '25
+226
در 79 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '25
+157
در 113 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '25
+115
در 123 کانال‌ها
Get PRO
مه '25
+297
در 119 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '25
+210
در 109 کانال‌ها
Get PRO
مارس '25
+415
در 49 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '25
+417
در 1 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
04 سپتامبر+1
03 سپتامبر0
02 سپتامبر0
01 سپتامبر+1
پست‌های کانال
– Yeydu waxa ay ku xad gudubtaa qofka aan Ey lahayn!
– Yeydu waxa ay ku xad gudubtaa qofka aan Ey lahayn!

2
Ma ogaan kartid qofka saxda ah ee nolosha kugu habboon ilaa aad ka ogaato qofka aad adigu tahay, waxa aad jeceshay, iyo waxa
Ma ogaan kartid qofka saxda ah ee nolosha kugu habboon ilaa aad ka ogaato qofka aad adigu tahay, waxa aad jeceshay, iyo waxa aad necebtahay.
138
3
– Geesinimada iyo naf-hurnimadu waa qiimaha keliya ee lagu iibsan karo nabadda!
– Geesinimada iyo naf-hurnimadu waa qiimaha keliya ee lagu iibsan karo nabadda!
157
4
• Tijaabada ugu weyn ee lagu qiyaasi karo geesinimadu waa qofka oo la eego sida uu ugu adkaysto guuldarrada iyo jabka, lana h
• Tijaabada ugu weyn ee lagu qiyaasi karo geesinimadu waa qofka oo la eego sida uu ugu adkaysto guuldarrada iyo jabka, lana hubiyo in aanay ku ridin niyad jab iyo mooral xumo
223
5
Aan kula taliyee: 3 qof ha la saaxiibin! • Midka aan aqoon darajadaada. • Midka aan oggolayn gartaada. • Iyo midka aan qirsan
Aan kula taliyee: 3 qof ha la saaxiibin! • Midka aan aqoon darajadaada. • Midka aan oggolayn gartaada. • Iyo midka aan qirsanayn, ee inkirsan wanaaggaaga.
342
6
Awoodda dhabta ahi laguma cabbiro inta aad dadka kale ka awood badan tahay, balse waxaa lagu cabbiraa inta aad naftaada ka ta+1
Awoodda dhabta ahi laguma cabbiro inta aad dadka kale ka awood badan tahay, balse waxaa lagu cabbiraa inta aad naftaada ka talin karto. Qof kastaa wuu xanaaqi karaa, laakiin waxaa yar kuwa xanaaqooda xakameeya iyagoo raadinaya raallinimada Alle. Marka aad xanaaqdo, xusuusnow in eray kasta oo aad iska celiso iyo fal kasta oo aad ka tagto Alle dartii ay yihiin cibaado aad ajar ku helayso. Qofka ugu xoogga badan ma aha kan dood kasta ku guulaysta, ee waa kan ka adkaada naftiisa iyo hawadiisa. Alle ha ina siiyo qalbiyo samir badan, carrabo isxakameeya, iyo akhlaaq ka tarjumaysa Sunnada Nabigeenna ﷺ. Aamiin. 🤍
219
7
𝗨𝗽𝗱𝗮𝘁𝗲 🚨 Soo laabasho wanaagsan dhammaan xubnaha Kooxda Wadajir. Muddo ayaan ka maqnaa shaqada kooxda, balse hadda koo
𝗨𝗽𝗱𝗮𝘁𝗲 🚨 Soo laabasho wanaagsan dhammaan xubnaha Kooxda Wadajir. Muddo ayaan ka maqnaa shaqada kooxda, balse hadda kooxdu dib ayay u bilaabeysaa shaqadii Insha Allah. Waxaan rajaynaynaa wada shaqayn wanaagsan iyo horumar cusub. Haddii aad qabtaan wax faahfaahin ama su’aalo, fadlan kala xiriira 𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗧𝗲𝗮𝗺 𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲: @cilmooge1 FG :  Xubnaha Kooxda ka baxay walaga saray channels kooda Kooxda Wadajir. ◎━━━━━✯━━━━━━◎ ⎉ 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱 ⎉
152
8
Habka ugu wanaagsan ee aad u tilmaami kartid shakhsiyaddaada waa: "in aadan ka wanaagsanayn qofna, inaanad la mid ahayn qofna
Habka ugu wanaagsan ee aad u tilmaami kartid shakhsiyaddaada waa: "in aadan ka wanaagsanayn qofna, inaanad la mid ahayn qofna, isla markaana aadan ka liidan qofna."
