Himilo community
Welcome Himilo community 1. Fursadaha dhalinyarada 2. Shirarka caalamiga 3. Hormarinta xirfadaha Hanno Himiladaaada Nala Guulayso 🤍🎀 Caawin : @himilo_community_support
نمایش بیشتر📈 تحلیل کانال تلگرام Himilo community
کانال Himilo community (@himilo_community) بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 73 595 مشترک است و جایگاه 3 452 را در دسته فیلمها و رتبه 45 را در منطقه فنلندة دارد.
📊 شاخصهای مخاطب و پویایی
از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 73 595 مشترک جذب کرده است.
بر اساس آخرین دادهها در تاریخ 15 ژوئیه, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -3 132 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -93 بوده و همچنان دسترسی گستردهای حفظ شده است.
- وضعیت تأیید: تأیید نشده
- نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 1.11% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 0.19% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب میکند.
- دسترسی پستها: هر پست به طور میانگین 816 بازدید دریافت میکند. در اولین روز معمولاً 140 بازدید جمعآوری میشود.
- واکنشها و تعامل: مخاطبان بهطور فعال حمایت میکنند؛ میانگین واکنش به هر پست 4 است.
📝 توضیح و سیاست محتوایی
نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاههای شخصی توصیف میکند:
“Welcome Himilo community
1. Fursadaha dhalinyarada
2. Shirarka caalamiga
3. Hormarinta xirfadaha
Hanno Himiladaaada
Nala Guulayso 🤍🎀
Caawin : @himilo_community_support”
به لطف بهروزرسانیهای پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 15 ژوئیه, 2026)، کانال همواره بهروز و دارای دسترسی بالاست. تحلیلها نشان میدهد مخاطبان بهطور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته فیلمها تبدیل کردهاند.
در حال بارگیری داده...
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 16 ژوئیه | 0 | |||
| 15 ژوئیه | 0 | |||
| 14 ژوئیه | 0 | |||
| 13 ژوئیه | 0 | |||
| 12 ژوئیه | 0 | |||
| 11 ژوئیه | 0 | |||
| 10 ژوئیه | 0 | |||
| 09 ژوئیه | 0 | |||
| 08 ژوئیه | 0 | |||
| 07 ژوئیه | 0 | |||
| 06 ژوئیه | 0 | |||
| 05 ژوئیه | 0 | |||
| 04 ژوئیه | 0 | |||
| 03 ژوئیه | 0 | |||
| 02 ژوئیه | 0 | |||
| 01 ژوئیه | 0 |
| 2 | Ardayda dhibatada ka haysto xaga documents ka
Master u badan fadlan Hadii aad ubaahantahay
dhaman documents kaan
1. Warqad cafimaad
2. Eu Cv
4. Motivation letter
5. Recommendation letters
6. Recommendation (2 )
7. English medium
Nala so xariir: @Himilo_community_support
FG : Qiimaha documenti kasto wa 3$ marka laga reebo
Warqada cafimaadka ilaa maalinta barito ah fadlan qofki
Rabo haka faidaysto
Mahadsanidiin | 149 |
| 3 | Ardayda dhibatada ka haysto xaga documents ka
Master u badan fadlan Hadii aad ubaahantahay
dhaman documents kaan
1. Warqad cafimaad
2. Eu Cv
4. Motivation letter
5. Recommendation letters
6. Recommendation (2 )
7. English medium
8. 3 jaamacad lagu xarayna
Nala so xariir: @Himilo_community_support
FG : Qiimaha documenti kasto wa 3$ marka laga reebo
Warqada cafimaadka ilaa maalinta barito ah fadlan qofki
Rabo haka faidaysto
Mahadsanidiin | 2 |
| 4 | Salam dhalinyaro
Ma Ubahantahay
full scholarship Malaysia ah 🇲🇾
Mid ka mid ah coaches-ka Himilo C.
Aya si free ah uga cawin doono ardayda
Haysto kaliya sharudahan so socda
Shahaado dugsiga sare ugu yaran C grade
Passport
Sawir passport-size ah
Dalkii joogto
Ubahanahay tahay in aad
Full time bachelor diyariso 🇲🇾
Fadlan la xariir coach @c0ach_ahmed
FG: fadlan hadi adan haysan documentskan
hala xariirin coach si ay ardayda kale fursadan
Uga faidaystan
Nasiib wacan | 239 |
| 5 | salamulah dhalinyaro
Hadii aad ubahan tahay in
aad master kaga kudiyaariso
Japanese scholarship tani wa fursadii
Honjo International Scholarship waxay
bixinaysa scholarship u gaar ah Ardayda
master and phD diyarinaysa
wax application fee ah majiro
toos baad u codsanaysa
link portal : dire.himil.japan.edu
faah-fahin: japenese.scholar.edu | 280 |
| 6 | Salamulah Dhalinyaro
Maalin wanaagsan
Fursadan ay bixinayso UNPAB
University Waxay ufuran tahay
ardayda codsanaysa Heerka kowaad
ee jamacadaha ( bach only)
FG: luqada hadii aad haysto
international C. Kubuuxi ayada
hadii kalena English Medium
Link: apply.Unapab
Gulaysta | 445 |
| 7 | 📢 OGEYSIIS MUHIIM AH..! 🇮🇹
Dhammaan ardayda danaynaysa waxbarashada Talyaaniga, ogow in codsiga Jaamacadda Palermo uu xirmayo 20-ka Luulyo 2026.
Application Link:
https://immaweb.unipa.it/immareg/facelets/anag/ins_anag_generale.seam?partnerId=IMMAWEB
Jaamacaddu waxay bixisaa Bachelor's Degree iyo Master's Degree.
