es
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Ir al canal en Telegram
4 063
Suscriptores
-224 horas
-337 días
-12230 días
Archivo de publicaciones
Repost from Salah Muse Hassan
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر '' Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw: "Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib " ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ". 📕(كتاب تاريخ دمشق) Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay." 📕(Kitaabka taariikhda dimashq)

Repost from Salah Muse Hassan
صَلىٰ عَليِكَ اللُّه يَا مَن ذِكرُهُ شَرَحَ الصُّدُورَ وَطَيَّبَ الآفَاقَا إِنْ لَم نَكُن مِمَن رَآكَ فَإِنَّنَا تَوقًا إِلِيكَ نُعَانِقُ الأَشْوَاقَا! 💔 اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِم عَلَى نَبِينَا مُحَمَّد

Repost from Salah Muse Hassan
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

{ وَإِلَى ٱلۡأَرۡضِ كَیۡفَ سُطِحَتۡ } [سُورَةُ الغَاشِيَةِ: ٢٠] Dhulka ilaahey abuuray kubad 🌍 ma aha qofka aaminsan in dhulka kubad yahayna, wuxuu halis u yahay aayaadka qur'aanka in uu ku gaaloobo.

sticker.webp0.13 KB

Oɢᴏᴏᴡ Dɪᴍᴜϙᴜʀᴀᴀᴅɪʏᴀᴅᴀ ᴡᴀᴀ ɴɪᴅᴀᴀᴍ ɢᴀᴀʟᴀᴅᴀ ɢɪʀɪɪɢᴀ ɪʏᴏ ʀᴇᴇʀ Yᴜʀᴜʙ ʟᴀɢᴀ ᴋᴇᴇɴᴀʏ Dɪᴍᴜϙᴜʀᴀᴀᴅɪʏᴀᴅᴜ ᴡᴀᴀ ᴄᴀʟᴍᴀᴀɴɪʏᴀᴅ ᴡᴀᴀ ɪɴ ᴅɪɪɴᴛᴀ ʟᴀɢᴀ sᴏᴏᴄᴏ Nᴏʟᴏsʜᴀ,ᴅᴏᴡʟᴀᴅɴɪᴍᴀᴅᴀ,ᴅʜᴀϙᴀᴀʟᴀʜᴀ ɪʏᴏ ᴡᴀx ᴡᴀʟʙᴀ Dɪᴍᴜϙᴜʀᴀᴀᴅɪʏᴀᴅᴜ ᴡᴀᴀ ɪɴ sʜᴀᴄᴀʙᴋᴜ ʟᴇᴇʏᴀʜᴀʏ sᴀʀᴀʏɴᴛᴀ ɪʏᴏ xᴜᴋᴜɴᴋᴀ ᴡᴀᴋɪɪʟᴀᴅᴏᴏᴅᴀ ʙᴀᴀʀʟᴀᴍᴀᴀɴᴋᴀ ᴀʏᴀᴀ ᴜᴅᴀᴊɪɴᴀᴀʏᴏ Xᴜᴋᴜɴᴋᴀ ɪʏᴏ xᴇᴇʀᴀʀᴋᴀ ʟᴀɢᴜ ᴅʜᴀϙᴀᴀʏᴏ ᴀᴍᴀ ᴀʏ ᴋᴜ ᴋᴀʟᴀ ʙᴀxᴀʏᴀᴀɴ Dɪᴍᴜϙᴜʀᴀᴀᴅɪʏᴀᴅᴜ ᴡᴀᴀ ɪɴ ᴀϙʟᴀʙɪʏᴀᴅ ʟᴀɢᴜ ᴋᴀʟᴀ ʙᴀxᴏ xᴀϙ ɪʏᴏ ʙᴀᴀᴅɪʟ ᴋɪɪ ᴄᴏᴅ ʙᴀᴅsʜᴀ ᴀʏᴀᴀ sʜᴀʀᴄɪ ᴀʜ Dɪᴍᴜϙᴜʀᴀᴀᴅɪʏᴀᴅᴜ ᴡᴀᴀ ɪɴ Dᴀsᴛᴜᴜʀᴋᴀ ᴍᴀʀᴊᴀᴄ ɪʏᴏ ᴍᴇᴇʟ ʟᴀɢᴜ ᴋᴀʟᴀ ʙᴀxᴏ ʟᴀɢᴀ ᴅʜɪɢᴛᴏ Dɪᴍᴜϙᴜʀᴀᴀᴅɪʏᴀᴅᴜ ᴡᴀᴀ ɪɴ ᴀᴀᴅ xᴜʀ ᴜᴛᴀʜᴀʏ Dɪɪɴᴛᴀ ᴀᴀᴅ ᴅᴏᴏɴᴛᴏ ɪʏᴏ ᴄᴀϙɪɪᴅᴀᴅᴀᴀᴅ ᴅᴏᴏɴᴛᴏ ɪʏᴏ ᴀʀɪᴍᴀʜᴀᴀɢᴀ sʜᴀϙsɪɢᴀ ᴀʜ. Mohammed Haji

