SNA RADIO
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览
频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 551 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 159,并在 索马里 地区排名第 467 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 551 名订阅者。
根据 28 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -480,过去 24 小时变化为 -18,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 9.95%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 846 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 24。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”
凭借高频更新(最新数据采集于 29 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
18 551
订阅者
-1824 小时
-1177 天
-48030 天
帖子存档
18 544
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland ayaa xukuno kala duwan ku riday dhagarqabayaal Maleeshiyaadka Khawaarijta la shaqeyn jiray
18 544
+1
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay gaar ahaan Kumaandooska XDS Gorgor iyo Qeybta 21-aad iyo ciidamadda deegaanka, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaano ay kamid yihiin Tuulo Xaaji iyo Tuulo Cadad ee hoostaga degmada Xarar-dheere, gobolka Mudug.
Howlgalkan oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa looga gol lahaa ciribtirka maleeshiyaadka Khawaarijta, kuwaas oo la helay xogtooda, xilli ay maleegayeen dhagaro argagixiso. Ciidamadda ayaa si taxaddar leh uga hortagay kooxaha nabad-diidka ah, iyagoo ku beegsaday goobo ay isku uruursanayeen.
Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa xaqiijiyay in cadawga la gaarsiiyay jab xooggan, isla markaana la burburiyay saldhigyo ay ku dhuumaaleysanayeen. Howlgalka inta uu socday ayaa Khawawrijta laga dilay tiro maleeshiyaad.
18 544
ciidamada Difaaca Puntland ayaa guulo waawayn gaaray 89-kamida argagixisada Daacish ayaa lagu dilay hawl-gallo socday 18-kii saac ee lasoo dhaafay.
18 544
Saraakiisha ciidanka difaaca puntland oo faah faahiyay dagaal khasaare ba an lagu gaarsiiyay argagaixisada daacish oo soo gaarey galinkii dambe ee maanta
18 544
+3
Kani waa Gaarigii ay qaraxyada kusoo rareen Argagixisadu xalay, ee ciidamadu kahortageen, gudihiisa waxaa lagu dilay labo mid kamid darawalkii yahay iyo mid ku hubeysanaa qori Boobe culus ah. Haddii gaarigani qarxi lahaa khasaaro xoogan ayaa ka dhalan lahaa, Balse dhagartooda ayaa lafashiliyey.
Ilaa hadda inta la sugay 5 Argagixiye in ka badan ayaa is qarxisay xalay oo kaliya.
18 544
Qaraxyadii ciidamada geesiyaasha ah xaley fashiliyaan bal u fiirso farsamada kooxdu gaarigaan usoo habaysay
18 544
Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidanka difaaca maamulka puntland & kooxda argagagixisada ee daacsh ayaa saaka ka dhacey deegaanka haraaryo ee toga jaceel.
Ciidanka ayaa cagta mariyay kooxaha nabadiidka ah ee daacish waxaana jirey malayshiyaad is qarxiyay inta dagaalka uu socdey.
Ciidanka ayaa hada wada howlgal kale oo sifayn ah waxayna baacsanayaan firxadka kooxaha argagixisada oo ciidanku ku qaadeen howlgal afar geesood ah
18 544
Meydadka Daacish oo daadsan Togga Jaceel, oo maalmo kahor ay ku dagaalameen ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland.
18 544
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka iyo Ciidamadda Jubbaland oo Khawaarijta ugu daatay gododkii ay ku dhuumaaleeysanayeen kadib howlgal ka dhacay degaanada Wayaanta ee Gobolka Jubbada hoose.
18 544
+7
Meydad horleh oo kamid ah argagixisada Daacish ayaa ciidamada Difaaca Puntland ay ka heleen Talisyo cusub oo maanta ay la wareegeen ciidamadu
Howlgalka ciribtirka argagixisada Daacish ayaa ka soconaya Togga Jaceel ee buuraleyda Cal-miskaad, iyadoo ciidamadu kusii siqayaan aagag muhiim u ah argagixisada.
18 544
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ayaa dilay maleeshiyaad katirsan Khawaarijta iyagoo kuwo kalana nolosha ku qabtay howlgal kasocda Bariga gobolka Hiiraan gaar ahaan aaga Beera yabaal
18 544
+1
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ee ka howlgasha gobolka Bakool ayaa manta fashiliyay qarax miino ah nooca dhulka lagu aas ah oo ay khawaarijtu ku qariyreen suuq ganacsi oo ku yaal magaalada Xuddur ee gobolka Bakool.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku guuleeystay inay ka hortagaan dhagarta khawawrijta ay u soo maleegeen Shacabka magaalada Xudur.
18 544
Ciidamada Puntland dhulka ay kula dagalaamayaan Daacish waa mid si dabiici ah u leh difaacyo ay adagtahay in la galo, waa dhulka caynkaan u yaalla ee jeexyada, Buuraha iyo dhirta isku jirta leh. Ragga halkaas ku dagaalamaya waa kuwo caalami ah IS oo ka soo dagaalamay wadamo badan oo ay ka mid yihiin Iraq, Syria iyo Afganistan.
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
