es
Feedback
HOYGA BARASHADA DIINTA

HOYGA BARASHADA DIINTA

Ir al canal en Telegram

وما اجتمع قومٌ في بيت من بيوت الله، يتلون كتاب الله، ويتدارسونه بينهم، إلا نزلت عليهم السكينة، وغشيتهم الرحمة، وحفتهم الملائكة، وذكرهم الله فيمن عنده

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram HOYGA BARASHADA DIINTA

El canal HOYGA BARASHADA DIINTA (@naseexo114) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 105 334 suscriptores, ocupando la posición 351 en la categoría Religión y espiritualidad y el puesto 20 en la región Finlandia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 105 334 suscriptores.

Según los últimos datos del 13 julio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -5 212, y en las últimas 24 horas de -167, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 0.95%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 0.27% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 1 001 visualizaciones. En el primer día suele acumular 286 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 3.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
وما اجتمع قومٌ في بيت من بيوت الله، يتلون كتاب الله، ويتدارسونه بينهم، إلا نزلت عليهم السكينة، وغشيتهم الرحمة، وحفتهم الملائكة، وذكرهم الله فيمن عنده

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 14 julio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Religión y espiritualidad.

105 334
Suscriptores
-16724 horas
-1 1607 días
-5 21230 días
Archivo de publicaciones
Waxaan dhexda uugu jurnaa zamankaan

photo content

يا أرحمَ الرَّاحمينَ، أنتَ ربُّ المستضعفينَ، وأنتَ ربِّي، إلى مَنْ تَكِلُني إلى بعيدٍ يتجهَّمُهم، أمْ إلى عدوٍّ ملَّكْتَهُ أمرهم

photo content

ma ku nooshahay cabsi lkn reer gaza wey ku noolyihiin, ma ku nooshahay gaajo lkn reer gaza wa ay ku noolyihiin, Ma ku nooshah
ma ku nooshahay cabsi lkn reer gaza wey ku noolyihiin, ma ku nooshahay gaajo lkn reer gaza wa ay ku noolyihiin, Ma ku nooshahay cfmat daro lkn wa ay ku noo Waxkastaa lagu sameeyay weli rabigoode ku xeran yihiin lkn waat kibir teen inshaa allah nabsiga reergaza wuu idinka soo baxaa waxaan u hubaa sidii watkeyga allah idinku salido yahuda naftigod

Yaarabi gaza ilaahow adige kuu ishtikowdeen ilaahow waxaan qlkheyr ahayn lama damacsanit Waxaat siisay dunida waxa ugu qaalisan iimaan iyo sabar ilaahow U ziyaadi yaarabi

Reer hargeysa waat ku jurtaan habaarkaan nacalaaiyo nacalda aat raacdeen kutaalo,

Sxb tan adiga maadan dooran واصبر لحكم ربك Ku sabar xukunka rabi, arlada idin kaa ugu qeerbadan,

Allaha ku dhaartay beytul maqdas waxaan ka baryaa in uu I tuso reer gaza oo xur ah darbi bey ku oodeen korna madaafiic ilaaho
+1
Allaha ku dhaartay beytul maqdas waxaan ka baryaa in uu I tuso reer gaza oo xur ah darbi bey ku oodeen korna madaafiic ilaahow cadaab munaafiqiinta dhabarka ka tooktay reer falastiin

Qur aanka rabigee waxkasta wey ku catyihiin sida ay qoraxda u cadahay asaga waxaan ahaynin maqli maayo, أَكُفَّارُكُمْ خَيْرٌ مِّنْ أُولَٰئِكُمْ أَمْ لَكُم بَرَاءَةٌ فِي الزُّبُرِ أَمْ يَقُولُونَ نَحْنُ جَمِيعٌ مُّنتَصِرٌ ، سَيُهْزَمُ الْجَمْعُ وَيُوَلُّونَ الدُّبُرَ بَلِ السَّاعَةُ مَوْعِدُهُمْ وَالسَّاعَةُ أَدْهَىٰ وَأَمَرُّ إِنَّ الْمُجْرِمِينَ فِي ضَلَالٍ وَسُعُرٍ يَوْمَ يُسْحَبُونَ فِي النَّارِ عَلَىٰ وُجُوهِهِمْ ذُوقُوا مَسَّ سَقَرَ

Xetaa bir mudac hadii leyga geliyo dhuunta, ka tanaasulimayo al aqsa waxaa doortay rabigee, waxaan aat iyo aat u necbahay kuw
Xetaa bir mudac hadii leyga geliyo dhuunta, ka tanaasulimayo al aqsa waxaa doortay rabigee, waxaan aat iyo aat u necbahay kuwa ku jees jeesa qudus allah cadaabo naclatu allah cire iyo inta raacda, dhargi meysaan aduunyo iyo aaqiro, فَهَلْ يَنتَظِرُونَ إِلَّا مِثْلَ أَيَّامِ الَّذِينَ خَلَوْا مِن قَبْلِهِمْ ۚ قُلْ فَانتَظِرُوا إِنِّي مَعَكُم مِّنَ الْمُنتَظِرِينَ

ilaa hayow kaligaada baa maamulo arladaan majiro qof kulla kula wadaago, waxaat inoo soo dirtay 1 nabi cslm waana rumeynay anakoo aanan arkin, waxaat u dooratay inaat ka dhelmiso 1 masjit gudus labo maahan waa mit sida aat quraanka ku sheektay, waxaat dooratay 1 kitaab, waxaa ceeb ka nazahan gudus ama waxaa ceeb ka nazahan adoonkaada aat ka dhelmisay xaramka una dheelmisay al aqsa alla na wax kama qarsana wa mit maqal badan, arakti badan ka warqaba daalimiinta, waxaat siisay muuse clh slm kitaab waxaat usoo dirtay reer banuu israil si ay uraacaan kalaam rabi we ka leexdeen xaqa, waxaat kaloo badbaadisay biyaha nuux clh slm iyo awlaadiisa  waxayna ahaayeen adoomo shukrin badan, Waxaat na xukmisay in  reer babuu isrl arlada ay fasahaadi doonan 2 jeer......... hadii ay wanaaksameeyan waxay u sameeyen nafsadooda hadii ay leexdan, waa xuman doona wajigooda ( iyo kuwa raaca ) rabigee wuxuu balan qaaday in masjidul aqsa furan doono la gu maamuli doono shareecada islmka, - ilaahow inta is mooksiisa fudeysata  kalaamkaada ku cadaab aduunyo iyo aaqiro ilaahow adiga ku aaminsanahay يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّ وَعْدَ اللَّهِ حَقٌّ ۖ فَلَا تَغُرَّنَّكُمُ الْحَيَاةُ الدُّنْيَا ۖ وَلَا يَغُرَّنَّكُم بِاللَّهِ الْغَرُورُ War aduunyo yeesan idin kadin ilaahay balantiisa wa uu fiyaa Naarka baqa hala ekaato jeextimir, Lawa wajiile cadaabta ku waar

photo content

photo content

photo content

photo content

photo content

Ilaahay waxa uu leeyahay indha la beelo maahan Kan araga waa qalbiga walahi nolasha wax ay tareyso ma lahan

photo content