sticker.webp0.10 KB

⬅️قال تعالى:"{أَفَغَیۡرَ ٱللَّهِ أَبۡتَغِی حَكَمࣰا وَهُوَ ٱلَّذِیۤ أَنزَلَ إِلَیۡكُمُ ٱلۡكِتَابَ مُفَصَّلࣰاۚ}" ➡️Macnaha:"Ma-Diinka Alle Waxan Aheyn Baa udoona Xaakim isagoo idiin Soo Dajiyay Kitaab Cad oo Kala dhigdhigan." ⬅️قال تعالى:"{ أَلَیۡسَ ٱللَّهُ بِأَحۡكَمِ ٱلۡحَاكِمِینَ}" ➡️Macnaha:"Alle Soo Maahan Midka Ugu Xukun Wanaagsan." 👉Marka 7aad:Diidmada Ama Dareen Kakeenidda Sareynta Shareecada islaamka Waa Diin Xumo iyo iimaan Darro. ⬅️قال تعالى:"{وَیَقُولُونَ ءَامَنَّا بِٱللَّهِ وَبِٱلرَّسُولِ وَأَطَعۡنَا ثُمَّ یَتَوَلَّىٰ فَرِیقࣱ مِّنۡهُم مِّنۢ بَعۡدِ ذَالِكَۚ وَمَاۤ أُو۟لَئِكَ بِٱلۡمُؤۡمِنِینَ}" ➡️Macnaha:"Waxey Oranayaan Alle iyo Rasuulkisa Waan Rumeynay Waana Ajiibnay Hadana Weey Jeesan intaa Kadib, Kuwaa Mu'miniin Maahan." ⬅️قال تعالى:"{فَلَا وَرَبِّكَ لَا یُؤۡمِنُونَ حَتَّىٰ یُحَكِّمُوكَ فِیمَا شَجَرَ بَیۡنَهُمۡ ثُمَّ لَا یَجِدُوا۟ فِیۤ أَنفُسِهِمۡ حَرَجࣰا مِّمَّا قَضَیۡتَ وَیُسَلِّمُوا۟ تَسۡلِیمࣰا.}" ➡️Macnaha:"iiman Dhameystiran Lagama Helin Dadka inta Ay Kaaga Xukun Dhiganayaan Wixi image dhexmaray waliba aanay Dhibsan Go'aanka aad Kukala Saarto una hogaansamayan hogaansan" ||Cabdiraxman Garaad Cali.

{𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚} ⬅️بسم الله الرّحمٰن الرّحيم 👉Marka 1aad:Shareecada Alle Waa Mid dhameystiran waliba faahfaahsan Kana Timid Rabbi Kuxeel dheer Arrin Walba. ⬅️قال تعالى:{الۤرۚ كِتَابٌ أُحۡكِمَتۡ ءَایَاتُهُۥ ثُمَّ فُصِّلَتۡ مِن لَّدُنۡ حَكِیمٍ خَبِیرٍ} ➡️Macnaha:Kitaabka Qur'aanka Waa Mid Lasugay Aayadihiisa Lana Cadeeyay Kana Yimid Eebbe Falsan oo Xog Ogaal ah xagii. ⬅️قال تعالى:"{مَّا فَرَّطۡنَا فِی ٱلۡكِتَابِ مِن شَیۡءࣲۚ}" ➡️Macnaha:"Kaga-Meynan Tagin Kitaabka dhexdii Waxba oo Arrin Walba Waan Ku dhameystirnay." 👉Marka 2aad: -Awooda Maamulka- Alle Ayaa Leh, Waana Xuquuq Ugaar ah Asaga, Cidii Sheegata Awooda Sharci Dajintana Waxey Sheegatay Awood Eysan Laheyn: ⬅️قال تعالى:{مَا تَعۡبُدُونَ مِن دُونِهِۦۤ إِلَّاۤ أَسۡمَاۤءࣰ سَمَّیۡتُمُوهَاۤ أَنتُمۡ وَءَابَاۤؤُكُم مَّاۤ أَنزَلَ ٱللَّهُ بِهَا مِن سُلۡطَـٰنٍۚ إِنِ ٱلۡحُكۡمُ إِلَّا لِلَّهِ أَمَرَ أَلَّا تَعۡبُدُوۤا۟ إِلَّاۤ إِیَّاهُۚ ذَالِكَ ٱلدِّینُ ٱلۡقَیِّمُ وَلَكِنَّ أَكۡثَرَ ٱلنَّاسِ لَا یَعۡلَمُونَ} ➡️Macnaha:Maamulka iyo Talada Alle Unbaa Leh oo waa Xaqq Ugaar ah Asaga Lalana Wadaagin. ⬅️قال تعالى:"أَلَا لَهُ ٱلۡخَلۡقُ وَٱلۡأَمۡرُۗ تَبَارَكَ ٱللَّهُ رَبُّ ٱلۡعَالَمِینَ" ➡️Macnaha:Uunka Alle Ayaa leh oo Abuurtay Asaga Keliya Unbaana Leh Hagidooda iyo Maamuliddooda. 👉Marka 3aad:Ogolaanshaha Sharciga Alle inuu Hirgalo Talada Allena Sarreyso Waxey Kamid Tahay iimaanka iyo Toosnaanta Towxiidka: ⬅️قال تعالى:"{وَهُوَ ٱللَّهُ لَاۤ إِلَهَ إِلَّا هُوَۖ لَهُ ٱلۡحَمۡدُ فِی ٱلۡأُولَىٰ وَٱلۡاخِرَةِۖ وَلَهُ ٱلۡحُكۡمُ وَإِلَیۡهِ تُرۡجَعُونَ.}ا"لقصص ➡️Macnaha Alle Xaq Lagu Caabudo oo Alle Kasoo Haray Majiro Asageyna U-ahaatay Mahad Tan Hore iyo Tan Dambaba Asagaana Xukunka Leh Xagiisaana Loo Laaban." ⬅️قال تعالى:"{وَلَا تَدۡعُ مَعَ ٱللَّهِ إِلَهًا ءَاخَرَۘ لَاۤ إِلَهَ إِلَّا هُوَۚ كُلُّ شَیۡءٍ هَالِكٌ إِلَّا وَجۡهَهُۥۚ لَهُ ٱلۡحُكۡمُ وَإِلَیۡهِ تُرۡجَعُونَ}" ➡️Macnaha:Habaryina Alle Maciisa Ilaah Kale,Ilaah Xaqq Lagu Caabudo oo Alle Kasoo Haray Majire, Wax Kasta Weey Baabi'i Asaga Uun Mooye, Xukunka Asagu U-ahaaday Xagiisaana Loo Laaban. 