5 109
订阅者
-624 小时
-347 天
-15430 天
帖子存档
5 107
Hadii Aad rabto in 2026 kaga duwanato ama kaga fiicnato sanadkii hore ,waa inaad sameysaa wax Aadan sameyn .
5 107
2025 Dhamaataye Forex Trader ma Noqotay mise Sharts ay dadka soo dhigan unbaad daawan jirtay?
5 107
Bilowga Sanadka aya Xamaasadu jirta taas oo ka awood badan wax walba hadii Aadan action ubedelin markay kaa baxdo ayaad sanadka kale sugi doonaa.
start january your journey
5 107
Sanadkan cusub waa la kala baxayaaa: qaar waxay sii wadi doonaan in ay kaliya daawadaan charts iyo screenshots dadka kale soo dhigaan, qaar kalena waxay go’aansan doonaan inay iyagu noqdaan traders‑ka mustaqbalka.
5 107
Maanta Waa NFP Day iska ilaali inaad Suuqa Trade gareyso ka hor actualka oon Soo bixin.
Dxy inay bearish sii Ahaato ayay ubadan tahay hadii War xun kaso baxo.
5 107
War Deg-deg ah: FED oo hoos u dhigtay dulsaarka!
🇺🇸 Bangiga dhexe ee Maraykanka (Fed) wuxuu si rasmi ah u dhimey dulsaarka 0.25%, isagoo ka dhigay 3.75% halkii uu ka ahaa 4.00%.
5 107
War Deg-deg ah: FED oo hoos u dhigtay dulsaarka!
🇺🇸 Bangiga dhexe ee Maraykanka (Fed) wuxuu si rasmi ah u dhimey dulsaarka 0.25%, isagoo ka dhigay 3.75% halkii uu ka ahaa 4.00%.
💬 FOMC waxay sheegtay in ay joojinayaan adkeynta lacagta (QT).
📉 USD waa bearish — waxaa kor u kici kara Gold (XAU/USD) iyo EUR/USD.
📈 Suuqyada saamiyada (NASDAQ & S&P500) waa bullish.
#FOMC #FED #USD #ForexNews
5 107
Waa Cajiib in Aan ku dhaho! Mushar kii Aan isdhihi jirey si bile ah ayaad uqadan doonta markaad shaqo hesho inaad awoodey inan hal saac ama ka yar Aan uga sameyn karo candles kaas cagaarka iyo Casaanka iskugu jira!
Trading-ku waa cajiib
5 107
📢 War Deg-deg ah: Xogta Shaqada Mareykanka Oo Daciiftay!
🔹 ADP Non-Farm Employment Change: –32K shaqo ayaa la waayay bishii lasoo dhaafay, halka 5K la filayay.
💡 Natiijadani waxay muujinaysaa in suuqa shaqada uu si weyn u daciifay.
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