432
9
"Bidixduba maciin iyo macne midna malahan marba hadii ay midigtii maqantahay e."
"Bidixduba maciin iyo macne midna malahan marba hadii ay midigtii maqantahay e."
393
10
Aas wadareedkii ugu weynaa taariikhda qadiyadda Falastiin. 112 qof oo shahiiday, kana wada tirsanaa hal qoys, ayaa maanta lag+1
Aas wadareedkii ugu weynaa taariikhda qadiyadda Falastiin. 112 qof oo shahiiday, kana wada tirsanaa hal qoys, ayaa maanta lagu aasay Gaza.
249
11
Walaalahaagu kaliya ma aha kuwa ay waalidkaa kuu dhaleen. Waxaa jira walaalo kuwaas ka duwan oo wakhtiga iyo waayuhu idin wal
Walaalahaagu kaliya ma aha kuwa ay waalidkaa kuu dhaleen. Waxaa jira walaalo kuwaas ka duwan oo wakhtiga iyo waayuhu idin walaaleeyeen.
518
12
"Caqabaddu ma joojiso geesiga kaliya tijaabisaa adkaysigiisa."
"Caqabaddu ma joojiso geesiga kaliya tijaabisaa adkaysigiisa."
453
13
Akhrste taladaan iga qaad: Ha u malaynin in qofkasta oo aad caawin waydiiso uu kuu caawinayo sidii saxda ahayd. Maxaa yeelay,
Akhrste taladaan iga qaad: Ha u malaynin in qofkasta oo aad caawin waydiiso uu kuu caawinayo sidii saxda ahayd. Maxaa yeelay, dadka qaar ayaa kuu caawiya oo kuu tilmaama si ay u sii kordhiyaan lumitaankaaga.
330
14
Bal ila eeg sawirkaan saaxiib..!👇🏼 Wax yaabaha qaarkood waxaad u aragtaa in aynan Macno saas ah lahayn , Balse dhinaca kale
Bal ila eeg sawirkaan saaxiib..!👇🏼 Wax yaabaha qaarkood waxaad u aragtaa in aynan Macno saas ah lahayn , Balse dhinaca kale hadii aan ka eegni waxaa suurogal ah in uu yahay laf-dhabarta ay ku taaganyihiin ee ku noolyihiin Noole kale.
461
15
Xaqiiqadaan qaraar iga qabo saaxiib..! "Nolol farxad iyo deggenaan leh inaad ku noolaato ha sugin inta aad danaynayso dadku w
Xaqiiqadaan qaraar iga qabo saaxiib..! "Nolol farxad iyo deggenaan leh inaad ku noolaato ha sugin inta aad danaynayso dadku waxa ay kaa sheegayaan."
472
16
Ogow, saaxiib! Naftan yar ee kugu jirta, haddii aadan ku mashquulin wanaagga iyo cibaadada, iyadaa kugu mashquulin doonta sha
Ogow, saaxiib! Naftan yar ee kugu jirta, haddii aadan ku mashquulin wanaagga iyo cibaadada, iyadaa kugu mashquulin doonta sharta iyo xumaha. Taasi waa xaqiiq sugan, haddii aad hore isaga indho tiraysay.
