XOGTA EASYWAYLEARN + SAHALSOFTWARE + SU
رفتن به کانال در Telegram
Whats App nagala soo xidhiidh +252634496857 Ku soo dhow channelka SahalSoftware oo aad ka heli doonto aqoon tayadeedu aad u sareyso Link hoose u dir asxaabtaada si ay noogu soo biiraan Camtia halkan hoose kala deg https://igetintopc.com/camtasia-2019-
نمایش بیشتر3 623
مشترکین
-424 ساعت
-107 روز
-6730 روز
آرشیو پست ها
Yaa soo jeeda?
Alxmadulillaah shaqo badan ka dib, waxaan si xarago leh idiin ku soo dhameystirnay kooraskii CompTIA A+ gaar ahaan Part 3 oo cinwaankiisu ahaa Network and Cloud. sidoo kale waxaa halkaas ku soo dhamaaday Level1 Basic Cloud Engineering.
Sidoo kale Labadii Buug ee Kooraskas iyaguna waa idiin diyaar ah, kooraskan iyo Buuggaagtiisaba waxaad ka heleysaan website keena sahalsoftware.com
Waxaan alle swt idiin ka rajeynayaa inuu kooras idin noqdo mid idin anfaca oo noloshiina wax ka bedala.
Hadaba ardayeey waxa aan sugnaaba waa midhiihiina iyo farxadiina --> Guuleysta
Ardaygii raba in la caawiyo ha nagala soo xidhiidh whats app kan http://wa.me//252634496857
*Ma rabtaa inaad xogteena si joogta ah u la socotid*
Link hoose iska diwaan geli, kadib noo soo sheeg ai laguu aqbalo .
Maantaba isdiwaan geli
https://www.skool.com/sahalsoftware-i-college-9082
✅✅✅✅✅✅✅✅
Sidee u baran kartaa xirfad aad ku shaqeysato | Zoom kii Xalay 30/08/2026
#share la wadaag asxaabtaada adiguna ka faaiideyso
https://www.youtube.com/watch?v=kKUrTInh51k
Falanqeyntii Suuqa Forex caawa iyo sida aad u baran kareyso - 30/8/2026
#share la wadaag asxaabtaada adiguna ka faaiideyso
https://www.youtube.com/watch?v=6_-KXZNJzgI
+1
Tartanka caawa oo xamaasadiisu aad u sareysay ayaa lagu kala adkaaday oo waxaa ku kala guuleystay
Dhinaca IT -ga waxaa ku guuleystay:
Kaalinta 1-aad: Abdisamad oo jooga Laascaanood
Kaalinta 2-aad Aisha oo joogta Zambia
Kaalinta 3-aad Xanaan oo joogta Laascaanood
Dhinaca English ka waxaa ku guuleystay
Kaalinta 1-aad Huda oo joogta Canada
Kaalinta 2-aad Tasliim oo joogta Zambia
Kaalinta 3-aad Xafsa oo joogta Canada
Fadlan Hambalyada iyo ducada ha kala bakheylin.
Adiguna isa soo adkee oo Axada yaan lagaa waayin Zoom ka
.Lets go
*Live*
Soo gala hadeer
Xiisadu waa Live
Yaan lagaaga sheekeyn
*Share* la wadaag asxaabtaada
https://zoom.us/j/372939354
🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️🏄♂️
🚨 CAAWA: Zoom Muhiim Ah — Ha Ka Maqnaan!
😳 Ma ogtahay in dad badan maanta ay online lacag uga sameeyaan xirfad ay barteen… adiguna weli aad ka fikirayso?
Caawa waxaa jira kulan Zoom ah oo laga yaabo inuu albaab cusub kuu furo 👇
⏰ Saacadaha Kulanka:
Geeska Africa — 8:00 PM
UK — 6:00 PM
Alberta, Canada — 11:00 AM
💥 Waxa aad kulankan ku baran doontaa:
✅ Sida loo barto xirfad online lacag looga sameeyo
📈 Falanqeynta Suuqa FOREX ee wiigan
🎉 Arday guulo gaaray oo sheekadooda la wadaagi doona
🗣 Tartan xiiso leh oo English & IT ah
❓ Su’aalo iyo jawaabo toos ah
🚫 Dad badan fursadaha way iska dhaafaan…
✅ Dad yar ayaa ka faa’iidaysta oo noloshooda beddela.
Adigu kee baad noqonaysaa?
