fa
Feedback
HOYGA BARASHADA DIINTA

HOYGA BARASHADA DIINTA

رفتن به کانال در Telegram

وما اجتمع قومٌ في بيت من بيوت الله، يتلون كتاب الله، ويتدارسونه بينهم، إلا نزلت عليهم السكينة، وغشيتهم الرحمة، وحفتهم الملائكة، وذكرهم الله فيمن عنده

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام HOYGA BARASHADA DIINTA

کانال HOYGA BARASHADA DIINTA (@naseexo114) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 96 424 مشترک است و جایگاه 408 را در دسته دین و مذهبی و رتبه 35 را در منطقه فنلندة دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 96 424 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 18 سپتامبر, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -3 592 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -113 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 1.06% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 0.28% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 1 021 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 266 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 4 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
وما اجتمع قومٌ في بيت من بيوت الله، يتلون كتاب الله، ويتدارسونه بينهم، إلا نزلت عليهم السكينة، وغشيتهم الرحمة، وحفتهم الملائكة، وذكرهم الله فيمن عنده

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 19 سپتامبر, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته دین و مذهبی تبدیل کرده‌اند.

96 424
مشترکین
-11324 ساعت
-8067 روز
-3 59230 روز
آرشیو پست ها
Somalidu waxa ay dhahaan qusulba hiilo galaa, datkaan waxa ay jilaayaan dhibaatada iyo dulmiga ay ku nool yihiin shacabka reer gaza waa na dat gaalo ah waxay gutaan waajibka in saaniyada, Way fcnaa laheeday somalidu in ay sameeyan sidaan u banaanbaxaa

وَلَنَصْبِرَنَّ عَلَىٰ مَا آذَيْتُمُونَا

Inshaa allah

Inshaa allah wan so wada cotsiga xoga waqtiga ii saamixi la

Haa baat ka baqeysaan

Maanta fariinteeda ka jawaaba

photo content

Walaalahayga somaliyeed maanta 1 arin baa raabaa in ii sameysaan ma idinka helaa walaalayaal

photo content

Inshaa allah waan rajeyna in aan arko reer falastiin oo xur ah😭

Shacabka in maalin ba mit la dulmiyo ayaka raali isaga noqday allah idin naxariis to

sheikh mustafa.mp3.m4a.mp3.m4a1.07 MB

Umada mudan in la maqlo wa ninkan ma aqaani meesha ow ka soo jeedo iyo qabiilkiisa lkn waxaan diyaar u ahay in u hogaan samo allah dhowro,

photo content

photo content

Dhalanyarta somaliyeed waa la kala iibsaday, qabiilo aan qeer la heynin iyo madaxyo shisheeyaha u adeega, umada somali iyo um
Dhalanyarta somaliyeed waa la kala iibsaday, qabiilo aan qeer la heynin iyo madaxyo shisheeyaha u adeega, umada somali iyo umada musliminta ma kala sharaf badna why aat uu adee geysa qabiilkada waliba adigo og in ay dhacaan hantida umada somaliyeed adigo ok in ay ahlu naar yihiin, sida dakadaha oo alle u hibeeyay umada somali lkn qabiilo ba is laheysiiyay, tusaale dakada muqdisho waxa is la heysiiyay shaqsiyo baa canshuurta kala qeybsada, sida Dakada kismanyo madoobe iyo reer kiisa, aabay qabiilatka kismanyo ku nool xaqooda, sida boosaaso dani iyo reer kiisa waliba usii dheer musiibooyin soo socda, dakada berbera cire iyo reer kiisa ayaka isku bad badala waana qabiilka uugu dhargarta badan qabiilatka umada somali wey leeyihiin dat wanaaksan lkn wey ku yaryihiin, waxaa fcnaa laheeday Dhalanyarta somaliyeed in u midoobaan dulmiga iyo qawaarijta umada dhiigoda si fudut ku daadiya waan jeclaan lahaa in arko Dhalanyarta somaliyeed dalka kooda ku haga wada toosan waan jeclahay cadaalada waan necbahay dulmiga,