fa
Feedback
EISSA Abdalla

EISSA Abdalla

رفتن به کانال در Telegram

Salaamu calaykum magacayga Waa eissa abdalla kani waa chanelkayga Waxaan so dhigaa waxayabaha loo bahado Marka la joogo video editing Kuwaas oo dhalintaa badana ay raadiyaaj Waxaana ahay muqaal sameeye ama video editor

نمایش بیشتر
7 565
مشترکین
-824 ساعت
-397 روز
-11230 روز
آرشیو پست ها

Saxibayaal linkiga postigaan liketa igu cimaamado caawa Liketa wax saas uwayn kama ahaa xagaga https://www.facebook.com/share
Saxibayaal linkiga postigaan liketa igu cimaamado caawa Liketa wax saas uwayn kama ahaa xagaga https://www.facebook.com/share/p/1Wg939TJsd/

base.apk35.87 MB

Repost from Guusha maanta
hdo-2.0.19.apk35.84 MB

APKANI WAA AAP CAJIIB AH Hadii aad jeceshahay in aad daawato flimada kujira Netflix Hada kadib uma baahnid inaad Netflix lacag ku bixiso kaliya laso dag aapkaan SI aad u dawato flimada ku jira Aapkan Laaso dag application kaan hoose https://play.google.com/store/apps/details?id=com.mediaon.apt

Ugu dambayn wakana muqaalka aad wada sugayseen Xagaan kadaawo https://youtu.be/BGbFTEKndqo?si=0hiMTAuYsdkUOVnL
Ugu dambayn wakana muqaalka aad wada sugayseen Xagaan kadaawo https://youtu.be/BGbFTEKndqo?si=0hiMTAuYsdkUOVnL

Muqaalka xogaa dib u habayn kusameyay Marka caawa salada markaa saan uso tukataan wuu idin so garayaa Xogaa balayo Balay iska
Muqaalka xogaa dib u habayn kusameyay Marka caawa salada markaa saan uso tukataan wuu idin so garayaa Xogaa balayo Balay iska dhig dhogoyaa igu qaata bahasha taxane an series cml kaso dhigayee😂

Bacdul maqrib iyo muqaal cusub diyaar maloo yahay odayga wuso laabtay 😂
Bacdul maqrib iyo muqaal cusub diyaar maloo yahay odayga wuso laabtay 😂

Sxiibayaal odayga yaan loo malayn in uu iska hurdo ee shaqo ka diyaar ah😂 Marka inshallah goordhaw coursada waand dhemenayaa inshallah shaqo iyo dadal iima Yara Waxa. Isku dayaa in aan kuso koobo muqaalo gaagaaban oo hadana waxtar leh Marka gulaysta saxibayaal

Goor dhaw iyo course Isha halaygu haayo 🫣 Baryahan YouTube ka waxba maso dhigin hada muqal script uqoray inshallah ibucan gu
Goor dhaw iyo course Isha halaygu haayo 🫣 Baryahan YouTube ka waxba maso dhigin hada muqal script uqoray inshallah ibucan gudihiisa so dhigay hada ayaan gali rabaa dubida iyo hagaajinta Tankele course ka goordhaw waso fasaxaa laba blood oo fasaxa lagu jiro iskulada iyo jamacadaha xirfad ku barta asxaapta way idin anfacee

Inshallah waxaan ku Tala jiraa diyaarinta course video editing Qasatan software premiere pro Course waxyaabo badan ayaan ku s
Inshallah waxaan ku Tala jiraa diyaarinta course video editing Qasatan software premiere pro Course waxyaabo badan ayaan ku sharxi doonaa Marka qaadato course waxaas awood u yeelan doontaan in aad sameeysaan full project Inshallah course dhax ayu maraa SIfican alle ha inogu dhameeyo Marka dhamaysato course waxa lagu bari doona yabta ama habka aad u heli lahayd macmiil SI aad xirfada aad baratay aad ugu shaqaysto Gulaysta dhalanyaro oo maanta naftiina wax u qabsada xurfadl barta course goordhaw shaacin donaa

Asxaabeey muqaalkaan caawa meel dheer I gaarsiiya waqti Aya iga galay https://vm.tiktok.com/ZMS6eaGQh/ https://vm.tiktok.com/
Asxaabeey muqaalkaan caawa meel dheer I gaarsiiya waqti Aya iga galay https://vm.tiktok.com/ZMS6eaGQh/ https://vm.tiktok.com/ZMS6eaGQh/

Kafaaidaysta hadiyadaan

✨ Hel Canva Pro bilaash 1 bil! Fadlan buuxi form-ka { https://cutt.ly/NrvLrH6L} 100 qof ayaa ka faaidaysan karta fursadaan Un
✨ Hel Canva Pro bilaash 1 bil! Fadlan buuxi form-ka { https://cutt.ly/NrvLrH6L} 100 qof ayaa ka faaidaysan karta fursadaan Unlock premium creativity pay less 🔗 Booqo hadda: alphadigital.site 📞 Nala soo xiriir: https://wa.link/xk63zq telegram : https://t.me/alphadigital5 alpha digital

20250520_221917.png1.96 KB

Laga yabaa in ay ku jiraan team effotball shaxdaan waa iib cidii u bahan hala iso xeriiraan https://whatsapp.com/dl/
Laga yabaa in ay ku jiraan team effotball shaxdaan waa iib cidii u bahan hala iso xeriiraan https://whatsapp.com/dl/

https://youtu.be/OwUxowk8SLQ?si=91IYKTF0MD62yhbS Halaga faaidaysto asxaapta jecel motion graphics ka

ugu dambeen wakanaa muqaalka aad wada sugayseen Waa muqaal runtii ka saacidaayo in aad adiga isbarto xirfada video editing ht
ugu dambeen wakanaa muqaalka aad wada sugayseen Waa muqaal runtii ka saacidaayo in aad adiga isbarto xirfada video editing https://youtu.be/ISNyKrIqPVg?si=sw91jr8O1puFT4rg

Waxaan hada dhameeyay muqaalkii aad wada sugayseen inshallah caawa lasodhigaa xiliyada maqribadii oo kale
Waxaan hada dhameeyay muqaalkii aad wada sugayseen inshallah caawa lasodhigaa xiliyada maqribadii oo kale

Just editing shabakada season 2 trailer 🤓😤
Just editing shabakada season 2 trailer 🤓😤