fa
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

رفتن به کانال در Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SNA RADIO

کانال SNA RADIO (@codkacqs) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 18 551 مشترک است و جایگاه 12 159 را در دسته اخبار و رسانه‌ها و رتبه 467 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 18 551 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 28 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -480 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -18 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 9.95% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً N/A% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 1 846 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 0 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 24 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 29 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته اخبار و رسانه‌ها تبدیل کرده‌اند.

18 551
مشترکین
-1824 ساعت
-1177 روز
-48030 روز
آرشیو پست ها
SNA RADIO
18 544
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland ayaa xukuno kala duwan ku riday dhagarqabayaal Maleeshiyaadka Khawaarijta la shaqeyn jiray

SNA RADIO
18 544
Maydad kale oo ah argagixisada Daacish, kuwaasi lagu dilay hawlgalkii shalay .
+8
Maydad kale oo ah argagixisada Daacish, kuwaasi lagu dilay hawlgalkii shalay .

SNA RADIO
18 544
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay gaar ahaan Kumaandooska XDS Gorgor iyo Qeybta 21-aad iyo ciidamadda deegaanka, ayaa
+1
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay gaar ahaan Kumaandooska XDS Gorgor iyo Qeybta 21-aad iyo ciidamadda deegaanka, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaano ay kamid yihiin Tuulo Xaaji iyo Tuulo Cadad ee hoostaga degmada Xarar-dheere, gobolka Mudug. Howlgalkan oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa looga gol lahaa ciribtirka maleeshiyaadka Khawaarijta, kuwaas oo la helay xogtooda, xilli ay maleegayeen dhagaro argagixiso. Ciidamadda ayaa si taxaddar leh uga hortagay kooxaha nabad-diidka ah, iyagoo ku beegsaday goobo ay isku uruursanayeen. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa xaqiijiyay in cadawga la gaarsiiyay jab xooggan, isla markaana la burburiyay saldhigyo ay ku dhuumaaleysanayeen. Howlgalka inta uu socday ayaa Khawawrijta laga dilay tiro maleeshiyaad.

SNA RADIO
18 544
ciidamada Difaaca Puntland ayaa guulo waawayn gaaray 89-kamida argagixisada Daacish ayaa lagu dilay hawl-gallo socday 18-kii saac ee lasoo dhaafay.

SNA RADIO
18 544
Saraakiisha ciidanka difaaca puntland oo faah faahiyay dagaal khasaare ba an lagu gaarsiiyay argagaixisada daacish oo soo gaarey galinkii dambe ee maanta

SNA RADIO
18 544
Kani waa Gaarigii ay qaraxyada kusoo rareen Argagixisadu xalay, ee ciidamadu kahortageen, gudihiisa waxaa lagu dilay labo mid
+3
Kani waa Gaarigii ay qaraxyada kusoo rareen Argagixisadu xalay, ee ciidamadu kahortageen, gudihiisa waxaa lagu dilay labo mid kamid darawalkii yahay iyo mid ku hubeysanaa qori Boobe culus ah. Haddii gaarigani qarxi lahaa khasaaro xoogan ayaa ka dhalan lahaa, Balse dhagartooda ayaa lafashiliyey. Ilaa hadda inta la sugay 5 Argagixiye in ka badan ayaa is qarxisay xalay oo kaliya.

SNA RADIO
18 544
Qaraxyadii ciidamada geesiyaasha ah xaley fashiliyaan bal u fiirso farsamada kooxdu gaarigaan usoo habaysay

SNA RADIO
18 544
Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidanka difaaca maamulka puntland & kooxda argagagixisada ee daacsh ayaa saaka ka dhacey deegaanka haraaryo ee toga jaceel. Ciidanka ayaa cagta mariyay kooxaha nabadiidka ah ee daacish waxaana jirey malayshiyaad is qarxiyay inta dagaalka uu socdey. Ciidanka ayaa hada wada howlgal kale oo sifayn ah waxayna baacsanayaan firxadka kooxaha argagixisada oo ciidanku ku qaadeen howlgal afar geesood ah

SNA RADIO
18 544
photo content
+1

SNA RADIO
18 544
photo content
+9

SNA RADIO
18 544
photo content
+9

SNA RADIO
18 544
Meydadka Daacish oo daadsan Togga Jaceel, oo maalmo kahor ay ku dagaalameen ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland.

SNA RADIO
18 544
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka iyo Ciidamadda Jubbaland oo Khawaarijta ugu daatay gododkii ay ku dhuumaaleeysanayeen kadib howlgal ka dhacay degaanada Wayaanta ee Gobolka Jubbada hoose.

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544
Meydad horleh oo kamid ah argagixisada Daacish ayaa ciidamada Difaaca Puntland ay ka heleen Talisyo cusub oo maanta ay la war
+7
Meydad horleh oo kamid ah argagixisada Daacish ayaa ciidamada Difaaca Puntland ay ka heleen Talisyo cusub oo maanta ay la wareegeen ciidamadu Howlgalka ciribtirka argagixisada Daacish ayaa ka soconaya Togga Jaceel ee buuraleyda Cal-miskaad, iyadoo ciidamadu kusii siqayaan aagag muhiim u ah argagixisada.

SNA RADIO
18 544
photo content
+1

SNA RADIO
18 544
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ayaa dilay maleeshiyaad katirsan Khawaarijta iyagoo kuwo kalana nolosha ku qabtay howlgal kasocda Bariga gobolka Hiiraan gaar ahaan aaga Beera yabaal

SNA RADIO
18 544
photo content
+2

SNA RADIO
18 544
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ee ka howlgasha gobolka Bakool ayaa manta fashiliyay qarax miino
+1
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ee ka howlgasha gobolka Bakool ayaa manta fashiliyay qarax miino ah nooca dhulka lagu aas ah oo ay khawaarijtu ku qariyreen suuq ganacsi oo ku yaal magaalada Xuddur ee gobolka Bakool. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku guuleeystay inay ka hortagaan dhagarta khawawrijta ay u soo maleegeen Shacabka magaalada Xudur.

SNA RADIO
18 544
Ciidamada Puntland dhulka ay kula dagalaamayaan Daacish waa mid si dabiici ah u leh difaacyo ay adagtahay in la galo, waa dhulka caynkaan u yaalla ee jeexyada, Buuraha iyo dhirta isku jirta leh. Ragga halkaas ku dagaalamaya waa kuwo caalami ah IS oo ka soo dagaalamay wadamo badan oo ay ka mid yihiin Iraq, Syria iyo Afganistan.