P4P Trading
رفتن به کانال در Telegram
Channelka rasmiga ah ee P4P Trading. Baro forex si toos ah website: https://www.p4ptrading.com Mentor: @Nadiif4x
نمایش بیشتر2 202
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
+307 روز
+4230 روز
آرشیو پست ها
2 202
ASC asxbta isdiiwaangalinta classka February waa bilaabatay. Isdiiwaangalinta waxay ku egtahay 05-February.
➡️Maxaad ka helaysaa P4P Trading Floor iyo sidaan u shaqayno fadlan kasii akhri Link-gan https://bit.ly/p4ptradingfloor
2 202
qolkaas ayaan ku kulmi doonaa sxbayaal, appka Discord la dhaho la soo deg hadii uusan kuugu jirin, kabacdi linkigan click dheh si aad ugu soo biirto, halkaa ha inoo ahaato insha allah,
https://discord.gg/HgesCmA2?event=1185895568866803773
2 202
waa inoo caawa iyo 8-da fiidnimo (saacada bariga africa). sessionkan ayaan si live ah u wada qaadan doonaa link-gana halkan ayaan idinkula wadaagi doonaa.
2 202
ASC asxbta , Asxbti sugaysay in ay kusoo biiraan P4P Trading Floor, waxaan idinku wargelinayaa in ay hada furan tahay kusoo biiritaanka Floorka, axada 19-Nov ayuu xidhmi doonaa, si aad ugu soo biirto fariin u dir whatsapp kan https://wa.me/message/VXMKV6FD5X7SE1 Mahadsanidin
2 202
daily time frame: https://www.tradingview.com/x/byyNSbIQ/
4h daily timeframe: https://www.tradingview.com/x/cmKwoeKB/
EURUSD
wuxuu joogaa daily demand, sidoo kale 4h choch ayuu sameeyey tani ma noqon kartaa in lugtii Impulseka ahayd ee daily ay bilaabatay oo aan arki doono maalmaha soo aadan, 4h in uu dhaqaaq xoogan oo kor ah sameeeyo. waa sidaas taxliilintayda, Cidii swing ka trade garaysa fursadaas ha eegato. berri waxa suurto gal ah in retracement 4h sameeyo, oo ku soo laabashadaas la fududeeyo.
2 202
Courseda SMC kala soco discord serverka machadka si lacag la'aan ah.
linkiga machadka:
https://discord.gg/xxNYk9HDVP
