3 828
مشترکین
-424 ساعت
-247 روز
-6630 روز
آرشیو پست ها
3 828
Ordogaan Waa Fulay Munaafaq Ahoo Been Badan.
Dowlad Weynoo Gaalada Naato Kuwooda Ugu Ciidanka Badan Ka Mid Ah Hadana Marka Ay Gaza Ka Hadleyso U Hadleyso Sida Ilma Yaroo Aabihiis Aragti Ku Diidan.
3 828
Gaza Dadkeeda Haba La Cuno Qabateeyee Dhibtana Ha Lagu Fiirsadee Waxay Leedahay Rag Yahuuda Feeraha Weyn Taageerada Dowladaha Waaweynna Heysata U Babac Dhigo Iyaga Oo Gaajeysan Go'doonsan Kaba La' Taangiyada Feeraha Weyna Miinooyinka Daaqada Ooga Galiyo.
Waxay Leedahay Rag Dhahaayo: Allaw Naga Raali Noqo Intaan Ayaan Awoodnaa😥.
Rag Aan U Jixinjin Dagaalkooda In Lagu Garabsiiyo In Ay kaligood Dagaalamaan Iyo Oo Dhahaayo: Allaw Adiga Hadaadbo Nala Jirto Wax Naga Maqan Ma Jiraan😥.
3 828
Ka Barakicinta masaakiinta guryahooda kontomeeyo sano ay daganaayeen loona gacan galiyo ganacsato caloosha buufsantay ma xaqbaa ? Imisa madluum ahoo gurya la'aan Ay dhigeen oo banaanka jiifo ma ilooween gabadhii subaxdii dugsigeeda aaday marka ay soo noqotay aragtay gurigoodii oo dunsan 😢.
Isuma jeedaa islaamo laayay
Gabood falka ay sameeyeen dhaca boobka barakicinta waa u xaq , isagaana wuxuu ku dhahayaa "diinta islaamka ma ogola baada". Waa eray xaq ah lkn baadil loola jeedo.
3 828
Isma Laheyn Dalka Waxaa Laga Helaa Qolo Badda Caabudo Lkn Iyaga Ayaabo Banaanka Usoo Baxay
3 828
"Qof ku yaqaanaa runta kaa sheego".
Sayyid qudub : "ciidamadan carbeed eed aragtaan uma dhisna in islaamka lagu difaaco , waxay u dhisanyihiin inay idinka idin laayaan . Hal xabbad ah ku ma ridi doonaan yah.uudda . "
70 sano kadib hadalkaas
Maanta waxaa la soo fashiliyay dhamaan hadiyadihii ay si qarsoodi ah ugu hibeeyeen dawladaha carabtu xafiiska natanyaahuu iyo madaxa sirdoonka israaiil .
Nimanka hoosta sidaa isaga og ee hoosta ka xidhiidha ee hadiyadaha is dhaafsanaya miyaad arxan ka sugaysaan
||Xigasho
3 828
DEG DEG: In ka badan 60 caruur ah ayaa saacadihii la soo dhaafay gaajo ugu dhintay Gaza xilli ay sii baahayso macaluusha ka dhalatay go'doonka iyo cunaqabatayna ay Yuhuuda, Masar iyo Urdun ku hayaan shacabka Falastiin ee Gaza. Maamulka caafimaadka ee Gaza ayaa sheegay in dad ku dhow 1,000 qof oo u badan caruur iyo waayeello ay ilaa hada gaajo u dhinteen.
FG: Maamulka Yuhuuda ayaa ku dadaalaya inaan macaluusha Gaza aduunka la gaarsiinin, waxayna culays xooggan saareen warbaahinta reer galbeedka iyo kuwa Carabta ee ayaga la shaqeeya, balse dadka u damqanaya shacabka Gaza ayaa baraha bulshada aad ugu faafinaya xogaha dhibaatada jirta taas oo waji gabax ku noqotay Yuhuuda iyo taageerayaasheeda.
#Xi
3 828
ARIN MURUGO BADAN: Macaluul aad u daran ayaa ka dillaacday Gaza dadkuna waxay billaabeen inay gaajo u dhintaan. Muuqaallo la soo dhigay baraha internetka ayaa muujinaya dumar iyo caruur qalfoof noqday baahida daraadeed kuwaas oo wadooyinka ku dhacaya. Arinkaan ayaa ku biiraya xasuuqa ay Yuhuudu ku hayso shacabka Gaza iyadoo wadamada Masar iyo Urdun oo daris la ah Falastiin ay xuduudaha ka xirteen shacabkaas baahida u dhamaanaya una diideen in raashin iyo biyo ay usoo galaan.
FG: Sawiku waa hooyo reer Gaza ah oo kortaagan cunigeedii oo gaajo darteed u dhintay.
#Xi
3 828
Repost from سبيل النجاة
ملخص عقيدة الدروز :
"الدروز" فرقة نشأت من غلاة الشيعة الباطنية، لكنها تحولت إلى ديانة مستقلة لا تمت إلى الإسلام بصلة، بل لا تمت إلى أي دين سماوي معروف.
أساس معتقدهم يقوم على تأليه "الحاكم بأمر الله"، الخليفة الفاطمي العبيدي، حيث يزعمون أنه هو الله – تعالى الله عما يقولون علوًا كبيرًا.
