fa
Feedback
5A-HUB

5A-HUB

رفتن به کانال در Telegram

🔥 5A-HUB | Build Income With AI & Crypto. 📊 Crypto strategy, AI tools and real digital income methods. 🎯 New videos every week from the youtube. 🌐 Platform: 5a-hub.com

نمایش بیشتر
5 277
مشترکین
-124 ساعت
+177 روز
+2530 روز
آرشیو پست ها
5A-HUB
5 277
BTC waxay u muuqataa mid bilaha soo socda kor u laaban doonta, sidoo kale xogta billaha ah ee socodka bitcoin ee sanadkasta w
+1
BTC waxay u muuqataa mid bilaha soo socda kor u laaban doonta, sidoo kale xogta billaha ah ee socodka bitcoin ee sanadkasta waxay sheegaysaa bisha 9aad in 3dii sano ee u danbaysay bil walba ay ku xirantahay +% , midna ku darso UPTOBER iyaduna waa kusii xigtaa 😁. bishan 8aad iyadu waa cabsi cabsi madama 4tii sano ee u danbaysay bilwalba ay ku xirantay -%. Ugu danbeen dhanka TA waxaynu aragnaa in suuqa HTF ay yihiin kuwo u muuqda in suuqu kor u laabandoono inagoo hayna dhowr calaamadood. 1: Weekly, daily iyo 3D TimeFrames intuba waxay tilmaamayaan in uu dhamaan rabo socodkii hoosta ah isla markaana ina siinayay markasta continuation pattern kaas oo suuqa hoos u sii waday. 2: Meeshan uu suuqa yimi wuxuu sameystay mid kamida reversal patterns kaas oo ah "reversal head and shoulders pattern". 3: 3da TimeFrame ee waawayn (Weekly, 3day iyo Daily) intaba waxa ka muuqda Bullish divergence, iyadoo RSI-gu inoo sheegayo uptrend halka chart-ga inoo sheegayo Down trend. Wararka 7da bishan iyo 26ka bishan 8aad imaan doona wuu kuwa iyaguna suuqu uu sugayo iyo xaaladdan taagan ee iiran meesha ay u dhacdo. Ugu danbeen suuqu dhanka TA wuxu u muuqdaa mid diyaar ah, lakin su'aasha muhiimka ah waxay tahay ma imaan doonaan warar dhanka Fundamentalka ah oo taageeri doona mise hoos ayaa laysla sii aadi doonaa ? inta badan suuqu marka uu TA-ahaan isu diyaariyo wararka kale ee suuqa dhaqaajiya waa kuwo taagerada jihada guud ee suuqa. Xusuusin: Tan waa falanqayn kooban kuna salaysan xogta suuqa, kama turjumayso in 100% sidaynu usheegnay ay u dhacayso waana saadaalin guud. Guulaysta dhamaantiin

5A-HUB
5 277
Tirada % BTC uu soo daadanayay waqtiyada bear market-ka. Maxad sawirkan ka fahmi kartaa ? 👀 Malays orankaraa BTC demand waa
Tirada % BTC uu soo daadanayay waqtiyada bear market-ka. Maxad sawirkan ka fahmi kartaa ? 👀 Malays orankaraa BTC demand waa mid mar walba sii kordhaysa ? 💸📈

5A-HUB
5 277
photo content

5A-HUB
5 277
BTC oo ugu danbeen timi meeshii ay october 2024 joogtay, su'aasha muhiimka ah waxay tahay ma tegi doontaa 51-54k mise isla ha
BTC oo ugu danbeen timi meeshii ay october 2024 joogtay, su'aasha muhiimka ah waxay tahay ma tegi doontaa 51-54k mise isla halkan ayay kalaaban 👀. Markan oo kale suumanka hala adkayso referse or forward meshii loo dhaqaaqoba 😁

