fa
Feedback
Mohamed Gedef

Mohamed Gedef

رفتن به کانال در Telegram
5 109
مشترکین
-624 ساعت
-347 روز
-15430 روز
آرشیو پست ها
Ciid mubarak.
Ciid mubarak.

Ahey qofan gold buy ugu jirin jaanis ka kama faaideysan doono.😬
Ahey qofan gold buy ugu jirin jaanis ka kama faaideysan doono.😬

Hadii Aad rabto in 2026 kaga duwanato ama kaga fiicnato sanadkii hore ,waa inaad sameysaa wax Aadan sameyn .

2025 Dhamaataye Forex Trader ma Noqotay mise Sharts ay dadka soo dhigan unbaad daawan jirtay?

Bilowga Sanadka aya Xamaasadu jirta taas oo ka awood badan wax walba hadii Aadan action ubedelin markay kaa baxdo ayaad sanadka kale sugi doonaa. start january your journey

Sanadkan cusub waa la kala baxayaaa: qaar waxay sii wadi doonaan in ay kaliya daawadaan charts iyo screenshots dadka kale soo dhigaan, qaar kalena waxay go’aansan doonaan inay iyagu noqdaan traders‑ka mustaqbalka.

Maanta Waa NFP Day iska ilaali inaad Suuqa Trade gareyso ka hor actualka oon Soo bixin. Dxy inay bearish sii Ahaato ayay ubadan tahay hadii War xun kaso baxo.

War Deg-deg ah: FED oo hoos u dhigtay dulsaarka! 🇺🇸 Bangiga dhexe ee Maraykanka (Fed) wuxuu si rasmi ah u dhimey dulsaarka
War Deg-deg ah: FED oo hoos u dhigtay dulsaarka! 🇺🇸 Bangiga dhexe ee Maraykanka (Fed) wuxuu si rasmi ah u dhimey dulsaarka 0.25%, isagoo ka dhigay 3.75% halkii uu ka ahaa 4.00%.

War Deg-deg ah: FED oo hoos u dhigtay dulsaarka! 🇺🇸 Bangiga dhexe ee Maraykanka (Fed) wuxuu si rasmi ah u dhimey dulsaarka
War Deg-deg ah: FED oo hoos u dhigtay dulsaarka! 🇺🇸 Bangiga dhexe ee Maraykanka (Fed) wuxuu si rasmi ah u dhimey dulsaarka 0.25%, isagoo ka dhigay 3.75% halkii uu ka ahaa 4.00%. 💬 FOMC waxay sheegtay in ay joojinayaan adkeynta lacagta (QT). 📉 USD waa bearish — waxaa kor u kici kara Gold (XAU/USD) iyo EUR/USD. 📈 Suuqyada saamiyada (NASDAQ & S&P500) waa bullish. #FOMC #FED #USD #ForexNews

Waa Cajiib in Aan ku dhaho! Mushar kii Aan isdhihi jirey si bile ah ayaad uqadan doonta markaad shaqo hesho inaad awoodey ina
Waa Cajiib in Aan ku dhaho! Mushar kii Aan isdhihi jirey si bile ah ayaad uqadan doonta markaad shaqo hesho inaad awoodey inan hal saac ama ka yar Aan uga sameyn karo candles kaas cagaarka iyo Casaanka iskugu jira! Trading-ku waa cajiib

📢 War Deg-deg ah: Xogta Shaqada Mareykanka Oo Daciiftay! 🔹 ADP Non-Farm Employment Change: –32K shaqo ayaa la waayay bishii
📢 War Deg-deg ah: Xogta Shaqada Mareykanka Oo Daciiftay! 🔹 ADP Non-Farm Employment Change: –32K shaqo ayaa la waayay bishii lasoo dhaafay, halka 5K la filayay. 💡 Natiijadani waxay muujinaysaa in suuqa shaqada uu si weyn u daciifay.