fa
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

رفتن به کانال در Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SAMEWADE ACADEMY

کانال SAMEWADE ACADEMY (@samewade) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 17 417 مشترک است و جایگاه 11 621 را در دسته آموزش و رتبه 489 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 17 417 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 18 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -168 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -2 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 4.08% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 1.10% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 711 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 191 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 19 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته آموزش تبدیل کرده‌اند.

17 417
مشترکین
-224 ساعت
-317 روز
-16830 روز
آرشیو پست ها
Diiwan gilinta dufcadii 16aad Waxaa ka harsan kaliya 4 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 14 December,
Diiwan gilinta dufcadii 16aad Waxaa ka harsan kaliya 4 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 14 December, Iska diiwan gili intaysan kaa xermin. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

FACESWAP RESOURCES.rar7.06 KB

Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_16aad Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 16aad ee Graphic Design Fasalada kal
Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_16aad Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 16aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator Diiwan Gilinta Waxay ku egtahay Jimco 13 Bisha December. ------- F.G: Photoshop iyo Illustrator Midkiiba Waa Fasal Gaar Mudo 2 Bilod Soconayo Basic ilaa Advanced 20 Projects ka badan lagu qaadan doono Insha Allah. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Qodobo aan Muhiim u arkay

Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics
Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics (After Effects) Waxayna Socon donanan Labada bil Insha Allah. F.G: Software-kasta waa Fasal gooniya oo socon doono 2 bil waxana lagu qadan doona Basic ilaa Advanced oo lagu baran doono Dhowr Projects. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Diiwan gilinta dufcadii 8aad ee Premiere Pro iyo After Effects Waxaa ka harsan kaliya 2 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u
Diiwan gilinta dufcadii 8aad ee Premiere Pro iyo After Effects Waxaa ka harsan kaliya 2 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 7 December, Iska diiwan gili intaysan kaa xermin. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Motion Graphics Cashirka Maanta wuxuu noqon donaa sida loo sameyo Project Noocan oo kale Anigo ku dhisi doono Software-ka After Effects. Sido kale Waxan idin xasuusina Waxa socoto Diiwan Gilinta Dufcadii 2aad Ee Motion Graphics From Basic TO Advanced oo aan ku qadan doono 50 Cashir oo 20+ Ay yihiin Projects waaweyn Dhamaan inaan ka fa'iideysan doonan rajeyna Mahadsanid. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Diiwan gilinta dufcadii 8aad ee Premiere Pro iyo After Effects Waxaa ka harsan kaliya 3 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u
Diiwan gilinta dufcadii 8aad ee Premiere Pro iyo After Effects Waxaa ka harsan kaliya 3 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 7 December, Iska diiwan gili intaysan kaa xermin. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Waxa inoo Socota Diiwan gilinta Dufcadii 8aad ee Video Editing-ka Waxan rajeynaa Inaad Fursadan ka fa'iideysan doontid Intays
Waxa inoo Socota Diiwan gilinta Dufcadii 8aad ee Video Editing-ka Waxan rajeynaa Inaad Fursadan ka fa'iideysan doontid Intaysan kaa xermin. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Furad Muhiim ah Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Fasalada Cusub ee Video Editing iyo Motion Graphics Waxana lagu kala qadan do
Furad Muhiim ah Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Fasalada Cusub ee Video Editing iyo Motion Graphics Waxana lagu kala qadan doona Software-da kala ah Premiere Pro iyo After Effect. Diiwan Gilinta Waxay ku egtahay Jimco 06 Bisha December. ------- F.G: Premiere Pro iyo After Effects Midkiiba Waa Fasal Gaar Mudo 2 Bilod Soconayo Basic ilaa Advanced Dhowr Projects ah lagu dhiganayo Insha Allah. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Illustration_of_construction_logo_on_transparent_background_PNG.png4.40 KB

پیام صوتی03:43