نشأت هذه الفرقة في مصر في زمن الدولة العبيدية، ثم انتقل أتباعها إلى بلاد الشام.
ويقوم مذهبهم على الباطنية والتكتم الشديد، فلا يُفصح عن تعاليمهم إلا بعد يبلغ الواحد منهم سنّ الأربعين، ويُقسم أتباعهم إلى ثلاث طبقات:
1. درجة العقل: وهم شيوخ المذهب، وعلى رأسهم "شيخ العقل".
2. الأجاويد: وهم من اطلعوا على التعاليم الباطنية والتزموا بها.
3. الجهّال: وهم عامة الدروز الذين لم يُكشف لهم شيء من أسرار العقيدة.
أبرز معتقداتهم:
1. يعتقدون بألوهية الحاكم بأمر الله، ويؤمنون برجوعه بعد موته.
2. يكفرون بجميع الأنبياء، ويصفونهم بـ"الأبالسة".
3. يزعمون أن عيسى عليه السلام أحد دعاتهم.
4. يبغضون الأديان كلها، ويستبيحون دماء وأموال أتباعها، ويجوزون الغش والخداع معهم.
5. يعتقدون أن ديانتهم ناسخة لجميع الأديان السابقة.
6. ينكرون أركان الإسلام كافة: الصلاة، والزكاة، والصيام، وسائر العبادات، كما ينكرون أصول الإيمان: من بعث، ونشور، وجنة، ونار.
7. يؤمنون بتناسخ الأرواح، ويزعمون أن العذاب يكون بانتقال الروح إلى جسد شقي.
8. لا يؤمنون بالقرآن، ويزعمون أن الذي ألّفه هو سلمان الفارسي – كذبًا وزورًا – ولهم كتاب خاص يسمونه: "المنفرد بذاته".
هذه العقيدة الغريبة في حقيقتها ديانة جديدة ذات جذور هندوسية وفلسفات شرقية قديمة.
ويؤمنون بأن "القيامة" تعني عودة الحاكم العبيدي ليقود أتباعه لهدم الكعبة، وسحق المسلمين والنصارى، والسيطرة على العالم، وفرض الجزية والذل على الجميع.
كما أن ديانتهم مغلقة تمامًا؛ لا يُسمح لأحد بالدخول فيها، ولا يُسمح لأحد بالخروج منها.
ويحكمهم "شيخ العقل" ونوابه، والتقية والكتمان أصلٌ راسخ في عقيدتهم.
منقول.
3 828
👉Maktabad 👆Qiimo Badan, Kitaab Alle Kitaabka Aan U Baahanahay Ayaan Si Wada Jir Ah U Dalban Karnaa Iyada Oo Walibo Kutubta Aan Ku Heleyno Qiimo Jaban Raqiis Ah, Mar Dambo Yaan Dhiiga Lagaa Suuranin La Wadaag Walaahaa.
3 828
👉Mu’minka Ka badbaada Xumaanta iyo Macaasida, ibleys Wuxuu Ufadhiyaa Waswaasinta Cibaadada iyo Shaki galinta Niyada iyo Camalka Mu’minka ilaa uu Kar-karka Weydaariyo.☝️😢
Sh Cabdi Raxmaan Garaad
3 828
Waxa kale ee ku gaarka ah bartan waa in isla marka farriinta la akhriyo ay tirmeyso, iyadoo aysan jirin cid kaydin karta , xataa bartan ma lahaan doonto habab ay farriimaha ku kaydiso. Si cad waxay bartan Bitchat noqon kartaa mid aad muhiim ugu ah dadka ku sugan meelaha internet-ku xaddidan yihiin, ama xaaladaha degdegga ah, amaba dadka daneeya xasillooni, sir, iyo adeeg xor ah, maaddama aan dib loo arki doonin farriimaha lagu wadaago. Mustaqbalka waxay noqonaysa bar internetka lagu xiriirin karo, balse ku gaar ah inaadan u baahnayn dadka kugu dhow inaad Internet adeegsato!
Fiiro gaar ah;
Ninkan wuxuu jebiyay xawaaraha fikirka maskaxdiisa, sababtoo ah waqtigan waxa loogu baahi badan yahay bar lagu wadaago farriimaha oo sir ah , la kaydin karin qoraallada sidoo kalena aan u baahnayn inaad mar kasta internet adeegsato, xilli dunidda internetka ay noqotay mid dad gaar ah u adeegta oo nolasha malaayiin qof oo aan iska war heyn xogtooda lagala socdo, kaddibna lagu dhibaateeyo.
3 828
Jack Dorsey, aasaasaha barta Twitter, oo bartaa ka iibiyay Elon Musk , ayaa dunidda kaga yaabsaday inuu soo saaray barnaamij wada sheekeysi oo lagu magacaabo Bitchat, oo aan u baahnayn internet in loo adeegsado si aad qof farriin ugu dirto, halkii bartan Internet lagu xiri lahaa farriimaha waxaa lagu wadaagaya Bluetooth — waxaana awood u yeelanaysa qof ku sugan 300 mitir meel ka fog inaad farriimo la wadaagto adigoo aan adeegsan internet, halka Bluetooth uu awood u leeyahay inuu wax ku diro masaafo kaliya boqol mitir ah, wuxuu soo kordhiyay barnaamijka xawaare sare oo aan loo baahnayn internet.