📍 Marka saacadda la gaadho, si toos ah uga soo gal Zoom:https://zoom.us/j/372939354
📲 Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh WhatsApp:+252634496857
🔥 #SahalSoftware #BaroXirfad #SomaliYouth #LearnAndEarn #ForexSomalia #DigitalSkills #OnlineIncome #SomaliStudents #SuccessJourney #DontMissOut #WaxBaro #Shaqeeyso #WaariMaysideWarHakaaHadho
Sidee Network loo dhisaa adiga oo qalab haysan | Cisco Packet Tracer
#share la wadaag asxaabtaada adiguna ka faaiideyso
https://www.youtube.com/watch?v=1LdiZpNNyCE&list=PLTYfXi6kq9d8v_hBthspVGkye9GiyemGw&index=1&t=24s
Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Marka hore ardaydeenna qaaliga ah waan idin salaamaynaa, waxaana idiin rajaynaynaa caafimaad iyo horumar wanaagsan.
Maadaama uu inoo dhammaaday wiigii tegay, waxaan ka codsanaynaa arday kasta inuu naga soo jawaabo saddexdan su’aalood:
Wiigii dhammaaday imisa cashar ayaad dhammaysay?
Ma jiraan casharro aad fahmi weyday oo aad jeclaan lahayd inaan kaa caawinno?
Wiigan cusub imisa cashar ayaad qorshaynaysaa inaad dhammayso?
Fadlan jawaabahaaga noogu soo dir WhatsApp-ka:
+252634496 857
Xasuusin Muhiim ah:
Ha iloobin inaad habeen dambe Zoom-ka soo gasho waqti hore. Insha Allaah waxaad ka faa’iidi doontaa wax badan.
Sidoo kale, fadlan ku casuun asxaabtaada iyo qoyskaaga si ay iyaguna uga faa’iidaystaan fursaddan waxbarasho.
Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa.
Waxbaro oo Shaqeeyso.
Waari mayside, war hakaa hadho.
Abdisamad oo furfuraya Computer | Midhaha ardayda CompTIA A+
#Share la wadaag asxaabtaada adiguna ku dayo
https://www.youtube.com/watch?v=IsmyW8HRlas
*Ma rabtaa inaad xogteena si joogta ah u la socotid*
Link hoose iska diwaan geli, kadib noo soo sheeg ai laguu aqbalo .
Maantaba isdiwaan geli
https://www.skool.com/sahalsoftware-i-college-9082
✅✅✅✅✅✅✅✅
Mohamed Abdinur oo jooga Burtinle ayaa isdiwaan geliyey si uu uga mid noqdo ardayda baranaysa IT
HAMBALYO - ADIGUNA KU SOO BIIR GROUP KEENA 🎉
━━━━━━━━━━━━━━━━
🚀 Fursad Barasho & Horumar!
Ku soo biir group-keena si aad u hesho casharro, xirfado, iyo caawin joogto ah 💡
📲 Nagala Soo Xidhiidh Telegram:
☎️ +252634496857
👥 WhatsApp Group 👉 💬 https://chat.whatsapp.com/D060Ns6uiad4xhts32dGf1?mode=gi_t
✈️ Telegram Group 👉 📢 https://t.me/Easywaylearn1
📱 WhatsApp Toos 👉 🔗 http://wa.me//252634496857
🌐 Booqo Website-keena 👉 💻 sahalsoftware.com
━━━━━━━━━━━━━━━━
✨ Ku soo biir maanta — Mustaqbalkaaga bilow hadda! ✨
━━━━━━━━━━━━━━━━
#ShareLikeFollowComment la wadaag asxaabtaada
#SomaliStudents
#ArdaydaSomaliyeed
#BaroXirfad
#BarashoOnline
#SomaliEducation
#Waxbarasho
Casharka 2aad: Lacagaha lagu qaato iyo Shaqato Cloud Engineering | Basic Level | afsoomaali ku baro
#share la wadaag asxaabtaada adiguna ka faaiideyso
https://www.youtube.com/watch?v=M5HDTWfQ7xQ&list=PLch07VzHqkY0
Casharka 1aad: Horudhaca Cloud Engineering | Basic Level | afsoomaali ku baro
#share la wadaag asxaabtaada adiguna ka faaiideyso
https://www.youtube.com/watch?v=038eUj04QxA&list=PLch07VzHqkY0
Casharka 1aad: Horudhaca Cloud Engineering | Basic Level | afsoomaali ku baro
#share la wadaag asxaabtaada adiguna ka faaiideyso
Casharka 1aad: Horudhaca Cloud Engineering | Basic Level | afsoomaali ku baro
