fa
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

رفتن به کانال در Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SAMEWADE ACADEMY

کانال SAMEWADE ACADEMY (@samewade) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 17 383 مشترک است و جایگاه 11 560 را در دسته آموزش و رتبه 487 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 17 383 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 25 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -154 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -5 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 4.17% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 1.09% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 726 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 189 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 26 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته آموزش تبدیل کرده‌اند.

17 383
مشترکین
-524 ساعت
-247 روز
-15430 روز
آرشیو پست ها
Dowladdii cusmaaniyiinta Diriliş Ertuğrul AfSoomaali. ------------------------------- Every Monday and Friday in @som_movies
Dowladdii cusmaaniyiinta Diriliş Ertuğrul AfSoomaali. ------------------------------- Every Monday and Friday in @som_movies Taxanahan yaanu ku seegi. 💠JION IT TO WATCH💠

📚ku macaanso karitaada.... PDF 📕 ------------------------------- Sorry iga raali ahaad waan la soo yara daahay mhdsanidii sida noogarabtaagantiin ❤️ inaga qar xiya

📚ku macaanso karitaada.... PDF 📕 Buugan ma inoo soo qaadaa mise waad hayaa. ------------------------------- Hadii caawa lov
📚ku macaanso karitaada.... PDF 📕 Buugan ma inoo soo qaadaa mise waad hayaa. ------------------------------- Hadii caawa love ka❤️ min 50 gaadhsiisaan dhakhso soo dhigayaa.

Waxaan aad uga xunahay bahada samewade iyagoo aad udadaalay in #love ka la saarin buugta wakhtiga loo huray . Waxaan idinka codsanaynaa in qofkii buuga fiirshaaba ❤️ loveka saro si ay dhiirigalin ugu niqoto dhalinta 👏👏

Asxaabta sorry buugii hore intii aragtay muu shaqaynayn lk waa kan isagoo sax ah Ee love❤️ halagu sharfo buuga raadin dheerbuu nagu qaatee

Buugaa masoo qaadnaa asxaabeey ❤️Haa
Buugaa masoo qaadnaa asxaabeey ❤️Haa

🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @som_movies 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 112BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ XASAN NUUR CALI (KAABE)

🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF ———————–--------------- 🗞Dhigganaha Qalbiyada Dhaawacan waa sheeko faneed marka laga reebo sheekad
🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF ———————–--------------- 🗞Dhigganaha Qalbiyada Dhaawacan waa sheeko faneed marka laga reebo sheekadda“Axdi maleh raggu jacayln waa iblays”, sababtaan u doortay ciwaankan ayaa ah inaan u arkay mid mudan ka hadalid ama qorid u baahan inay tahay oo ay jiraan qalbiyo fara badan oo dhaawacan, isla markaana aysan haysan qof u hadla oo iyaga si ugu yaraan dareenka jacaylku ku dheeyanyahay ee gubaya aan u ugu tabiyo kuwada qalbiyada dhaawacaya si ay ugu yaraan ugu noqoto kiniin ama irbad shaafisa qalbigadhaawacan. 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 112BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ XASAN NUUR CALI (KAABE)

Matahay Qof xiiseeya Musasalada Taxanaha Ah Hadaba Hore Hadii Aanad udaawan Filmka taxanaha ah ee turkiga ah dirilis ertugrul
Matahay Qof xiiseeya Musasalada Taxanaha Ah Hadaba Hore Hadii Aanad udaawan Filmka taxanaha ah ee turkiga ah dirilis ertugrul Luuqada uu ku baxaayo : afsomali Jion @som_movies

🌿CUMUUMTA MAANSADA.PDF 🐪 ━━━━━━━━━━━━ 🔎JOIN US ➠: @suugaan_bot ☆╮ 🔎JOIN US ➠: @som_wall ☆╮ 🔎JOIN US ➠: @somalibook ☆╮ 🔎JOIN US ➠: @samewade ☆╮ 🔎JOIN US ➠: @tiigsi ☆╮ 🔎JOIN US ➠: @Aflaan ☆╮ 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot ☆╮ 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali

Buugaa ma inoo soo qaadaa ❤️
Buugaa ma inoo soo qaadaa ❤️

Kalkaaliso pdf Buug muhiim ah ka faaidaysi wanaagsan.