493
17
Marwaliba isku day in aadan qalbigaaga qof waliba kaalin ka siinin ee adigu qof waliba aad qalbigiisa kaalin ku yeelato.♥️
Marwaliba isku day in aadan qalbigaaga qof waliba kaalin ka siinin ee adigu qof waliba aad qalbigiisa kaalin ku yeelato.♥️
355
18
📢 Isdiiwaangelinta Dawrada Tafsiirka way socotaa. Waxaa ka harsan 5 cisho oo keliya, ee ka faa'iidayso fursadda oo isdiiwaan
📢 Isdiiwaangelinta Dawrada Tafsiirka way socotaa. Waxaa ka harsan 5 cisho oo keliya, ee ka faa'iidayso fursadda oo isdiiwaangeli. Iska Diwaan gali WhatsApp-kan :👇 https://wa.me/qr/DWCHHMZPCLLAL1 Fadlan hal mar oo keliya soo qor: 1. Magacaaga oo saddexan 2. Magaalada aad joogto 3. Lab ama Dhedig 4. Lambarkaaga FG: Intaas wax dhaafsan ha soo qorin, hana kusoo celcelin. Kala soco duruusta What'sappka 👇 https://chat.whatsapp.com/BsNoHE8EUOFGV84UHDJf46?s=sh&p=a&mlu=0&ilr=0&amv=1 Telegramka👇 https://t.me/Dawro_Tafsiir1
1
19
Inaalilaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Waxaa geeriyooday halgamaa Xaaji Cali Shucaac, oo ka mid ahaa codadkii ugu waaweynaa ee xorriyadda Geeska Afrika, Wuxuu ahaa Soomaali dhab ah, Muslim daacad ah, kana mid ahaa ragii naftooda u huray diintooda, qaddiyaddooda iyo shacabkooda. Wuxuu ahaa astaan weyn oo halganka Gobolka Soomaalida, kana tirsanaa ciidamadii hore ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Muddo tobannaan sano ah ayuu tababaray kumannaan dhallinyaro ah, isagoo soo qaatay tababaro ciidan oo heer sare ah. Wuxuu isku darsaday ruux ciidanimo, jacaylka diinta, aftahannimo, suugaan iyo aqoon taariikheed. Wuxuu ahaa hoggaamiye dadka dhiirrigeliya, halgamaa fogaan-arag ah oo u taagnaa in shacabka Soomaaliyeed ku noolaadaan xorriyad, sharaf iyo karaamo. Wuxuu ahaa nin aan ka cabsan canaan cidna marka ay timaaddo runta, mabda' adagna lahaa. Wuxuu runta u sheegi jiray si geesinimo leh, waxaana lagu yiqiin daacadnimo, adkaysi, geesinnimo iyo sharaf. Xitaa markii uu waynaaday oo timihiisuna caddaadeen(geboobay), mabda'iisii kama uusan leexan, go'aankiisuna ma daciifin. Ma rumaysnayn qabyaalad, mana kala saari jirin beelaha ku nool geyiga Soomaalida. Wuxuu Soomaalida oo dhan u arkayay hal ummad oo mideysan. Sidoo kale ma ahayn nin adduunyo, maal, mansab ama magac-doon ah, mana ka mid ahayn dadka albaabbada madaxda ka raadsada danahooda gaarka ah. Wuxuu ku noolaa sharaf iyo isku filnaansho, isagoo aan dunida ka doonayn wax aan ka ahayn waxa u ugu adeegayo diintiisa iyo qaddiyaddiisa. Wuxuu ummaddiisa uga damqan jiray si ka weyn sida uu naftiisa uga damqan jiray. Mar walba waa uu la talin jiray oo canaan jacayl ku dheehan yahay u jeedin jiray, isaga oo wanaag u rajaynaya. Weligiisna qalbigiisa kama maqnaan dhibaatooyinka ummaddiisu. Wuxuu ahaa gabyaa ku luuqeeya xorriyadda iyo karaamada, codkiisana wuxuu ku qaadi jiray suugaanta halganka iyo iska caabbinta. Wuxuu ahaa aftahan run badan, xikmadduna afkiisa ayay ka quban jirtay. Ku dhowaad hadal kasta wuxuu ku xoojin jiray tix gabay ah, ilaa ay suugaantu qayb ka noqotay habkii