fa
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

رفتن به کانال در Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SAMEWADE ACADEMY

کانال SAMEWADE ACADEMY (@samewade) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 17 312 مشترک است و جایگاه 11 611 را در دسته آموزش و رتبه 489 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 17 312 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 30 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -187 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -4 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 4.27% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 1.09% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 740 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 188 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 01 ژوئیه, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته آموزش تبدیل کرده‌اند.

17 312
مشترکین
-424 ساعت
-757 روز
-18730 روز
آرشیو پست ها
SW-Buugga Murti Kaab.pdf9.12 KB

Buuga murti kaab waa buug aad u qiimo badan kaas oo xambaarsan aqoon iyo waaya aragnimo goor dhow aan soo dhigaa insha allah
Buuga murti kaab waa buug aad u qiimo badan kaas oo xambaarsan aqoon iyo waaya aragnimo goor dhow aan soo dhigaa insha allah inta kasii horeysa pageka hala sii booqdo postiga like iyo share hala soo dhaho waa codsi waa kab linkiga https://m.facebook.com/samewade2233/ visit our page

Ma Meesha lagaa haysto ayaad fahmi la’dahay? Ma Dhibaatada ku haysa ayaad Sababteeda iyo Xalkeeda garan weyday? Si fiican u Aqri qoraalkan, dhibaato kasta waxaa ku hor qoran Xalkeeda oo Ficil ah. 1. Ma kadeed “stress” baa ku haya? Alle u Toobad u keen 2. Ma deganaan Maskaxeed baad doonaysaa? Tuko Salaada 3. Ma qof wanaagsan in aad hesho ayaad rabtaa? Adigu noqo qof wanaagsan 4. Ma Dadki ayaa kaa hor yimi oo ku nacay? Daacad noqo, Munaafaqada iska dhaaf 5. Ma Caruurta in ay kuu hagaagaan ayaad rabtaa? Adigu u noqo Tusaale wanaagsan 6. Ma Saaxiib/saaxiibo xun ayaad leedahay? Ka har. Kuwa fiican la soco 7. Ma dhafar baa ku dhibay? Seexo xilli hore habeen kasta 8. Ma lacag la’aan baa kugu daahday? Dambi ka fogow, Ducada badi 9. Ma Gurigi ayaa buuq kaaga furan yahay? Waxa xun aad banaanka ku soo sameynaysid jooji 10. Ma Lacagtaada badan ayaad Barako ka weyday? Xalaal shaqeyso, Sadaqo ka bixi 11. Ma Qalbiga inuu kuu Xasilo ayaad doonaysaa? Xuska Alle Badi 12. Ma qof aad jeclayd baa kaa tagay? Hilmaan, Noloshaada sii wado 13. Ma in lagu xushmeeyaa rabtaa? Kasbo, adigu ha kaa timaado marka hore 14. Ma facebook baad nacday? Iska xir 15. Ma ficil kasta oo dadku sameeyaan ayaa ku dhiba? Xaasidnimada jooji, dadka wax ha ka sheegin 16. Ma kugu kacsan tahay? Shaydaanka iska naar 17. Ma qof baa war kaa sheegay ama kaa qoray? Xan looma dhinto, hawlahaaga horay u wado 18. Ma cid baa ku xumeysay? Cafi, Caloosha waxba ha ugu hayn 19. Ma lacag baad rabtaa? Shaqeyso 20. Ma aad baad u careysan tahay Hada? Acuudi Bilayso Tani waa Noloshaada, Fahan Ujeedada laguu Abuuray, Fal wixi Alle ku faray, Ka Fogow wixi Xun oo Xaaraan ah. Alle ayaa kaa raali ahaanaya. Waad Guuleysanaysaa fadlan lika saar pagekena Share garee wll oo gaarsi asxaabtada xigasho Abdisalam jama ✅

Asxaabta ku xeran same wade books waa kan buugii ahaa 1000ka maah maah iyo murti ugu caansan insha allah wax badan inaad ka fa'idaan aan rajeynaa

S-W Buugga 1000ka Murtida & Maahmaahyada Ugu .pdf55.74 MB

Asxaabta same wade waxaan hada soo posti gareyay buuga wax yar kadib waad helaysaan dadka ugu horeya ee helaya buugaan waa id
Asxaabta same wade waxaan hada soo posti gareyay buuga wax yar kadib waad helaysaan dadka ugu horeya ee helaya buugaan waa idinka waxaan idinka codsanaa inaad like iyo share aad dhahdaan postiga buuga ee aan soo dhignay pagekena https://m.facebook.com/samewade2233/ booqo pagekena

Asxaabta same wade waa kan buugii kun habeen iyo habeen waan lasoo dahay ka raali ahaada

Kun Habeen Iyo Habeen (KobciAqoontaada)-1-1-2.pdf4.08 MB

Sheekadii kun habeen iyo habeen waa sheeko in badan soomaalida iyo dadka caalamka looga wada shekeeyo in kastoo la isku qilaa
Sheekadii kun habeen iyo habeen waa sheeko in badan soomaalida iyo dadka caalamka looga wada shekeeyo in kastoo la isku qilaafsan yahay inay tahay dhacdo xaqiiqi ama mid mala awaal insha allah galabta aan idin soo dhiga mahad sanidiin dhamaantiin

waa kan asxaabta buugaan idinka balan qaaday waxaan jeclaan lahaa inaad nagu dhiiro gilisaan like iyo share iyo waliba commenti oo aad soo qortaan waan helay buuga https://m.facebook.com/samewade2233/ visit our page booqo pagekena

buugga AFTAHAN(1).pdf10.20 MB

Asxaabta buugaan 10 daqiiqo kadib waan soo dhigaa insha allah ee hala sii share gareyo pagekena aan soo dhignay https://m.facebook.com/samewade2233/ waa kan linkiga pagekena mahad sanidiin

photo content

buug aad u wanaagsan oo la dhaho 1000ka ugu caansan murtida iyo maahmaahda soonaaliyeed insha allah goor dhow

photo content

Afar dhagax dhaxdod.pdf0.94 KB

photo content

Buugga Maaree Noloshaada A5 MD.pdf5.01 KB

e5b1f2_b802b6332f41473fb7f13dccf6f5afa7_mv2 (1).webp0.15 KB

Jacaylkii muliyo.pdf4.76 KB