👉Marka 4aad:Shareecada islaamka in La-isku Maamulo wax Kasokeeyana La-aqbalin Waa Waajib Alle Faray Nabiyada iyo Guud Ahaan Umadda. Wuxuna Yiri:- ⬅️{إِنَّاۤ أَنزَلۡنَاۤ إِلَیۡكَ ٱلۡكِتَابَ بِٱلۡحَقِّ لِتَحۡكُمَ بَیۡنَ ٱلنَّاسِ بِمَاۤ أَرَاْكَ ٱللَّهُۚ وَلَا تَكُن لِّلۡخَاۤئِنِینَ خَصِیمࣰا} ➡️Macnaha:innagaa Xagaaga Usoo Dajinnay Kitaabka Si-dhab ah Si-aad Ugu Kala Xukunto Dadka Dhexdooda Wuxu Alle Kutusiyay." ⬅️قال تعالى:"{وَأَنِ ٱحۡكُم بَیۡنَهُم بِمَاۤ أَنزَلَ ٱللَّهُ وَلَا تَتَّبِعۡ أَهۡوَاۤءَهُمۡ وَٱحۡذَرۡهُمۡ أَن یَفۡتِنُوكَ عَنۢ بَعۡضِ مَاۤ أَنزَلَ ٱللَّهُ إِلَیۡكَۖ}" ➡️Macnaha:"Kukala Xukun Dhexdooda Wuxu Alle Weyne Soo Dajiyay oo Haraacin Hawadooda,iskana ilaali ineey kaa Fitneeyaan Wax kamida Waxa Lagugu Soo Dajiyay" 👉Marka 5aad:Kama Furna Gorgortan iyo Kala Doorashada Sharciga Alle iyo Shuruucda Kale Ee Kasoo haray : ⬅️قال تعالى:"{وَمَا كَانَ لِمُؤۡمِنࣲ وَلَا مُؤۡمِنَةٍ إِذَا قَضَى ٱللَّهُ وَرَسُولُهُۥۤ أَمۡرًا أَن یَكُونَ لَهُمُ ٱلۡخِیَرَةُ مِنۡ أَمۡرِهِمۡۗ}" ➡️Macnaha: Mu'minka Khiyaar iyo Gorgortan Ugama Furna Go'aamada Alle iyo Rasuulkiisa Xagooda Kayimaada Aan Ka aheyn ineey Raacaan oo-Kaliya. 👉Marka 6aad:Heshiis Ama Qaanun Kasokeeya Sharciga islaamka Mala Dajin Karo:Waayo Baahidas waaba Nalaga Kaafiyay Mana Laga Door bidi Karo Shareecada Wax Kasta oo kasoo haray. ⬅️قال تعالى:"{أَوَلَمۡ یَكۡفِهِمۡ أَنَّاۤ أَنزَلۡنَا عَلَیۡكَ ٱلۡكِتَابَ یُتۡلَىٰ عَلَیۡهِمۡۚ إِنَّ فِی ذَالِكَ لَرَحۡمَةࣰ وَذِكۡرَىٰ لِقَوۡمࣲ یُؤۡمِنُونَ} ➡️Macnaha:"Miyaaney Kufilneyn Dadka inaan Kugu Soo Dajinay Kitaab oo Lagu Dul Aqrinayo Waliba, Arrinkaas oo u-ah Raxmad Iyo Waano Kuwa Alle Rumeysan" ⬅️قال تعالى:"{أَفَحُكۡمَ ٱلۡجَاهِلِیَّةِ یَبۡغُونَۚ وَمَنۡ أَحۡسَنُ مِنَ ٱللَّهِ حُكۡمࣰا لِّقَوۡمࣲ یُوقِنُونَ}" ➡️Macnaha:"Maxukunka Jaahiliyaddey Doonayan Oo Yaa Alle Kaxukun Wanaagsan Hadeey Wax Yaqiinsanyihin?".

