fa
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

رفتن به کانال در Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SNA RADIO

کانال SNA RADIO (@codkacqs) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 18 560 مشترک است و جایگاه 12 166 را در دسته اخبار و رسانه‌ها و رتبه 467 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 18 560 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 27 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -482 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -16 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 9.72% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً N/A% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 1 804 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 0 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 24 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 28 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته اخبار و رسانه‌ها تبدیل کرده‌اند.

18 560
مشترکین
-1624 ساعت
-1127 روز
-48230 روز
آرشیو پست ها
SNA RADIO
18 551
Geesiyaasha Ururka 95-aad Guutada 9aad Qaybta 60aad Ciidanka Dhulka XDS Ayaa Saaka Dagaal Ku Soo Qabtay Dhagar Qabe Ka Tirsan Khawaarijta Isagoona U Qabilsana Dhinaca Warbahinta. Magaciisa ayaa lagu sheegay Cabdulaahi Axmed Maxamed magaciisa afgarashadu Cabdi-asiis

SNA RADIO
18 551
photo content
+3

SNA RADIO
18 551
Sxbayaal halkana Cumaamada igu tuura

SNA RADIO
18 551
photo content

SNA RADIO
18 551
photo content

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA) oo gacanta kusoo dhigay dhagar-qabeyaal doonayay in ay qaraxyo
+2
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA) oo gacanta kusoo dhigay dhagar-qabeyaal doonayay in ay qaraxyo soo galiyaan magaalada Muqdisho

SNA RADIO
18 551
photo content
+3

SNA RADIO
18 551
ciidamada difaaca shacabka degmada alkoowsar oo saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka gal-haruur ayaa qaarajiyay mid ka ka mida khawaariijta oo saanad u siday cadawga. khawaariijka la qaarajiyay Ayaa Laga Soo furtay saanadi uu siday Laba qoray oo Shambal ah iyo gacan.

SNA RADIO
18 551
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed (Danab) ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar qorshaysan ku qaaday goob ay ku sugnaayeen horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ee argagixisada ah. Weerarkan oo ka dhacay deegaanka Sumadaale ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa lagu beegsaday xubno sare oo Khawaarijta ka tirsan kuwaas oo halkaas ku lahaa shirar dhagar ah oo ka dhan ah shacabka Soomaaliyeed. Hawlgalka, oo ahaa mid si taxadar leh loo diyaariyay, ayaa sababay khasaare culus oo dhimasho iyo dhaawac leh oo soo gaaray Khawaarijta.Ciidanka XDS i ayaa ujeeddadoodu tahay in ay meesha ka saaraan cadowga, kana hortagaan khatar kasta oo ay shacabka ku hayaan. Faah faahin dheeraad kala soco SNARADIO

SNA RADIO
18 551
Argagaxisada DCish ,Snipre Shooter ayaa madaxa lagaga tooganayaa

SNA RADIO
18 551
Isagoo bambo tuuray ayaa shacabka ay qabteen,

SNA RADIO
18 551
Ayagoo dhimanayana iga hooya jabka gaaray daac1sh waa badan yahay.

SNA RADIO
18 551
+2
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, ayaa galabta kahortagay weerar ay maleeshiyaadka Argagixisada AS ku soo qaadeen deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose. Khawaarijta ayaa dhowr madfac oo hoobiye ah kasoo tuuray aag ay kaga sugnaayeen duleedka deegaanka, balse ciidamado roondo ku jiray ayaa ogaaday goobta ay kasoo weerarayeen. Ciidamada Daraawiishta ayaa qaaday howlgal degdeg ah oo lagu fashiliyey isku daygii cadowga, waxaana lagu dilay mid ka mid ah maleeshiyaadka, halka ay gacanta ku dhigeen qorigii hoobiyaha ahaa, rasaastiisii iyo qalab kale oo la socday.

SNA RADIO
18 551
photo content
+4

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland. ayaa dilay labo Ajaanib Argagixisada Daacish ah, sidoo kale waxay Cii
+9
Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland. ayaa dilay labo Ajaanib Argagixisada Daacish ah, sidoo kale waxay Ciidanku qabsadeen gaari Iska-rogo ah, laba gaari oo yar yar oo ay furfureen, hubka noocyaddiisa kala duwan, Mootooyim, saad, sahay iyo agabyo kale oo muhiim ah.

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland. ayaa hawlgal ay sameeyeen waxay ku dileen Madaxii Drones-ka ee firxad
+9
Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland. ayaa hawlgal ay sameeyeen waxay ku dileen Madaxii Drones-ka ee firxadka Argagixisada Daacish, deegaannada Lugta Huraanhur iyo Togga Raq-raq ee buuraha Calmiskaad, waxa la qabtay Saanad Ciidan iyo talisyo.

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada Degaanka oo Jab Xooggan u Geystay Khawaarijta Gobolka Shabeellaha Dhexe Muqdisho, Maarso 7, 2025 – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya geesiyaasha ciidamada degaanka ayaa guul weyn ka gaaray dagaal ka dhacay degaanka Boos Hareeri ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada XDS oo si feejigan uga hortagay weerar ay maleeshiyaadka Khawaarijta isku dayeen inay kusoo qaadaan degaanka, ayaa dhirbaaxo adag ku dhuftay cadowga, waxaana halkaas lagu ciribtiray ku dhawaad 20 dhagarqabe, oo ay ku jiraan horjoogayaal sare oo ka tirsanaa argagixisada. Sidookale ciidamadda ayaa khawaarijta gacanta u dhigay gaadiid, iyo saanad ciidan. Howlgalkan guusha leh ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku xoreyneyso dhulka ay Khawaarijtu ku dhuumaaleysanayaan, iyada oo Ciidanka Xoogga Dalka oo garabsanaya shacabka Soomaaliyeed ay si buuxda uga go’an tahay ciribtirka cadawga nabadda iyo horumarka diidan.

SNA RADIO
18 551
photo content
+3

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamadda deegaanka ayaa guul taariikhi ah ka gaaray dagaal ka dhacay deegaanka Boos Caduur ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo jab culus lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta. Saraakiisha Ciidanka XDS oo lahadlay Warbaahinta C.Q.S ayaa sheegay in Ciidanka oo ka feejin dhagarta cadawga ay argagixisada ka dileenin dhagar-qabayaal badan, halka firxadka maleeshiyaadka khawaarijta lagu sii baacsanayo dhulka howdka ah. Faah faahin dheeraad halkaan kala soco