fa
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

رفتن به کانال در Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SAMEWADE ACADEMY

کانال SAMEWADE ACADEMY (@samewade) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 17 419 مشترک است و جایگاه 11 621 را در دسته آموزش و رتبه 488 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 17 419 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 17 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -171 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -6 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 4.16% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 1.10% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 725 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 192 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 18 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته آموزش تبدیل کرده‌اند.

17 419
مشترکین
-624 ساعت
-447 روز
-17130 روز
آرشیو پست ها
photo content
+1

Waa kan Linkiga Qofka Magaca iyo Logada Samewade ka been Abuuranayo dadkana Lacag kaga qadanayo Adigo Mahadsan Report dheh daqiiqad kuguma qadanayso Mahadsanid. https://www.tiktok.com/@same_graphic_college?_t=ZS-8xIemHwedPe&_r=1

Tartankii Sanadlaha Ahaa ee Graphic Design dhawaan si rasmi ah u bilaaban doono Insha Allah.

photo content
+3

Tartankii Sanadlaha Ahaa ee Graphic Design dhawaan si rasmi ah u bilaaban doono Insha Allah.

Muuqaalkan Mahadcelinta AI Waxaa nala soo wadagay Mid kamida Ardayda Samewade ka dhigtay Graphic Design iyo Video Editing Hadana ah Aasaasaha Shirkada Alphadigital.site #Eng Abdifatah Ashkir Ali

Ugu Danbeyn Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Mot
Ugu Danbeyn Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics (After Effects) Waxayna Socon donanan Labada bil Insha Allah. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Kusoo Dir Activities-ka aad qabatay https://t.me/Som_designers

پیام صوتی05:48

Cinwankan Anaga Malihin yaan lagu kadsoomin Mahadsanid. F.G: Wax Tiktok Account ah inooma furna
Cinwankan Anaga Malihin yaan lagu kadsoomin Mahadsanid. F.G: Wax Tiktok Account ah inooma furna

Diiwan gilinta dufcadii 13aad ee Premiere Pro iyo After Effects Waxaa ka harsan Maalin Kaliya Waxayna si rasmi ah Fasalada u
Diiwan gilinta dufcadii 13aad ee Premiere Pro iyo After Effects Waxaa ka harsan Maalin Kaliya Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 14 June, Iska diiwan gili intaysan kaa xermin. Mahadsanid. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Galabta Waxaa Si Rasmi ah inoogu bilowday Cashirada Dufcada 22aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsa
Galabta Waxaa Si Rasmi ah inoogu bilowday Cashirada Dufcada 22aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan inoogu bilowdo Guulna inoogu dhamaado. Ardayda isdiiwan gilisay Insha Allah Mudo 2 Bil kadib waxqabadkooda waxan kuso bandhigi doona Youtube-Keena Insha Allah. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Maalin Kaliyaa ka harsan Diiwan gilinta Dufcadii 22aadee Graphic Design Berito oo Axad ah Cashirada si rasmi ah ayay u bilaab
Maalin Kaliyaa ka harsan Diiwan gilinta Dufcadii 22aadee Graphic Design Berito oo Axad ah Cashirada si rasmi ah ayay u bilaabanayan Mahadsanid. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Duco Mida ugu wanagsan Maalinka Carafa
Duco Mida ugu wanagsan Maalinka Carafa

Barri waa maalin wayn, maalintii carafa, waa maalin aan ka dharagsanahay wanaageeda. Fadlan walaal soom hadaad awoodo si ajar
Barri waa maalin wayn, maalintii carafa,  waa maalin aan ka dharagsanahay wanaageeda. Fadlan walaal soom hadaad awoodo si ajarka iyo wanaaga ay xambaarsan tahay uga wada faa'iidaysano oo Qur'aan akhris, sadaqo, saliga nabiga اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين Aan badino. Aan isa saamaxno oo khayr badan shaqaysano. Alle ha inaga yeelo inta naarta laga xoreeyo ee loo dambi dhaafo

Ciid Calligraphy.rar50.35 MB