sticker.webp0.13 KB

Repost from Salah Muse Hassan
Ibnu jariir al-dabariy ayaa ku wariyay tafsiirkiisa ibnu cabaas in uu yiri : Tafsiirka waa afar nuuc 1️⃣ Nuuc carabta luqadeeda ay ku taqaan. 2️⃣- Tasiir aan qofna loogu cudur daaraynin inuu jaahil ka ahaado (mooganaado). 3️⃣-Tafsiir culumada un ay garanayso. 4️⃣- Tafsiir ilaaha xuskiisu sareeyo mooyee cid kale aanay garan karin. 🔥- Tafsiirka aan cidna loogu cudur daaraynin waa : #Towxiidka iyo cadaynta waxa kasoo horjeedo iyo waxaa kaa la midka ah oo ka mid ah arima diinka aad looga yaqaano daruuro ahaan. 📕Jaamicul-bayaan 1/57. 📝Walaalkey diinta qaaliga ah aan ku walaalownayow ma baratay tafsiirka aan cidna loogu cudur daaraynin inuu jaahil ka yahay maxaase kuu dambayn doono adoo jaahil ka ah hadaad dhimato ? Hada ayaad nooshahay oo aad baran kartaa baro qaaliyow qaaliyey.

ɪɴɢɪʀɪɪs sɪᴅᴀ ᴜᴜ ɴᴏᴏ ɢᴀʟᴀʏ ɪʏᴏ sɪᴅᴀ ᴍᴀᴅᴀxᴅᴀ sᴏᴏᴍᴀᴀʟɪᴅᴀ ᴏɢᴀ ᴅʜᴀʙᴀ ᴅʜᴀʀᴇᴇʀᴀᴀɴ ᴡᴀᴀ ᴡᴀxᴀ ᴍᴜᴜᴊɪɴᴀᴀʏᴏ ɪɴ ᴅᴀʟᴋᴇᴇɴᴀ ɢᴀʟᴀʏ ᴍᴜɢᴅɪ ᴅʜᴇᴇʀ ᴄɪᴅ ᴋᴀ ʙɪxɪsᴀɴᴀ ᴀʏɴᴀɴ ᴅʜᴀᴡᴀʏɴ. ɴɪᴅᴀᴀᴍᴋᴀ ᴍᴀᴀɴᴛᴀ ᴡᴀᴅᴀɴᴋᴇᴇɴᴀ ʟᴏᴏɢᴀ ᴛᴀʟɪʏᴏ ᴅʜᴀᴍᴀᴀɴ ᴡᴀᴀ ɴɪᴅᴀᴀᴍ ᴅᴀʟᴋᴀ ᴋᴀʟᴀ ɢᴏʏɢᴏʏɴ ᴅᴏᴏɴᴏ ʜᴀᴅᴀɴᴀ ᴀʏ ᴍᴜᴜϙᴀᴛᴏ ᴄᴀʟᴀᴀᴍᴀᴅᴀʜᴀᴀs. sɪ ᴀᴀᴅ ᴡᴀx ʙᴀᴅᴀɴ ᴏᴏ ᴍᴀᴄʟᴜᴜᴍᴀᴀᴅ ᴀʜ ᴀᴀᴅ ᴏᴏɢᴀ ᴏɢᴀᴀᴛᴏ sɪᴅᴀ ɪɴɢɪʀɪɪs ᴅᴀʟᴋᴇᴇɴᴀ ᴜ ᴋᴀʟᴀ ϙᴀʏʙɪʏᴀʏ ɪʏᴏ sɪᴅᴀ ᴡᴀᴅᴀᴅɪɪ sʜᴀʟᴀʏ ɪʟᴀᴀ ᴜᴜ ᴏᴏɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴀɴ ʏᴀʜᴀʏ ᴅᴀᴀᴡᴏ #ᴍᴜᴜϙᴀᴀʟᴋᴀᴀs👆

Sidee ayuu ingiriis soomaaliya u galay ? Khasaaraha ingiriiska u gaystay soomaaliya.

sticker.webp0.03 KB

#Muuqaal Ma is tiri suudka xayawaan ayaa laga keenay ?

