fa
Feedback

فریب کلاهبرداران را نخورید! تل‌متریو این کانال‌ها را شناسایی و برچسب‌گذاری می‌کند 👉 برای مشاهده برچسب، اشتراک تهیه کنید

IMBIYOW

IMBIYOW

رفتن به کانال در Telegram

This channel is for graphic design, software development and motivating young entrepreneur and every one who need to start a business, I am now running more than one business and would like to share what worked for me. Eng:engimbiyow@gmail.com

نمایش بیشتر
4 010
مشترکین
-224 ساعت
-307 روز
-11130 روز
آرشیو پست ها
IMBIYOW
4 010
Ogeesiis muhiim ah, bandhig xiisa leh. Ma isweydiisay maalin uun su’aashan: “Maxaan u diyaarsaday geeridayda?” Waxaa lagugu m
Ogeesiis muhiim ah, bandhig xiisa leh. Ma isweydiisay maalin uun su’aashan: “Maxaan u diyaarsaday geeridayda?” Waxaa lagugu martiqaadayaa bandhigga buugga “Maxaad U Diyaarsatay Geeridaada?”, oo ay qortay gawar da’yar oo Soomaaliyeed, kana warramaya u diyaargarooga aakhiro, qiimaha nolosha, iyo sidii qofku uga faa’iidaysan lahaa waqtiga uu haysto. Yaan lagaaga sheekeenin ee adiguba imow bandhiga. qoraa Maymuun Cabdi Cusmaan. 📅 Taariikhda: 17-ka bishan 🗓️ Maalinta: Jimcaha nagu soo wajahan 🕕 Waqtiga: 6:00 Fiidnimo 📍 Goobta: Arkaan, Lambar Afar Bandhiggan waxa uu noqon doonaa kulan aqoon, wacyigelin iyo is-xasuusin isugu jira, kaas oo akhristayaasha iyo bulshada inteeda kale siin doona fursad ay si dhow ugu bartaan buuggan iyo farriinta qotoda dheer ee uu xambaarsan yahay. Ha seegin fursaddan qiimaha badan. Ku soo dhawoow bandhigga buugga “Maxaad U Diyaarsatay Geeridaada? https://chat.whatsapp.com/LM8T5RRHpEuILqJJxojyEY?s=cl&p=a&ilr=0&amv=3

IMBIYOW
4 010
Sida Loo Soo Dego Active Boot Disk | Tutorial Full Somali