5 397
مشترکین
-524 ساعت
-227 روز
-8030 روز
در حال بارگیری داده...
کانالهای مشابه
ابر برچسبها
هیچ دادهای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
ژوئیه '26
ژوئیه '26
+11
در 0 کانالها
ژوئن '26
+56
در 0 کانالها
Get PRO
مه '26
+50
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '26
+313
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '26
+38
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '260
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '260
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '250
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '250
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '250
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '250
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '250
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '250
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '250
در 0 کانالها
Get PRO
مه '250
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '250
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '250
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '250
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '250
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '24
+49
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '24
+188
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '24
+232
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '24
+470
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '24
+360
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '24
+12
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '24
+23
در 0 کانالها
Get PRO
مه '24
+39
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '24
+98
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '24
+79
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '24
+310
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '24
+56
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '23
+4 646
در 0 کانالها
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 14 ژوئیه | 0 | |||
| 13 ژوئیه | 0 | |||
| 12 ژوئیه | +3 | |||
| 11 ژوئیه | 0 | |||
| 10 ژوئیه | +2 | |||
| 09 ژوئیه | 0 | |||
| 08 ژوئیه | 0 | |||
| 07 ژوئیه | +1 | |||
| 06 ژوئیه | 0 | |||
| 05 ژوئیه | +2 | |||
| 04 ژوئیه | 0 | |||
| 03 ژوئیه | +1 | |||
| 02 ژوئیه | +2 | |||
| 01 ژوئیه | 0 |
پستهای کانال
| 2 | Laba wallet oo cusub oo la sameeyay ayaa la Baxay ETHERUIM la Qiima ah $94.6 Milyan oo dollarka Maraykanka ah . Waxaa lacagta laga saaray waa Kraken .
Waxa looga shakisan-yahay in uu yahay Tom lee . | 0 |
| 3 | BTCUSD | 0 |
| 4 | Lacag ka badan $6.83 Bilyan oo dollarka Maraykanka ah ayey khsaari doonaan Dadka Buy-da ugu jira suuqa Crypto lkn waa Hadii Bitcoin ay $5,000 oo kaliya hoos uga dhacdo Price -ka ay iminka ay joogto.
Maku jirtaa Team-kaas ? | 0 |
| 5 | Bitcoin hoos u socotaa | 0 |
| 6 | $100,000 oo lagu maalgashaday Etherium 5 sano ah ka hor maanta waxa ay la Qiima tahay $85,000
$100,000 oo lagu maalgashaday Nvidia 5 sano ah ka hor maanta waxa ay la Qiima tahay $1,400,000.
Mararka qaar Eth waxaa loogu yeeri karaa Magaca stable coin. | 0 |
| 7 | Tom lee waxa uu iibsaday Etherium u dhiganta $232M
Total waxa uu haystaa 5 milyan xabo oo Etherium ah .
Ninka I love you Eth caadi ah waaye. | 0 |
| 8 | Dad badan oo sell ugu jira marka hore waa in SL-ka looga dhaco , ka dib ayey soo daadashada bilaaban doontaa | 0 |
| 9 | BTCUSD | 0 |
| 10 | Nin Jeeb-WEYNE ah ayaa akoonkiisa Binance so dhigtay 300 xabo oo BTC ah Lana Qiima ah 23.4 Milyan oo dollarka Maraykanka ah .
Waa dhaq-Dhaqaaqi u horeeyay muddo 2 sano ah . Hadda ninkan wuxuu dhex fadhiyaa faa’ido $17 milyan ah . 3 Sano ka hor 300 BTC waxa ay ahayd $5.7 milyan . | 0 |
| 11 | Lacag ka badan 2.25 Bilyan ayey khasaari doonaan Dadka Crypto sell ka ugu jira Hadii Bitcoin ay gaarto 80,000
Maxey kula tahay adi ? | 0 |
| 12 | Sidan ayaa Bitcoin loogu kala jiraa
Team Buy : lacag dhan $12,000,000,000 ayaa Buy ah .
Team Sell : $3,600,000,000
Xaaladda sida caadiga ah Team Buy bey u egtahay in dhulka laga taagi doono.
Adi team kee la jirtaa ? Falaqayntaada Nala wadaag . | 0 |
| 13 | Qof baa bixiyay 25,000 si uu iibsado 1.89 milyan oo ah coin ka spike .
Meesha ay la gaarto aan aragno bal . | 0 |
| 14 | ETHERIUM Foundation ayaaa unstaking ku samaysay Eth la Qiima ah 48.9 milyan oo dollarka Maraykanka ah .
Malaga yaaba in ay selll gareeyaan ? | 0 |
| 15 | BTC 78k | 0 |
| 16 | Muddo 7 bilood ah nin halkan ah oo wallet kiisu ka bilaabanayo 0xE595 ayaa coin AAVE ku maalgashaday lacag dhan $1.65 milyan oo dollarka Maraykanka ah . Coins ka Guud ee AAVE uu ka haystay waa 12,223 xabo .
Maanta ayuu si Rasmi ah u sell gareeyay Coins kii oo dhan , waxaana uu qaatay khasaare lacag ahaan dhan $514K.
Waa Loss culus runtii . | 0 |
| 17 | Tom lee kama daalo miyaa in uu iibsado Etherium.
Maanta waxa uu iibsaday 100,000 xabo oo Eth ah Lana Qiima ah $233.7 milyan oo dollarka Maraykanka ah . | 0 |
| 18 | Wallet mar dhaw la sameeyay oo tirsigeedu ka bilaabanayo 0xf860 ayaa Binance kala baxay 18,000 xabo oo ETHERIUM ah lana qiima ah $43.22 milyan.
Lacagtii hadana wuxuu ku sii dirsaday akoon BITGO ah . | 0 |
| 19 | BTC $79k . | 0 |
| 20 | Tom Lee shirkadiisa ee Bitmine ayaa staking ku samaysay 61,232 xabo oo Etherium ah lana Qiima ah 142 milyan oo dollarka Maraykanka ah .
Guud ahaan waxa ay staking ku sameeyeen ilaa iyo hadda 3,395,869 xabo oo ETH ah lana Qiima ah $7.88 Bilyan oo dollarka Maraykanka ah . | 0 |
