Maskaxmaal
Ir al canal en Telegram
🔥 Maskaxmaal | Build Income With AI & Crypto. 📊 Crypto strategy, AI tools and real digital income methods. 🎯 New videos every week from the youtube. 🌐 Platform: maskaxmaal.fomad.net
Mostrar más5 333
Suscriptores
+124 horas
+167 días
+3730 días
Archivo de publicaciones
5 334
📣 Ogaysiis 📣 :
Awoowayaal hadii aad isticmaalayso Xoogso Agenti AI, fadlan qaybta settingka ha ilaawin in aad meesha ay ku qorantahay "Live Trading" aad ka dhigto ON, markaad on ka dhigto waa in ay isu bedeshaa "Turn OFF" oo gaduud ah.
Mahadsanidiin dhamaantiin 😎😎
5 334
Ogaysiis:
Xoogso Agentic AI systemkeeda waa diyaar, linkigana waakan 👇
https://xoogso.fomad.net/
Muuqaalka sida loo isticmaalayo insha Allaah isbuucan ayaan idinla wadaagi doonaa.
Asxaabta isticmaalayeen ee markii hore ka isticmaalayay 5abots.com trade-yada idin furan waxba iskama bedelin waxkastana waa sidooda awoowayaal 🫡.
5 334
🚨🚨🚨 Ogaysiis muhiim ah 🚨🚨🚨
Fadlan hadii aad isticmaalaysid Xoogso Agentic AI, coinska watchlistga kujira habedelin fadlan, madama wali systemka diyaarsaneen waxaan arkaa coinskii watchlistga in la bedbedelayo, awoowayaal isticmaala kuwa meesha kujira bes, waxna haka tuurin waxba hakusoo darin.
Optionkaas waa kusoo daraa in qofka isagu coinskiisa uu kusoo darsado lakin hadda kuwan kujira fadlan waxba haka bedelin 🙏🙏
Mahadsanidiin
5 334
Ogaysiis.
Awoowayaal waxaan rebrand ku samaynay magicii 5A-HUB isla markaana waxaan magaca cusub ee channelskeena ka dhignay MASKAXMAAL.
Sidoo kale domainkii 5a-hub.com hadda ka dib ma shaqaynayo waxana ku bedelnay 👇
Maskaxmaal.fomad.net
Dhamaan xogtaadii iyo accountska isticmaalayay 5a-hub.com waxad si toos ah ugu isticmaalaysaa domainkeena cusub.
Hadii wax points ah kaa maqanyihiin fadlan la xiriir whatsappkeena 👇
+252 904 350 972
Mahadsanidiin dhamaantiin.
5 334
+1
BTC waxay u muuqataa mid bilaha soo socda kor u laaban doonta, sidoo kale xogta billaha ah ee socodka bitcoin ee sanadkasta waxay sheegaysaa bisha 9aad in 3dii sano ee u danbaysay bil walba ay ku xirantahay +% , midna ku darso UPTOBER iyaduna waa kusii xigtaa 😁.
bishan 8aad iyadu waa cabsi cabsi madama 4tii sano ee u danbaysay bilwalba ay ku xirantay -%.
Ugu danbeen dhanka TA waxaynu aragnaa in suuqa HTF ay yihiin kuwo u muuqda in suuqu kor u laabandoono inagoo hayna dhowr calaamadood.
1: Weekly, daily iyo 3D TimeFrames intuba waxay tilmaamayaan in uu dhamaan rabo socodkii hoosta ah isla markaana ina siinayay markasta continuation pattern kaas oo suuqa hoos u sii waday.
2: Meeshan uu suuqa yimi wuxuu sameystay mid kamida reversal patterns kaas oo ah "reversal head and shoulders pattern".
3: 3da TimeFrame ee waawayn (Weekly, 3day iyo Daily) intaba waxa ka muuqda Bullish divergence, iyadoo RSI-gu inoo sheegayo uptrend halka chart-ga inoo sheegayo Down trend.
Wararka 7da bishan iyo 26ka bishan 8aad imaan doona wuu kuwa iyaguna suuqu uu sugayo iyo xaaladdan taagan ee iiran meesha ay u dhacdo. Ugu danbeen suuqu dhanka TA wuxu u muuqdaa mid diyaar ah, lakin su'aasha muhiimka ah waxay tahay ma imaan doonaan warar dhanka Fundamentalka ah oo taageeri doona mise hoos ayaa laysla sii aadi doonaa ? inta badan suuqu marka uu TA-ahaan isu diyaariyo wararka kale ee suuqa dhaqaajiya waa kuwo taagerada jihada guud ee suuqa.
Xusuusin: Tan waa falanqayn kooban kuna salaysan xogta suuqa, kama turjumayso in 100% sidaynu usheegnay ay u dhacayso waana saadaalin guud. Guulaysta dhamaantiin
5 334
Tirada % BTC uu soo daadanayay waqtiyada bear market-ka. Maxad sawirkan ka fahmi kartaa ? 👀
Malays orankaraa BTC demand waa mid mar walba sii kordhaysa ? 💸📈
5 334
BTC oo ugu danbeen timi meeshii ay october 2024 joogtay, su'aasha muhiimka ah waxay tahay ma tegi doontaa 51-54k mise isla halkan ayay kalaaban 👀.
Markan oo kale suumanka hala adkayso referse or forward meshii loo dhaqaaqoba 😁
5 334
BTC waxay ku socotaa sidii qorshuhu ahaa iyadoo structure diyaarsan bixinaysa.
Waxaynu hadda u baahanahay waa:
1: Daily close below the trendline
2: Retest of the broken trendline from below
3: Rejection after retest.
Si fudud hadan kugu shego waxaynu ubaahanahay keliya, 1 daily candle ku xirma meel ka hooseysa xariiqda support levelka ee rising wedge-ka. Taasina waxay kala cadaan cawa insha Allaah saacaddu markay tahay 00:00
📣Ugu danbeen, BTC waxay joogta meel xaasaasi ah ayna muhiim iyo lagama maarmaan tahay in meeshan go'aan muhiim ah laga qaato. BTC hadii ay agagaarkan 72k ilaashan waydo waxay u badantahay in la isla aadi doono 📉 60-63k taasoo abuuraysa khatar kale oo laga cabsi qabo in la soo taabto 53k-58 🔥 (Meesha inbadan indhaha lagu haayo ).
Ugu danbeen BTC meeshay doonto ha aado, hadii aad BTC iibsato bil walba kusocoo shaqadaadaba wado, hadiise altcoin aad dhinac kaga jirto mar walba lacagta qayb banaanka hakuu taalo, hana wada gelin suuqa.
Guulaysta dhamaantiin 🫡
5 334
Fariintan dhowr qof ila wadaagay luuqa, maba ogeen awoowayaal ee dhamaan intii ka faaiidaysatay Allaah sw ha ubarakeeyo.
5A-HUB hadii aad kujirto qaybta communityga fursado badan waa macquul inaad ka hesho, lakin ku oran mayno degdeg baad ku taajiraysaa 😄
