IMBIYOW
前往频道在 Telegram
This channel is for graphic design, software development and motivating young entrepreneur and every one who need to start a business, I am now running more than one business and would like to share what worked for me. Eng:engimbiyow@gmail.com
显示更多4 332
订阅者
-524 小时
-337 天
-12930 天
帖子存档
4 332
Ogeesiis muhiim ah,
bandhig xiisa leh.
Ma isweydiisay maalin uun su’aashan: “Maxaan u diyaarsaday geeridayda?”
Waxaa lagugu martiqaadayaa bandhigga buugga “Maxaad U Diyaarsatay Geeridaada?”, oo ay qortay gawar da’yar oo Soomaaliyeed, kana warramaya u diyaargarooga aakhiro, qiimaha nolosha, iyo sidii qofku uga faa’iidaysan lahaa waqtiga uu haysto.
Yaan lagaaga sheekeenin ee adiguba imow bandhiga.
qoraa Maymuun Cabdi Cusmaan.
📅 Taariikhda: 17-ka bishan
🗓️ Maalinta: Jimcaha nagu soo wajahan
🕕 Waqtiga: 6:00 Fiidnimo
📍 Goobta: Arkaan, Lambar Afar
Bandhiggan waxa uu noqon doonaa kulan aqoon, wacyigelin iyo is-xasuusin isugu jira, kaas oo akhristayaasha iyo bulshada inteeda kale siin doona fursad ay si dhow ugu bartaan buuggan iyo farriinta qotoda dheer ee uu xambaarsan yahay.
Ha seegin fursaddan qiimaha badan.
Ku soo dhawoow bandhigga buugga “Maxaad U Diyaarsatay Geeridaada?
https://chat.whatsapp.com/LM8T5RRHpEuILqJJxojyEY?s=cl&p=a&ilr=0&amv=3
