fa
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

رفتن به کانال در Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SNA RADIO

کانال SNA RADIO (@codkacqs) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 18 498 مشترک است و جایگاه 12 179 را در دسته اخبار و رسانه‌ها و رتبه 470 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 18 498 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 01 ژوئیه, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -488 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -29 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 10.61% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً N/A% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 1 963 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 0 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 25 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 02 ژوئیه, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته اخبار و رسانه‌ها تبدیل کرده‌اند.

18 498
مشترکین
-2924 ساعت
-1097 روز
-48830 روز
آرشیو پست ها
SNA RADIO
18 496
photo content
+2

SNA RADIO
18 496
Ciidamada daraawiista dawlad goboleedka jubbalaan gaar ahaan guutada( 2) ee fadhigeedu yahay janaa cabdale ayaa fa shiliyay miino dhagar qabayaasha As ay ladamacsanaayeen in ay ku dhibaateeyaan. Shacabka somaaliyeed Taliyaha guutada labaad ciidamadda daraawiishta dawlada jubbalaan col aar sh. Cali ayaa dadaal badan kubixinaya Bad qabka shacabka somaaliyeed ee isticmaala wadada isku xirta kismaayo iyo janaaca

SNA RADIO
18 496
photo content
+2

SNA RADIO
18 496
DEG DEG: Ciidamo kuwa degaanka ah oo gacan ka helaya Ciidanka Xds ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay dhulka howdka ah ee ku yaal nawaaxiga degaanka Budbud ee gobolka Galgaduud halkaas oo ay ku dhuumaaleeysanayeen xubno kartirsan khawaarijta. Howlgalka waxaaHoggaaminayay Hagar Barre waxaana la soo afjaray maleeshiyaadkii khawaarijta ee dhuumaaleeysanayay sidoo kale waxaa laga soo furtay hub iyo saanadkale Faah -Faahin dheeraad ah halkaan kala soco.

SNA RADIO
18 496
Labo ka mid ah Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal Ciidanka Xoogga Dalka ay ka sameeyeen caawa degaanka Garilow hoos taga degmada Janaale ee Gobalka Shabeellaha Hoose. Ciidanka ayaa gacanta ku dhigay laba qori, Bambaanooyin iyo Mooto ay wateen maleeshiyaadka la dilay. Taliye kuxigeenka Guutada 14-ka Octoober G/le Cabdiraxiin Maxamed Muunye ayaa warbaahinta Ciidamadda u sheegay in howlgalkaan uu u dhacay sidii loo qorsheeyay.

SNA RADIO
18 496
photo content
+4

SNA RADIO
18 496
DEG DEG :Horjoogayaasha Sare ee Maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa waxaa soo kala dhex-galey Qilaaf xoogan kaasoo markii dambe i
DEG DEG :Horjoogayaasha Sare ee Maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa waxaa soo kala dhex-galey Qilaaf xoogan kaasoo markii dambe isku bedeley gacan ka hadal. Saaka 6-dii Aroornimo ayaa laba garab oo ka tirsan Argagaxisada oo ay kala hogaaminayaan Mahad Karatee iyo Axmed Diriye Dagaal Qaraar ku dhexmarey Degmada Jilib ee gobolka jubada hoose. Waxaa jiro Qasaaro xoogan oo iskugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo maleeshiyaadka Khawaarijta dhexdooda ah . Qilaafka Argagaxisada ayaa ka bilaabtay 3 kamid ah horjoogayaasha khawaarijta oo ku heyb ah Mahad Karatee kuwaas oo xabsiga la dhigey. Waxaana hadda labada horjooge ee mahad karatee iyo axmad diiriye kala fadhiyaan degmada Jilib iyo Tuulada Hargeysa-yareey. Sidoo kale Horjooge Cabdiraxmaan fiiloow ayaa isna garab sadaxaad hoogaminayo kaas oo taageeraya mahad karatee oo ah mid ka gadoodsan xarigga horjoogayaasha ku haybta ah .

