fa
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

رفتن به کانال در Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SAMEWADE ACADEMY

کانال SAMEWADE ACADEMY (@samewade) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 17 402 مشترک است و جایگاه 11 603 را در دسته آموزش و رتبه 489 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 17 402 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 21 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -154 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -7 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 4.26% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 1.06% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 742 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 185 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 22 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته آموزش تبدیل کرده‌اند.

17 402
مشترکین
-724 ساعت
-227 روز
-15430 روز
آرشیو پست ها
Si free ah wax oga baro #SA ✅ Barashada Graphic Design ✅ Barashada Luuqada Carabiga ✅ Barashada Luuqada English Cashiro taxan
Si free ah wax oga baro #SA ✅ Barashada Graphic Design ✅ Barashada Luuqada Carabiga ✅ Barashada Luuqada English Cashiro taxane maalinle ah Si toos ogala soco Samewade_Academy 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://youtube.com/@SAMEWADEACADEMY hana ka ilaawin inaad Subscribe saartid Channelka si ay maalin walba cashirada ay kuso garaaan mahadsanid

Export Files in Illustrator | Sida loo save gareeyo file illustrtor ahaan. Sida document pages badan aad halmar u save gareysan lahayd Sida pdf ahaan ugu save gareysan lahayd filekaga Sida aad password ugu xeran lahayd file kaga. Sida aad image ahan ugu save gareysan lahayd. Dhaman ku baro cashirka maanta. Halkan ka daawo cashirka maanta👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=CPZAmb90bnI

Export Files in illustrator | Sida loo save gareeyo file illustrator ahan 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://ww
Export Files in illustrator | Sida loo save gareeyo file illustrator ahan 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=CPZAmb90bnI

Berito Subax Insha Allah waxa toos inoogu bilawanaya Koorsada English-ka ee aan ku qadanayno Buuga English For Everyone Level
Berito Subax Insha Allah waxa toos inoogu bilawanaya Koorsada English-ka ee aan ku qadanayno Buuga English For Everyone Level-1 Level-1 waxa uu ka koobanyahay 2 buug oo kala ah Buuga Cashirada (Course book) iyo Buuga laylisyada (Practice Book) sida sawirka kaga muuqato. hadadan haysan buugaagta Pdf-kooda ka degso muuqalka hordhaca ee aan shalay soo dhignay hoostiisa qaybta link description-ka. https://www.youtube.com/watch?v=P4Vq4IZnujY si taxane ah ogala soco channelkeena https://www.youtube.com/@SAMEWADEACADEMY

Koorsooyiinka Sanadka Cusub aan bilawayno iyo buugaagtoda pdf-ahaan Muuqalkan hoostiisa ka degso kuna soo biir Channelkena Waxan kuso gudbinaa Cashiro Taxane Maalinle ah Mahadsanid. https://www.youtube.com/watch?v=P4Vq4IZnujY&t=731s

#samewadeacademy Waxa laga yaba in badan inaad aragtay linki si maalinle ah aan groupka ugu soo share gareyno balse ma ogtaha
#samewadeacademy Waxa laga yaba in badan inaad aragtay linki si maalinle ah aan groupka ugu soo share gareyno balse ma ogtahay inaan qaadano koorsooyiin taxane ah maalin walbana waxa lasoo share gareeyo ay tahay cashirka maalintaas aan qadanayno. mudo kooban uu channelka furan yahay waxan dhamaynay 4 koorso aan hada idin soo calaamadeyay waxayna kala yihiin 1) Photoshop Graphic Design 2) English Conversation Level-1 wuxuu wata application kaa caawinayo dhawaqa. 3) Carabi Level-1 Buuga(Alcarabiyah bayna yadeyk) wuxuu wata application kaa caawinayo dhawaqa. 4) Mavis Beacon koorso aad u muhiim ah oo lagu barnaayi degdega qoraalka. wuxuu wata software sida game cml kuu fududeenayo inaad baratid typing keyboard adigonan wax caajis ah dareemeynin. waxa hada inoo socdo 1) English Level-2 2) Illustrator Graphic Design dhawaan filo koorsooyiin cusub Insha Allah ku xernow mar walba👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/@SAMEWADEACADEMY/playlists