Habar Gaalnimo Kubaqtisay oo Naar kamushaaxeysa Nin-baaba Tigid Ugoostay Deedna Usafray Madaxana Ulaad~Laadshay. {۞قُلۡ تَمَتَّعۡ بِكُفۡرِكَ قَلِیلًا إِنَّكَ مِنۡ أَصۡحَـٰبِ ٱلنَّارِ}☝ Sh cabdi raxmaan garaad

sticker.webp0.18 KB

#𝐙𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚 التكفير بالعموم , 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐥𝐦𝐚𝐚𝐧𝐢𝐲𝐲𝐢𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐦𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲𝐧𝐚 𝐤𝐚 𝐬𝐢𝐦𝐚𝐧 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐢𝐧 𝐪𝐞𝐲𝐛 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝𝐢 𝐧𝐚𝐛𝐢 𝐦𝐮𝐱𝐚𝐦𝐦𝐞𝐝 𝐬𝐜𝐰 𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐠𝐚𝐲 𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐬𝐚𝐦𝐚𝐧𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛 𝐚𝐡𝐞𝐲𝐧 𝐢𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐦𝐨. #𝐓𝐮𝐬𝐚𝐚𝐥𝐞: 𝐙𝐢𝐧𝐝𝐢𝐢𝐪𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐚𝐫𝐢𝐣𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐡𝐚𝐡𝐝𝐨 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐠𝐚𝐚𝐥𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐪𝐨𝐟 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐚𝐢𝐫𝐭𝐢 𝐢𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦 𝐦𝐮𝐮𝐣𝐢𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱 𝐠𝐚𝐚𝐥𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐚𝐡 𝐧𝐚 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐨𝐠𝐞𝐲𝐧 𝐚𝐧𝐧𝐚𝐠𝐨𝐨 𝐨𝐠 𝐢𝐧 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐬𝐱𝐰 𝐢𝐲𝐨 𝐧𝐚𝐛𝐢𝐠𝐢𝐢𝐬𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐡𝐞𝐞𝐧 قال الله تعالى: { یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوۤا۟ إِذَا ضَرَبۡتُمۡ فِی سَبِیلِ ٱللَّهِ فَتَبَیَّنُوا۟ وَلَا تَقُولُوا۟ لِمَنۡ أَلۡقَىٰۤ إِلَیۡكُمُ ٱلسَّلَـٰمَ 👈لَسۡتَ مُؤۡمِنࣰا تَبۡتَغُونَ عَرَضَ ٱلۡحَیَوٰةِ ٱلدُّنۡیَا فَعِندَ ٱللَّهِ مَغَانِمُ كَثِیرَةࣱۚ كَذَ ٰ⁠لِكَ كُنتُم مِّن قَبۡلُ فَمَنَّ ٱللَّهُ عَلَیۡكُمۡ فَتَبَیَّنُوۤا۟ۚ إِنَّ ٱللَّهَ كَانَ بِمَا تَعۡمَلُونَ خَبِیرࣰا } [سُورَةُ النِّسَاءِ: ٩٤] وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم: 👈«من صلى صلاتنا واستقبل قبلتنا وأكل ذبيحتنا 👈فذلك المسلم الذي له ذمة الله وذمة رسوله، فلا تخفروا الله في ذمته». [صحيح] - [رواه البخاري]. 𝐙𝐢𝐧𝐝𝐢𝐢𝐪𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐚𝐭𝐡𝐢𝐢𝐤𝐚𝐧 𝐳𝐚𝐦𝐚𝐧𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐞𝐲𝐧𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐚𝐢𝐫𝐭𝐢 𝐛𝐚𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐞𝐱 𝐦𝐢𝐥𝐚𝐧𝐭𝐚𝐲. 𝐖𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐬 𝐨𝐨 𝐚𝐡 𝐰𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐜𝐚𝐥𝐦𝐚𝐧𝐢𝐲𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐚𝐡𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐮 𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐳𝐚𝐦𝐚𝐧𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐬𝐮𝐮𝐛𝐚𝐧𝐞𝐲𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐮𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢 𝐳𝐚𝐦𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐠𝐚𝐲 𝐦𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛 𝐤𝐮 𝐚𝐡𝐚𝐚 𝐥𝐤𝐧 𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐲𝐚. أبو حازم الأبسمي

