cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

GUULEYSTE FOREX

Forex, Crypto Education and Investment Consultancy Services No. 1 Biggest Forex Channel

نمایش بیشتر
پست‌های تبلیغاتی
116 875
مشترکین
-23424 ساعت
-1 5427 روز
-9 14430 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

crypto today #BTC: $64,267 | 24H: +1.08% #ETH: $3,496 | 24H: +0.68% #SOL: $134.22 | 24H: +3.31% #TON: $7.20 | 24H: +0.87% Trending #MAGA: $0.00 | 24H: +29.81% Top gainer #AR: $27.45 | 24H: +8.4% Top loser #FLR: $0.02369274 | 24H: -5.57% #news @guuleysteforex
نمایش همه...
🎉 8 1
Mentorship Class ka CAAWA aan siin Doono waxay ku baran doonaan Model Cusub oo lagu magacaabo 1. Stress Free Model the Best Ever Model oo ICT nin ah uu dhigo inshaALLAH
نمایش همه...
👍 4 4
Photo unavailableShow in Telegram
Sirtu waa Liquidity Engineering
نمایش همه...
👍 12 1👌 1
2.37 KB
🔥 10👍 3
Believe or not, within 12 Months each and every person among the FTMO VIP team will have Net Worth of $500.00 dollars INSHA,ALLAH Rumeyso ama ha rumeysan, 12 Bilood Gudaheeda, FTMO VIP Team, waxay heysan doonaan qof walboo ka mid ah $500.00 ka badan inshaALLAH
نمایش همه...
👍 6👌 5
Photo unavailableShow in Telegram
Sidaan inaan sameeyo, waxaa ka horeeyay inaan Sanooyin Loss kujiray, Sanooyin Duco waday, Sanooyin Model la'aan ahaa, Sanooyin Accounts badan iga gubtay, Sanooyin Guuldaro ah kujiray, Balse Guuldaro walba waxay ii ahayd Lesson Learnt, Marnaba ma quusan. Marnaba ma niyad jabin, dadaal ka waan laba jibaaray, dadaal ka waan xoojiyay, dadaal ka waxaan ku saleeyay Cilmi ICT kaliya ah, ugu dambeyn Guuleyste ayaan ku magacaabanahay. Nin walba iyo Gabar walba, haddii ay riyadeeda ay dhab ka tahay inay rumeeyaan, marnaba quusan maayaan, marnaba niyad jabi maayaan, marnaba kama seexanaayaan, marnaba howl kale kuma mashquulaayaan, marnaba 1 daqiiqo waqtigooda ka mid ah isma dhiibaayaan ee illaa ay ka guuleystaan dadaal koodu way wadi doonaan intee sano doonto haku qaadato 5sano xitaa Anniga cilmiga aan idin dhigaayo, Wallahi kumamaam Dollar ah baa iiga baxday, kumanaan dollar na way iga qasaartay, adin kana waa 100 dollar waxaan idin ka qaadaayo, iyadana waa kala soocid nin ka suuqaan dhab ay ka tahay iyo nin ka kale.
نمایش همه...
👍 1
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
Sidaan inaan sameeyo, wqxaa ka horeeyay inaan Sanooyin Loss kujiray, Sanooyin Duco waday, Sanooyin Model la'aan ahaa, Sanooyin Accounts badan iga guitar, Sanooyin Guuldaro ah kujiray, Balse Guuldaro walba waxay ii ahayd Lesson Learnt, Marnaba ma quusan. Marnaba ma niyad jabin, dadaal ka waan laba jibaaray, dadaal ka waan xoojiyay, dadaal ka waxaan ku saleeyay Cilmi ICT kaliya ah, ugu dambeyn Guuleyste ayaan ku magacaabanahay. Nin walba iyo Gabar walba, haddii ay riyadeeda ay dhab ka tahay inay rumeeyaan, marnaba quusan maayaa, marnaba niyad jabi maayaan, marnaba kama seexanaayaan, marnaba howl kale kuma mashquulaayaan, marnaba 1 daqiiqo waqtigooda ka mid ah isma dhiibaayaan ee illaa ay ka guuleystaan dadaal koodu way wadi doonaan. Anniga cilmiga aan idin dhigaayo, Wallahi kumamaam Dollar ah baa iiga baxday, kumanaan dollar na way iga qasaartay, adin kana waa 100 dollar waxaan idin ka qaadaayo, iyadana waa kala soocid nin ka suuqaan dhab ay ka tahay iyo nin ka kale.
نمایش همه...
1
Photo unavailableShow in Telegram
340 pips
نمایش همه...
4
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
reer FTMO ma iga heysaan 200 pips
نمایش همه...
3👍 1
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.