SNA RADIO
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览
频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 560 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 166,并在 索马里 地区排名第 467 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 560 名订阅者。
根据 27 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -482,过去 24 小时变化为 -16,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 9.72%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 804 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 24。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”
凭借高频更新(最新数据采集于 28 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
18 560
订阅者
-1624 小时
-1127 天
-48230 天
帖子存档
18 551
Geesiyaasha Ururka 95-aad Guutada 9aad Qaybta 60aad Ciidanka Dhulka XDS Ayaa Saaka Dagaal Ku Soo Qabtay Dhagar Qabe Ka Tirsan Khawaarijta Isagoona U Qabilsana Dhinaca Warbahinta.
Magaciisa ayaa lagu sheegay Cabdulaahi Axmed Maxamed magaciisa afgarashadu Cabdi-asiis
18 551
+2
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA) oo gacanta kusoo dhigay dhagar-qabeyaal doonayay in ay qaraxyo soo galiyaan magaalada Muqdisho
18 551
ciidamada difaaca shacabka degmada alkoowsar oo saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka gal-haruur ayaa qaarajiyay mid ka ka mida khawaariijta oo saanad u siday cadawga.
khawaariijka la qaarajiyay Ayaa Laga Soo furtay saanadi uu siday Laba qoray oo Shambal ah iyo gacan.
18 551
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed (Danab) ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar qorshaysan ku qaaday goob ay ku sugnaayeen horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ee argagixisada ah. Weerarkan oo ka dhacay deegaanka Sumadaale ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa lagu beegsaday xubno sare oo Khawaarijta ka tirsan kuwaas oo halkaas ku lahaa shirar dhagar ah oo ka dhan ah shacabka Soomaaliyeed.
Hawlgalka, oo ahaa mid si taxadar leh loo diyaariyay, ayaa sababay khasaare culus oo dhimasho iyo dhaawac leh oo soo gaaray Khawaarijta.Ciidanka XDS i ayaa ujeeddadoodu tahay in ay meesha ka saaraan cadowga, kana hortagaan khatar kasta oo ay shacabka ku hayaan.
Faah faahin dheeraad kala soco SNARADIO
18 551
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, ayaa galabta kahortagay weerar ay maleeshiyaadka Argagixisada AS ku soo qaadeen deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose.
Khawaarijta ayaa dhowr madfac oo hoobiye ah kasoo tuuray aag ay kaga sugnaayeen duleedka deegaanka, balse ciidamado roondo ku jiray ayaa ogaaday goobta ay kasoo weerarayeen. Ciidamada Daraawiishta ayaa qaaday howlgal degdeg ah oo lagu fashiliyey isku daygii cadowga, waxaana lagu dilay mid ka mid ah maleeshiyaadka, halka ay gacanta ku dhigeen qorigii hoobiyaha ahaa, rasaastiisii iyo qalab kale oo la socday.
18 551
+9
Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland. ayaa dilay labo Ajaanib Argagixisada Daacish ah, sidoo kale waxay Ciidanku qabsadeen gaari Iska-rogo ah, laba gaari oo yar yar oo ay furfureen, hubka noocyaddiisa kala duwan, Mootooyim, saad, sahay iyo agabyo kale oo muhiim ah.
18 551
+9
Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland. ayaa hawlgal ay sameeyeen waxay ku dileen Madaxii Drones-ka ee firxadka Argagixisada Daacish, deegaannada Lugta Huraanhur iyo Togga Raq-raq ee buuraha Calmiskaad, waxa la qabtay Saanad Ciidan iyo talisyo.
18 551
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada Degaanka oo Jab Xooggan u Geystay Khawaarijta Gobolka Shabeellaha Dhexe
Muqdisho, Maarso 7, 2025 – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya geesiyaasha ciidamada degaanka ayaa guul weyn ka gaaray dagaal ka dhacay degaanka Boos Hareeri ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada XDS oo si feejigan uga hortagay weerar ay maleeshiyaadka Khawaarijta isku dayeen inay kusoo qaadaan degaanka, ayaa dhirbaaxo adag ku dhuftay cadowga, waxaana halkaas lagu ciribtiray ku dhawaad 20 dhagarqabe, oo ay ku jiraan horjoogayaal sare oo ka tirsanaa argagixisada.
Sidookale ciidamadda ayaa khawaarijta gacanta u dhigay gaadiid, iyo saanad ciidan.
Howlgalkan guusha leh ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku xoreyneyso dhulka ay Khawaarijtu ku dhuumaaleysanayaan, iyada oo Ciidanka Xoogga Dalka oo garabsanaya shacabka Soomaaliyeed ay si buuxda uga go’an tahay ciribtirka cadawga nabadda iyo horumarka diidan.
18 551
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamadda deegaanka ayaa guul taariikhi ah ka gaaray dagaal ka dhacay deegaanka Boos Caduur ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo jab culus lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta.
Saraakiisha Ciidanka XDS oo lahadlay Warbaahinta C.Q.S ayaa sheegay in Ciidanka oo ka feejin dhagarta cadawga ay argagixisada ka dileenin dhagar-qabayaal badan, halka firxadka maleeshiyaadka khawaarijta lagu sii baacsanayo dhulka howdka ah.
Faah faahin dheeraad halkaan kala soco
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
