ch
Feedback
XOGTA EASYWAYLEARN + SAHALSOFTWARE + SU

XOGTA EASYWAYLEARN + SAHALSOFTWARE + SU

前往频道在 Telegram

Whats App nagala soo xidhiidh +252634496857 Ku soo dhow channelka SahalSoftware oo aad ka heli doonto aqoon tayadeedu aad u sareyso Link hoose u dir asxaabtaada si ay noogu soo biiraan Camtia halkan hoose kala deg https://igetintopc.com/camtasia-2019-

显示更多
3 694
订阅者
-324 小时
-97
-4630
帖子存档
Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh. Marka hore ardaydeenna qaaliga ah waan idin salaamaynaa, waxaana idiin rajaynaynaa caafimaad iyo horumar wanaagsan. Maadaama uu inoo dhammaaday wiigii tegay, waxaan ka codsanaynaa arday kasta inuu naga soo jawaabo saddexdan su’aalood: Wiigii dhammaaday imisa cashar ayaad dhammaysay? Ma jiraan casharro aad fahmi weyday oo aad jeclaan lahayd inaan kaa caawinno? Wiigan cusub imisa cashar ayaad qorshaynaysaa inaad dhammayso? Fadlan jawaabahaaga noogu soo dir WhatsApp-ka: +252634496 857 Xasuusin Muhiim ah: Ha iloobin inaad habeen dambe Zoom-ka soo gasho waqti hore. Insha Allaah waxaad ka faa’iidi doontaa wax badan. Sidoo kale, fadlan ku casuun asxaabtaada iyo qoyskaaga si ay iyaguna uga faa’iidaystaan fursaddan waxbarasho. Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa. Waxbaro oo Shaqeeyso. Waari mayside, war hakaa hadho.

🚀 Bilow xirfaddaada IT-ga maanta! Koorsada CompTIA A+ waxaad ku baran doontaa: ✅ Hardware ✅ Software ✅ Networking ✅ Windows ✅ Security ✅ Troubleshooting Koorsadan waxay kuu diyaarinaysaa shaqooyin sida IT Support, Help Desk, iyo Desktop Support, iyadoo ku siinaysa aqoon iyo xirfad lagu tartami karo suuqa shaqada. 📲 Isdiiwaangeli hadda adigoo nagala soo xiriiraya WhatsApp: http://wa.me//252634496857 🌐 Ama booqo: SahalSoftware.com Baro Xirfad Dhis Mustaqbal

Baxsan oo furfureysa Computer | Midhaha ardayda CompTIA A+ #share la wadaag asxaabtaada adiguna ku dayo ardayda sahalsoftware https://www.youtube.com/watch?v=8ip2K2MP5TQ&list=PLTYfXi6kq9d8v_hBthspVGkye9GiyemGw

*Ma rabtaa inaad xogteena si joogta ah u la socotid* Link hoose iska diwaan geli, kadib noo soo sheeg ai laguu aqbalo . Maantaba isdiwaan geli https://www.skool.com/sahalsoftware-i-college-9082 ✅✅✅✅✅✅✅✅

Ma rabtaa inaad barato ganacsiga Forex si xirfad leh? Baro: 📊 Forex Trading Fundamentals 📉 Chart Analysis 📈 Risk Management 💰 Trading Strategies 🧠 Practical Trading Skills 🎓 Shahaado (Certificate) waa la bixinayaaMuddada: 3 Bilood 🔥 Ku bilow xirfad kuu horseedi karta fursado cusub oo dhaqaale. 📲 Isdiiwaangeli hadda: http://wa.me//252634496857 #Forex #ForexTrading #LearnForex #TradingCourse #FinancialEducation #Investing #TraderLife #ForexBeginner #TechnicalAnalysis #RiskManagement #CertificateCourse #Somalia #Mogadishu #SahalSoftware #OnlineLearning #Business #Success #Trending #FacebookReels #Education

Tired of juggling spreadsheets and paperwork? 🤯 Say goodbye to the chaos and hello to efficiency with SahilCode's Education Management System! Manage student records, track attendance, handle grading, and sort out fees—all from a single, intuitive platform. Our software simplifies administrative tasks so you can focus on what matters most: education. Streamline your institution and empower your team. 🔥 Get started now for as low as $36! Learn more and upgrade your system! 👉 www.sahalcode.com #EducationTech #SmartSchool #AdminLife #Sahalcode #EdTechSolution #TeachingTools #SchoolAdmin

Hambalyo Hambalyo Ardaydii wiigan ka gudubtay Levels ka waxbarasho Guuleysta Ardayda kalena waxaan leenahay ku dayda oo wakhtigu waa ordayaaye ka faaiideysta

语音消息00:21