uu dadka ugu gudbin jiray fikirkiisa. Wuxuu ahaa kayd nool oo suugaanta Soomaaliyeed, gaar ahaan suugaanta halganka ah. Wuxuu si buuxda u xafidsanaa gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Wuxuu jeclaa halgame Sheekh Bashiir, gabyaa Cabdillaahi Timacadde, Garaad Makhtal, Sheekh Cali Soofi iyo Xirsi Mahad. Erayadiisu ma dhammaan jirin, mana lagu aqoon hakad ama hadal ku dheg. Wuxuu ahaa aqoonyahan si fiican u yaqaan afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed. Taariikhda wuxuu u yaqaannay si qoto dheer, wuxuuna ka sheekayn jiray halgannadii qarniyo soo jiray. Xusuustiisu waxay ahayd mid aad u xooggan, isagoo si fudud u xafidi jiray gabayo, dhacdooyin iyo taariikho. Wuxuu si fiican u garanayay halgamayaashii Geeska Afrika, wuxuuna ku socday jidkii ay mareen halgamayaashii ka horreeyay. Wuxuu ahaa sheekh daneeya tafsiirka Qur'aanka Kariimka ah. Inta badan wuxuu xiran jiray dharka culimada dacwada: muraayado madow, cimaamad cad oo madaxa ugu duuban, cimaamad kale oo garbaha saaran, khamiis, waxaana garkiisa lagu yiqiin inuu xinne ku midabaysnaa. Wuxuu ahaa maktabad nool oo af, suugaan iyo taariikh ah. Qalbigiisa ayuu ku siday dhaxalka ummaddiisa, mana jiri jirin hadal uu jeediyo oo aan tix gabay ahi ku jirin. Wuxuu hubka u qaatay difaaca qaddiyaddiisa, afkiisa iyo qalinkiisana wuxuu ugu halgamay xorriyadda. Sidaas ayuu isugu geeyay qoriga iyo ereyga, iimaanka iyo xorriyadda, taariikhda iyo iska caabbinta. Wuxuuna ku sugnaa jidkaas ilaa ay dad badani ugu yeeraan 'Cumar Al-Mukhtaar'-ka Soomaaliyeed, geesinimadiisa, samirkiisa, daacadnimadiisa iyo adkaysigiisa awgood. Geeridiisu waxay ummadda Soomaaliyeed ka qaaday mid ka mid ah raggeedii waaweynaa, astaan xorriyadeed iyo karaamo, cod muddo dheer dadka ugu baaqayay midnimo, sharaf, jacaylka waddanka, ilaalinta taariikhda iyo ku dhegganaanta aqoonsiga Soomaaliyeed. Alle ha u naxariisto halgamaa Xaaji Cali Shucaac, naxariis waasac ah ha siiyo, Jannatul Firdowsana ha geeyo, ajar wanaagsanna haka siiyo wixii uu u qabtay Islaamka iyo ummadda Soomaaliyeed.
300
20
Farqiga u dhaxeeya qaab fikirka kurayga iyo ninka wayn. Kurayga : madaxiisa baarbaa ka furan 24-ka saacadoodba,Waxa ku dhex h
Farqiga u dhaxeeya qaab fikirka kurayga iyo ninka wayn. Kurayga : madaxiisa baarbaa ka furan 24-ka saacadoodba,Waxa ku dhex hirdamaysa koox dhoorray ah , oo marba midbuu daba roorayaa, go'aan uu qaatana garan maayo, mana jirto ujeedo cad oo uu ka leeyay, balse isaga waxa ku filan la hadalkooda. Sheekadiisa ugu wayni waa heblaayaa i soo wacday. Film hebel ayaan daawaday xalay. Caawa ciyaarbaa soo dhacaysa. Hees macaan inoo shid, IWM. Ninka: ninka garaadkiisu uu dhamayska tiranayay,waxa ugu badan ee uu ka fikirayaa waa sidii uu isku filnaasho dhaqaale u gaadhi lahaa ,garaadkiisa u korin lahaa ,Aakhiradiisa u dhawran lahaa caafimaadka jidhkiisa u illaalin lahaa ,bulshadiisana dhaxal ugu reebi lahaa. Xaga dumarkana hal xabad oo sifooyinkii u qornaa badankooda uu ka helaybaa jirta, qalbigiisana dagan.
443