Himilo community
رفتن به کانال در Telegram
نمایش بیشتر
📈 تحلیل کانال تلگرام Himilo community
کانال Himilo community (@himilo_community) بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 68 200 مشترک است و جایگاه 3 714 را در دسته فیلمها و رتبه 54 را در منطقه فنلندة دارد.
📊 شاخصهای مخاطب و پویایی
از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 68 200 مشترک جذب کرده است.
بر اساس آخرین دادهها در تاریخ 02 سپتامبر, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -3 333 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -143 بوده و همچنان دسترسی گستردهای حفظ شده است.
- وضعیت تأیید: تأیید نشده
- نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 1.15% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً N/A% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب میکند.
- دسترسی پستها: هر پست به طور میانگین 0 بازدید دریافت میکند. در اولین روز معمولاً 0 بازدید جمعآوری میشود.
- واکنشها و تعامل: مخاطبان بهطور فعال حمایت میکنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.
📝 توضیح و سیاست محتوایی
توضیحی برای کانال ارائه نشده است.
به لطف بهروزرسانیهای پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 03 سپتامبر, 2026)، کانال همواره بهروز و دارای دسترسی بالاست. تحلیلها نشان میدهد مخاطبان بهطور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته فیلمها تبدیل کردهاند.
68 200
مشترکین
-14324 ساعت
-7687 روز
-3 33330 روز
آرشیو پست ها
68 200
Salamulah saaxibayaal
Dhamantiin barwaqan idin rajayna
Maanta oo 26 June waxan halkan
Idinku sii wadi doonnaa fursadaheeni
aan sogudbin jirnay
Wixi maclumaad ahna insha allah codka
hoos idinku Rebnay si fiican udhagaysta
Nagu so biir
Whatsapp Group: https.himilo.veried.Group.chat
YouTube channel: www.Youtube-Himilo.
Mahadsanidiin
68 200
Ma ubahan tahay in lagu diyariyo dhaman documents sida
CV MOTIVATION LETTER RECOMMENDATION LETTERfadlan ila so xariir @C0ach_Ahmed
68 200
📄🔥 CV EUROPASS – FURSADDAADA SHAQO IYO MUSTAQBAL 🔥📄
Haddii aad mar walba aragto:
❌ “CV soo dir” oo aadan haysan mid fiican
❌ Shaqo aad dalbatay oo lagaa aamuso
❌ Fursad aad seegtay sababtoo ah CV-gaaga ma ahayn mid soo jiita
👉 Halkaan ayay dhibaatadu ka jirtaa.
💡 Xaqiiqda maanta jirta:
Adduunka maanta, shirkadaha iyo hay’adaha waxay helaan boqolaal CV hal mar… waxayna eegaan kaliya kuwa qaab professional ah u qoran. Haddii CV-gaaga uusan heer sare ahayn — waa lagaa gudbaa adigoon la arkin xitaa.
💼 Maxaa kaa dhigaya mid aad u baahan CV-gan?
✔ Haddii aad shaqo raadineyso
✔ Haddii aad rabto inaad dibadda wax ka barato
✔ Haddii aad rabto mustaqbal ka fiican kan hadda
✔ Haddii aad rabto in laguu arko qof diyaar ah oo xirfad leh
🚀 Faa’iidooyinka aad helayso:
✔ CV si heer sare ah loo habeeyey (Professional Design)
✔ Lagu darayo sawirkaaga 📸 si kalsooni loo helo
✔ Email-kaaga iyo xiriiradaada oo si sax ah u muuqda
✔ Xogtaada oo si nidaamsan loo kala dhigayo (Education, Skills, Experience)
✔ CV kuu shaqeynaya shaqo kasta + deeq kasta
✔ CV aad ku isticmaali karto gudaha Soomaaliya iyo dibaddaba
🔥 Tan ugu muhiimsan:
CV-gaan ma aha warqad caadi ah… waa furaha laguu ku furo albaabada shaqo iyo fursado cusub.
⚡ Saaxiib, ha noqon qof sugaya fursad… noqo qof isku diyaariya fursadda.
👉 Maanta dalbo CV-gaaga, berrina waxaad noqon kartaa qof la doortay!
@C0ach_Ahmed
68 200
Young Leaders in National Security Fellowship 2026 UK 🇬🇧 (Funded)
Apply: https://counterextremism.org.uk/programmes/young-leaders-in-national-security-fellowship2026/
The program will be delivered in person in London from 7–11 September 2026.
Open to all Nationals. Covers Stipend, Accommodation, and Transport in the UK.