5A-HUB
5 277
photo content

5A-HUB
5 277
BTC waxay ku socotaa sidii qorshuhu ahaa iyadoo structure diyaarsan bixinaysa. Waxaynu hadda u baahanahay waa: 1: Daily close
BTC waxay ku socotaa sidii qorshuhu ahaa iyadoo structure diyaarsan bixinaysa. Waxaynu hadda u baahanahay waa: 1: Daily close below the trendline 2: Retest of the broken trendline from below 3: Rejection after retest. Si fudud hadan kugu shego waxaynu ubaahanahay keliya, 1 daily candle ku xirma meel ka hooseysa xariiqda support levelka ee rising wedge-ka. Taasina waxay kala cadaan cawa insha Allaah saacaddu markay tahay 00:00 📣Ugu danbeen, BTC waxay joogta meel xaasaasi ah ayna muhiim iyo lagama maarmaan tahay in meeshan go'aan muhiim ah laga qaato. BTC hadii ay agagaarkan 72k ilaashan waydo waxay u badantahay in la isla aadi doono 📉 60-63k taasoo abuuraysa khatar kale oo laga cabsi qabo in la soo taabto 53k-58 🔥 (Meesha inbadan indhaha lagu haayo ). Ugu danbeen BTC meeshay doonto ha aado, hadii aad BTC iibsato bil walba kusocoo shaqadaadaba wado, hadiise altcoin aad dhinac kaga jirto mar walba lacagta qayb banaanka hakuu taalo, hana wada gelin suuqa. Guulaysta dhamaantiin 🫡

5A-HUB
5 277
Fariintan dhowr qof ila wadaagay luuqa, maba ogeen awoowayaal ee dhamaan intii ka faaiidaysatay Allaah sw ha ubarakeeyo. 5A-H
Fariintan dhowr qof ila wadaagay luuqa, maba ogeen awoowayaal ee dhamaan intii ka faaiidaysatay Allaah sw ha ubarakeeyo. 5A-HUB hadii aad kujirto qaybta communityga fursado badan waa macquul inaad ka hesho, lakin ku oran mayno degdeg baad ku taajiraysaa 😄

5A-HUB
5 277
photo content

5A-HUB
5 277
XIRFADDAN AI AYAA LA WAREEGAY, KHALAAS 😱 https://youtu.be/r3F-ICrI0yQ

5A-HUB
5 277
Repost from eBadal
🔊🔊🔊Update Waxaa soo kordhinay in aad Mpessa usdt ku dhigan kartid kulana bixi kartid Nagala soo xariir +252 904 321 915

5A-HUB
5 277
BTC oo wali la kulmaysay culayska dhanka iska iibinta ah "Selling pressure", isla markaana ku jirta consilidation range aagga
+6
BTC oo wali la kulmaysay culayska dhanka iska iibinta ah "Selling pressure", isla markaana ku jirta consilidation range aagga 66k-71k. Isla markaana dhaqaaqan aadka diciifka u ah waxay cadayn u tahay in la filayo inuu dhaco "breakout" ka hor inta aan dhaqaaq xoogan oo hal dhinac ah uusan dhicin.

5A-HUB
5 277
Qof kamida 5A-HUB team ayaa ila wadaagay figrad layaableh oo markaan qiimeeyay aan u arkay mid layaableh faaiido fiicanna sam
Qof kamida 5A-HUB team ayaa ila wadaagay figrad layaableh oo markaan qiimeeyay aan u arkay mid layaableh faaiido fiicanna samaynkarta hadii coin fiican lagu xiro. Isla markiiba figraddii bot iyada ugaara ayaan u sameeyay isla markaana waxan ku xiray coinka la dhaho TAO 🚀. Lacagta initialka botkaas uu geliyay waa 527, waxad kala soconkartaa habdhaqanka coinkaas iyo wixii faaiido ah meesha ay kuqorantahay ”Portfolio Value” Xogta botka iyo habdhaqankiisa waxad si live ah kala soconkartaa linkigan 👇 https://5abots.com/ Labadan keliya isha ku hay 👇 ✅ TOTAL CAPITALPORTFOLIO VALUE La socod wanaagsan awoowayaal 👀

5A-HUB
5 277
MULTI TIMEFRAME ANALYSIS, IYO AI AGENT SHAQO BADAN KUU QABANAYSA. Muuqaalka oo dhamaystiran 👇 https://youtu.be/LAhsJOlr2Kc
MULTI TIMEFRAME ANALYSIS, IYO AI AGENT SHAQO BADAN KUU QABANAYSA. Muuqaalka oo dhamaystiran 👇 https://youtu.be/LAhsJOlr2Kc