SNA RADIO
18 496
Maxamed Cumar Maxamed oo katirsanaa maleeshiyaadka khawaarijta ayaa isu soo dhiibay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada hoose. Maxamed Cumar ayaa katirsanaa maleeshiyaadka kooxda khawaarijta ee degmada Jamaame iyo nawaaxigeeda Guutada 11-aad Qeybta 43-aad Xds ayaa Maxamed oo ay eryanayaan maleeshiyaad katirsan khawaarijta ka dhiciyay islamarkaasna ka bad baadiyay soona dhoweeyay. Maxamed Cumar Maxamed ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in khawaarijta ay ka xaysteen isagoo 8-jir haatan dadiisu ay tahay 21-sano jir Wuxuuna intaasi ku daray kadib markii uu arkay dhagarta iyo dhibta joogtada ah ee khawaarijta iyo howlgalada ciidanka Xds kawadaan dalka uu go'aansaday inuu kasoo baxsado khawaarijta isuna soo dhiibo Ciidanka Xds

SNA RADIO
18 496
photo content
+3

SNA RADIO
18 496
Bu’aale ilaa sedax goob oo ay Cadowga Khawaarijta lahaayeen ayaa laga maqlay Jug xagga sare looga soo karoosay. Inkastoo Hawada ay ka saareen Is-gaarsiinta Argagixisada, hadana fariimihii ugu horeeyay ee la helay waxa ay tilmaamayaan Khasaaro xoog leh oo Cadowga gaaray. Saldhiga, warbiya ah dhinaceeda iyo Isbartiibada ayaa la sheegay in lagu dhuftay Dhowr jug, Xarumahan waxaa ka socday dhaq-dhaqaaqya u badan ka arrinsashada xaalada ku cakiran Kooxda. Argagixisada ayaa sidoo kale bilaabay in Gawaarida safarka ah ay kala dagaan dhalinyarada, waxaa sidoo kale Reeraha degan Jubbooyinka ay ku qasbeen Boqol Dagaalame juffa hoosaad kasta.

SNA RADIO
18 496
photo content

SNA RADIO
18 496
photo content

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Kumaandooska Xds Danab garahan Ururka 5.aad ee guutada 16-aad ayaa hawlgal qorshaysan ku dilay labo dhagarqabe oo kamid ah maleshiyada khawaarijta alshabab kuwasoo u qabilsana maaliyada degaanada wayaanta iyo degaanada ku dhow magalada , beerxaani ee gobolka Jubadda hoose. Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed waxa ay siilaba jibaareen howlagalada kasoconaya degaanada iyo dhulka howdka oo ay ku dhuumaaleey sanayaan firxadka maleeshiyaadka aragagixisada.

SNA RADIO
18 496
photo content
+8

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
ciidanka kumaandooska XDS ee Danab Uruurkiisa 5-aad iyo Ciidamada kale duwan ee Jubbaland ayaa hawlgal wada jir ah oo balaaran ka fuliyey deegaanada dhaca galbeedka Kismaayo sida Barjala, Dharkayn urur, Sariiraha, Orgiyow, Yaaq caleen iyo Aboodin kuwaa oo dhamaantood ay ku sameeysteen talisyo ay u diyaarsadeen godod dhulka hoostiisa ah waxaa todobaadyadii lasoo dhaafay ku aruuriyeen gododka dhulka hoostiisa ay u qoteen kooxo katirsan Khawaarijta iyo Qaraxyo oo ay doonayeen in ay ku weeraraan xerooyinka Ciidamada kuna dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed ee isticmaalaya wadooyinka halbowlaha u ah deegaanadaa oo ah kala bare Degmada Afmadow iyo Degmada Kismaayo. Deegaanka Barjala waa markii labaad oo ciidamada ay ku xasuuqayaan Kooxaha Khawaarijta ah ee halkaa isku aruursanayey, iyadoo gododka idin muuqda lagu xasuuqay horjoogayaal waweyn iyo ajaaniib ka barbar dagaalanta Khawaarijta.

SNA RADIO
18 496
photo content
+4

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
Sawiro dheeraad ah Aawdheegle