Deadline: 5th June 2026
68 200
Host Country: Canada
Host Institution: University of British Columbia
Scholarship Provider: Intergovernmental Authority on Development
Programme Initiative: BE-Prosper
Program Level: Graduate Studies
Program Type: Scholarship
Funding Type: Fully Funded
Eligible Countries: Somalia, Djibouti, and South Sudan
Deadline: 30 April 2026
Apply now: https://igad.int/bluegrantscholarship/
68 200
https://www.sle-berlin.de/en/study/
Host Country: Germany
Host City: Berlin
Host Institution: Humboldt University of Berlin
Program Provider: Seminar für Ländliche Entwicklung
Program Type: Postgraduate Certificate Program
Field: International Cooperation and Sustainable Development
Duration: 1 Year
Number of Participants: 20 per year
Funding Type: Funding Opportunities Available
Language of Instruction: English
68 200
MEXT Scholarship 2027 in Japan 🇯🇵 (Embassy Track – Fully Funded)
Apply: https://www.studyinjapan.go.jp/en/smap-stopj-applications-research.html
The Largest Japanese Government Scholarship Program for Bachelor, Masters, PhD.
Open to all Nationals. No Fees. The Scholarship covers Airfare, Accommodation, Meals, Visa, Stipend, Tuition Fees, Insurance.
68 200
Fully Funded – European Leadership Conference Switzerland 2026 🇨🇭🇺🇳🇪🇺
Benefits & Perks: Flights, Stay, Meals — Covered!
Plus UN opportunities, UNESCO funding, and full visa support 🛂
Apply now: https://risingleadersmag.org/events-switzerland/
It’s a step forward for your personal and professional development.
68 200
Skoltech Scholarships 2026 in Russia (Fully Funded) 🇷🇺🎓
University: Skoltech University 🏫
Degree level: Masters, PhD 🎓
Scholarship coverage: Fully Funded 💰
Eligible nationality: All Nationalities 🌍
Award country: Russia 🇷🇺
Last date: 16 March 2026 for MS, 27 April 2026 for PhD 📅
Apply Link: https://apply.skoltech.ru/ 🔗
68 200
Asc dhalinyaro 👋
Waxaan idinla wadaagayaa fursado muhiim ah oo aad ka faa’iideysan kartaan:
- Conferences (Shirar caalami ah)
- Training (Tababaro xirfadeed)
- Scholarships (Deeqo waxbarasho)
- Fellowships (Barnaamijyo horumarineed)
Fadlan si joogto ah ula soco fursadahan, kuna dadaala inaad codsataan si aad u horumarisaan aqoonta iyo xirfadda.
Fursad walba waa talaabo horumar ah 💡
68 200
Dhalinyaro waa idin lawada howsha fadlan waqtigiina suga insha allah dhamaan inta laga gaaro waa looxaraynaa insha allah
Mahadsanidiin
68 200
Dalka Romania 🇷🇴
Qofka kushaqaynaayo qidmadiisa bixinaysa 3$ Maaanta waxa loo shaqaynaa 15 qof oo master kaliya ah Hadii aad haysto documents 1. CV 2. Recommendation letters 3. Motivation letter 4. Certificate bachelor Kaliya dadka master ah hala xariiran Laxariir Coach Ahmed ✅ - @C0ach_Ahmed
68 200
Salamulah saaxibayaal
Dhalinyaro badan nasoo waydiise Waxan rabnaa in naloo diyariyo CV jamacada an Codsanayno ay ubaahan yihiin. Waxan howshaash uxilsaarnay mid kamid ah coaches-ka Kastan scholarshipa Aqoon u leh diyaarinta documentska Marka cidii ubahan In loosameeyo -> Cv -> Study plan -> Motivation letter ( jamaacada kasto aa rabto ) -> Volunteering work letter profisional ( only IT )Laxariir Coach Ahmed -> @C0ach_Ahmed Best regards Officeadmision@gmail.com Mahadsanidiin
68 200
Hambalyo Ardaygas helay
Germany 🇩🇪 YT
Hadii aad ubaahantahay in laga cawiyo
Buuxso fomkaan hoose
https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9
https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9
Mahadsanidiin
68 200
Hambalyo Ardaygas helay
Guul Baan idin rajaynaynaa
Hadii aad ubaahantahay in laga cawiyo
Buuxso fomkaan hoose
https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9
https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9
Mahadsanidiin
68 200
Hambalyo Ardaydas heshay
Guul Baan idin rajaynaynaa Test gaas
Hadii aad ubaahantahay in laga cawiyo
Buuxso fomkaan hoose
https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9
https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9
Mahadsanidiin