MASHRUUCII LADAGAALANKA NUURKA.pdf7.18 KB

🌿MASHRUUCII LADAGASLANKA NUURKA.pdf' _______________ Buugan waa soo socdaa saacadaha soo socda ee halsoo kala kiciyo ❤️ Igan
🌿MASHRUUCII LADAGASLANKA NUURKA.pdf' _______________ Buugan waa soo socdaa saacadaha soo socda ee halsoo kala kiciyo ❤️ Igana raali ahaada safar ahaaa wiigane _____________ 📥 : QAABKA : PDF 🕰 : CABIRKA : 717KB 📖 : BOGGA : 21BG ✍ : QORAA : imaan cabduraxmaan cismaan

Ma jeceshay inaad barato video editing ka adoo ku baranaya software ka Adobe premiere pro taabo link gan si aad u hesho macluumaad dheeriya @tiigsivideo

🌿IRRIDAHA FARXADDA.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suugaan_bot 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 115BG . 🎯 CABIRKA ➠ 8MB . ✍ QORAA ➠ IBRAAHIM AW-HASSAN ISMACIL

🌿IRRIDAHA FARXADDA.PDF ———————–--------------- 🏷 ASC ASXAABTA BUUGAN IRRIDAHA FARXADDA WAA BUUG XIISO BADAN OO AAN ANAGUBA
🌿IRRIDAHA FARXADDA.PDF ———————–--------------- 🏷 ASC ASXAABTA BUUGAN IRRIDAHA FARXADDA WAA BUUG XIISO BADAN OO AAN ANAGUBA AKHRISANAY ISAGOO HARD AH KADIBA MAANTA WAXAAN IDINKA SOO DHIGNAY SOFT SI AAN MAR KASTA IDIIN SOO GAADHSIIN BUUG WAX TARLEH. HADII BUUG HORE NAGA SUGAYSEEN NAGA RAALI AHAADA WXAAN ISKU DAYEYNAA IN AAN SIDA UGU DHAKHSAHA BADAN IDINKU SOO GUDBINO إنشاء الله . Buugani 👆 waa diyaar ee hala soo kala kiciyo. 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 115BG . 🎯 CABIRKA ➠ 8MB . ✍ QORAA ➠ IBRAAHIM AW-HASSAN ISMACIL

```Asxaabta carabiga wax ku aqriso buugaagtaan halga faaiidaysto``` https://drive.google.com/folderview?id=1GYB1_k0mgV-LZktpV
```Asxaabta carabiga wax ku aqriso buugaagtaan halga faaiidaysto``` https://drive.google.com/folderview?id=1GYB1_k0mgV-LZktpVfktm06d8Z_IFQ-R

Asc asxaabta channelkan hadafka ugu weyn ee loo asaasay waa in buugaagta ku qoran afkeena hooyo aan u rogno hab maqal ah oo la dhageysan karo. Saan wada ognahay ummadeena ma ahan ummad wax aqrisa sidaas darteed hadaadan noqon karin aqrista anfaca naftiisa noqo dhageyste wanaagsan oo dhug leh. SI AAD UGU BIIRTO CHANNELKA SOMALI AUDIOBOOKS KU DHUFO LINKIGA HOOSE. 👇 https://t.me/Buugmaqal

🌿BARAARUJI AWOODAHAAGA.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 🛎NOT: ASXAABTA QIIMIGA BADANOO BUUGA KA KU XIGA OO NOQON DOONA BUUGA SANADKA EE AADKA LOO RAADIN JIRAY EE AHAA FASIRKA RIYOOYINKA AYAA DABKA SOO SAARANE SIDAA HALOOLA SOCDO. ...Insha Allah ... 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 124 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 9 MB . ✍ QORAA ➠ DR.IBRAAHIM AL FIKY 🧩 TARJUME ➠ ISMACIL TUKAALE CIGE