EISSA Abdalla
الذهاب إلى القناة على Telegram
Salaamu calaykum magacayga Waa eissa abdalla kani waa chanelkayga Waxaan so dhigaa waxayabaha loo bahado Marka la joogo video editing Kuwaas oo dhalintaa badana ay raadiyaaj Waxaana ahay muqaal sameeye ama video editor
إظهار المزيد6 986
المشتركون
-624 ساعات
-467 أيام
-24530 أيام
أرشيف المشاركات
6 982
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
WAY BILABATAY DIWAAN GALINTA
🎬 Koorso Video Editing ah – 2 Bilood oo Isbedel Kuu Horseedaya!
🧑💻 Baro xirfadda Video Editing adigoo gurigaaga jooga! Koorsadan waxay soconaysaa 2 bilood, waxayna ka kooban tahay 13 cashar oo si nidaamsan lagugu baraya:
✅ Adobe Premiere Pro – Software-ka ugu caansan ee edit-ka.
✅ Qaabka aad suuqa uga shaqaysan lahayd – Freelance & shaqo-helid.
✅ Faham buuxa oo practical ah – Cashar kasta waa mid ficil iyo tusaale leh.
✅Wada shaykaysi arday iyo macalinba
📲 Goobta lagu qaadanayo: Telegram Group khaas ah – si sahlan, wakhti kasta & meel kasta.
Maxaad ka faa’iidaysaa?
🚀 2 bilood ee fasaxa lagu jiro hadii aad xirfad galiso hubaal bari meel ayaya kaaga so baxaysaa oo Waxaad baran doontaa xirfad maaraysa noloshadaa iyo tan qoyskaaga
💼 Suuqa shaqada wuxaa looga baahan yahay video editors xirfad leh – fursadahan waaad ka faaidaysan kartaa
Qaab freelancernimo ugu shaqaysan kartaa adigo Xur ah qofka rabto qaabilee Sido kale fursadaha shirkadaha way badan yihiin.
📈 Waxaad noqonaysaa qof fahamsan sida loo suuq geeyo naftaada.
🎯 Koorsadani kaliya kuma barayso software-ka Premiere Pro ee sidoo kale waxay ku baraysaa sida aad suuqa uga shaqaysan lahayd!
🚨 Xirfad maalin kasta sii kobcaysa oo baahideed ay so tarmaysk hadaba – ha moogaanin!
⬇️Hadii aad u bahantahay inaa iska diwangaliso course kaan guji linkiga hoose
https://wa.me/252771756804
https://wa.me/252771756804
6 982
Saxibayaal linkiga postigaan liketa igu cimaamado caawa
Liketa wax saas uwayn kama ahaa xagaga
https://www.facebook.com/share/p/1Wg939TJsd/
6 982
APKANI WAA AAP CAJIIB AH
Hadii aad jeceshahay in aad daawato flimada kujira Netflix
Hada kadib uma baahnid inaad Netflix lacag ku bixiso kaliya laso dag aapkaan
SI aad u dawato flimada ku jira Aapkan
Laaso dag application kaan hoose
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.mediaon.apt
6 982
Ugu dambayn wakana muqaalka aad wada sugayseen
Xagaan kadaawo
https://youtu.be/BGbFTEKndqo?si=0hiMTAuYsdkUOVnL
6 982
Muqaalka xogaa dib u habayn kusameyay Marka caawa salada markaa saan uso tukataan wuu idin so garayaa
Xogaa balayo Balay iska dhig dhogoyaa igu qaata bahasha taxane an series cml kaso dhigayee😂
6 982
Sxiibayaal odayga yaan loo malayn in uu iska hurdo ee shaqo ka diyaar ah😂
Marka inshallah goordhaw coursada waand dhemenayaa inshallah shaqo iyo dadal iima Yara
Waxa. Isku dayaa in aan kuso koobo muqaalo gaagaaban oo hadana waxtar leh
Marka gulaysta saxibayaal
6 982
Goor dhaw iyo course Isha halaygu haayo 🫣
Baryahan YouTube ka waxba maso dhigin hada muqal script uqoray inshallah ibucan gudihiisa so dhigay hada ayaan gali rabaa dubida iyo hagaajinta
Tankele course ka goordhaw waso fasaxaa laba blood oo fasaxa lagu jiro iskulada iyo jamacadaha xirfad ku barta asxaapta way idin anfacee
6 982
Inshallah waxaan ku Tala jiraa diyaarinta course video editing
Qasatan software premiere pro
Course waxyaabo badan ayaan ku sharxi doonaa Marka qaadato course waxaas awood u yeelan doontaan in aad sameeysaan full project
Inshallah course dhax ayu maraa SIfican alle ha inogu dhameeyo
Marka dhamaysato course waxa lagu bari doona yabta ama habka aad u heli lahayd macmiil SI aad xirfada aad baratay aad ugu shaqaysto
Gulaysta dhalanyaro oo maanta naftiina wax u qabsada xurfadl barta course goordhaw shaacin donaa
6 982
Asxaabeey muqaalkaan caawa meel dheer I gaarsiiya waqti Aya iga galay
https://vm.tiktok.com/ZMS6eaGQh/
https://vm.tiktok.com/ZMS6eaGQh/
6 982
✨ Hel Canva Pro bilaash 1 bil!
Fadlan buuxi form-ka { https://cutt.ly/NrvLrH6L}
100 qof ayaa ka faaidaysan karta fursadaan
Unlock premium creativity pay less
🔗 Booqo hadda: alphadigital.site
📞 Nala soo xiriir: https://wa.link/xk63zq
telegram : https://t.me/alphadigital5
alpha digital
6 982
Laga yabaa in ay ku jiraan team effotball shaxdaan waa iib cidii u bahan hala iso xeriiraan
https://whatsapp.com/dl/
6 982
https://youtu.be/OwUxowk8SLQ?si=91IYKTF0MD62yhbS
Halaga faaidaysto asxaapta jecel motion graphics ka
6 982
ugu dambeen wakanaa muqaalka aad wada sugayseen
Waa muqaal runtii ka saacidaayo in aad adiga isbarto xirfada video editing
https://youtu.be/ISNyKrIqPVg?si=sw91jr8O1puFT4rg