Ha lumin fursaddan qiimaha badan. Dhammeystir codsigaaga ka hor waqtiga kama dambaysta ah.
Waxaan dhammaan ardayda u rajaynayaa guul iyo nasiib wacan.
Whatsapp Number: +251921217125 | 464 |
| 8 | 📢 OGEYSIIS MUHIIM AH..! 🇮🇹
Dhammaan ardayda danaynaysa waxbarashada Talyaaniga, ogow in codsiga Jaamacadda Palermo uu xirmayo 20-ka Luulyo 2026.
Application Link: https://www.kastanmentoring.com/
Jaamacaddu waxay bixisaa Bachelor's Degree iyo Master's Degree.
Ha lumin fursaddan qiimaha badan. Dhammeystir codsigaaga ka hor waqtiga kama dambaysta ah.
Waxaan dhammaan ardayda u rajaynayaa guul iyo nasiib wacan.
Whatsapp Number: +251921217125 | 1 |
| 9 | Hadii aad ubahan tahay
Bachelor
-> Nursing
-> Nutrition
-> Public health
-> Midwifery
Master
-> Education
-> Computing/IT
-> Informatics
-> Islamic studies
Aadna donayso in aad wax kubarato Indonesia 🇮🇩
Fully founded nala so xariir
@Himilo_community_support | 674 |
| 10 | Horumar idin rajayna
Nala so xariir 📱
@himilo_community_support | 629 |
| 11 | Salam
Udinus University Indonesia 🇮🇩
Waxay bixinaysa scholarship fully
Requirements lagaga bahan yahay
1. Bachelor 25 sano ugu dambayn
2. Master 35 sano
3. PhD 45 sano
In aa haysto documents sax ah
In aad kufiican tahay English ka
Hadii aad ubahan tahay wax cawin ah
@himilo_community_support | 827 |
| 12 | Ma ubahan tahay in aa wax kubarato Europe
Ireland 🇮🇪 waxay bixinaysa scholarship
Ugaar ah dadka rabo in ay master diyariyaan
Requirements
1. Dhaman documents waxad kudiraysa Email
2. In aad haysto strong documents
3. In aa ledahay ugu yaraan 2.5 qibrad shaqo ah
Email : nairobifellowships@dfa.ie
Hadii aad ubaahantahay in lagu xareeyo
@himilo_community_support | 497 |
| 13 | Salamulah saaxibayaal
Dhamaan documentska looga bahan yahay
Qofka rabo scholarship inu xaraysto wa kuwas
Hadii aadan haysan nala so xariir anaga Aya ku
Samaynayna documentska ugu haboon hadii ay
Kaa dhiman yihiin documentska Gaar ah sidoo
Kale nala so xariir insha allah
Support: @Himilo_community_support
Waxa bisha June bilaban doono scholarships
Badan oo dalkasi Talyaaniga ah 🇮🇹 marka an
Kawaa faidaysano insha Allah
Requirements
1. Warqad cafimaad 10$
2. Eu Cv 3$
4. Motivation letter 2$
5. Recommendation letters 3$
6. Recommendation (2 ) 3$
7. English medium 4$
8. 3 jaamacad lagu xarayna 13$
Mahadsanidiin | 551 |
| 14 | Salam
Meeting xalay waxa nagala so qayb galay Kaliya
17 qof 10 kamid ah aan Isla xaraynay Deeqdii
Indonesia Fadlan qof walba mar kasto documents
Haku diyarsanadan
Hadii aa ubahan tahay in si gaar ah lagugu xareeyo
Laxariir @himilo_community_support si lagu qabto
Mahadsanidiin inti nagala so qayb gashay
Kuna sobiira Groupkeena whatsappka
Whatsapp.com.himilo-Group.edu
🤍🇮🇹 | 553 |
| 15 | Hambalyo ardaygaas meeting keenii hore
Nagula xareeyay deeqda Kazakhstan 🇰🇿
Caawa meeting jiro wa Indonesia
Fully founded Dhamaan documentskiina
diyaarsada
Hadi ay wax ka dhiman yihin
sida warqada cafimdka Hada laxariir qaybta
cawinaada @himilo_community_support
Kahor meeting 21:00 habeenimo
Gulaysta | 698 |
| 16 | Dhamaan dadka warqada cafimaad rabo
Ugu yaraan ila Bari ayaad helaysan waqti
Ayay qadanaysa sida loo kala horeeyo
Marka insha allah isku daya in aad sugtan
Mahadsanidiin | 658 |
| 17 | Ma ubahan tahay in lagu diyariyo
dhaman documents kahor meeting ka
CV
MOTIVATION LETTER
RECOMMENDATION LETTER
fadlan la xariir
@himilo_community_support | 702 |
| 18 | Caawinta : @himilo_community_support | 755 |
| 19 | Salamulah saaxibayaal
Meeting Keena xiga wa 27 June 26
21:00 Am ( 09:00 ) xiliga Somalia
Agenda : Universitas Bangka Belitung 🇮🇩
Sharuudaha
-> Passport ama ID national
-> Sawir passport-size
-> Secondary certificate + transcript
-> English medium certificate
-> Recommendation letter
-> Medical report
-> Motivation letter
-> CV
-> Commitment letter
-> Consent letter
Qofki udhamaystiran yihiin insha allah
Groupkeena whatsaoo Haku sobiiro
Qofki cawin rabo - @himilo_community_support
Mahadsanidiin | 938 |
| 20 | Sidan u xarayso fursadan ufuran
Dhamaan
Bachelor degree ✅
Master degree ✅
PhD ✅
Daawo oo xarayso fursadan
inta aysan xirmin 🤍🎀
Link : www.youtube.himilo. | 1 268 |