sticker.webp0.03 KB

𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗶𝗻𝗴𝗶𝗿𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗴𝗮𝗮𝗹 𝗮𝗵 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘂𝘂𝗴𝘂𝗺𝗮 𝗲𝗸𝗲𝗲𝗻 𝗲𝗲 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮𝗮 𝗴𝘂𝗺𝗮𝘆𝘀𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗴𝗼𝗯𝗼𝗹𝗼 𝗮𝗮𝗻 𝗹𝗲𝗲𝗻𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻𝗮 𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮𝗮 𝘀𝗶𝗶𝘀𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗰𝗮𝗱𝗮𝘄𝗴𝗮 𝗸𝘂 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗶𝘁𝗼𝗼𝗯𝗶𝘆𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗶𝗶𝗻𝘆𝗮 𝗯𝗼𝗾𝗼𝗿𝗮𝗱 𝘅𝗮𝗮𝗹𝗸𝗲𝗲𝗱𝗮 𝘀𝗮𝗮𝘀 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗸𝗮 𝗼𝗼𝘆𝗮𝘆 𝗴𝗲𝗲𝗿𝗶𝗱𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅-𝘄𝗮𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 #𝘅𝗮𝘀𝗮𝗻_𝘀𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵 𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗳𝗮𝘀𝗶𝗿𝗶𝘄𝗮𝗮𝘆𝗮𝘆 𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗻𝗮𝗮𝘀𝗸𝗮 𝘂 𝗱𝗮𝘆𝘀𝗮𝘆 𝗸𝗼𝗿𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗻𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻-𝗻𝗮 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝘅𝗶𝘀𝗮𝘆 𝘀𝗶'𝗮𝘆 𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗮 𝘁𝗮𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮𝘆 𝘀𝗵𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝗼𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀𝗮𝘆. 𝗖𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗻𝘂𝘂𝗴𝗶𝘀𝘁𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝗯𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗱𝘂𝘂𝗹𝗮𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗶𝗻𝗴𝗿𝗶𝗶𝘀 𝗶𝘆𝗼 𝘁𝗮𝗹𝘆𝗮𝗮𝗻𝗶 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻, 𝗳𝗮𝗿𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗳𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗹𝗮𝗮𝘁𝗶𝗶𝗻𝗶𝗴𝗮, 𝗶𝘀𝗸𝘂𝘂𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱𝗮 𝗮𝘆 𝗻𝗶𝗰𝗶 𝗷𝗶𝗿𝘁𝗮𝘆-𝗻𝗮 𝗹𝗮 𝗼𝗴𝗼𝗹𝗮𝘆𝘀𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗱𝗵𝗶𝗴𝘁𝗮𝗮𝗻, 𝗹𝘂𝗾𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘀𝗸𝘂𝘂𝗹𝗮𝗱𝗮-𝗻𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗴𝗮𝘆 𝗺𝗶𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝘅𝗱𝗼 𝗹𝘂𝗾𝗮𝗱𝗮 𝗶𝗻𝗴𝗶𝗿𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮, 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗶𝘀𝗸𝘂𝘂𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗷𝗶𝗯𝗶𝘀𝗮𝘆-𝗻𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗱𝗶𝗿𝗮𝘆 𝗷𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗸𝘂𝘄𝗮 𝗸𝘂𝘀𝗼𝗼 𝘄𝗮𝘅 𝗯𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗷𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮𝗮𝘀 𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮.