P4P Trading Floor 📊
前往频道在 Telegram
P4P Trading Floor 📊 Trade kasta aan qaato halkan ayaad ka la socotaa — natiijo, casharro, iyo webinars. 📲 p4ptrading.com/start 👤 Mentor: @Nadiif4x
显示更多2 534
订阅者
+424 小时
+127 天
-430 天
帖子存档
2 534
asc mashquul yar ka dib waxa aan idinla wadaagayaa halka uu challengekii marayo, walow macal asaf performance kaygu fiicanayn oo aan mashquul aan u maaro waayay i qabsaday hadana maadaama aan idin balanqaaday transparency iyo banyaalnimo aan rabo in aad ku hirataan in la samayn karo, labadii account waxaan qaatay 3 trade oo ilaahay ogyahay sidaan ku qaatay, waxaan uga jeedaa setupyada qaar ayaa ahaa xili dambe oo aan NY ah,
furuhu waa fulin joogtaysan, 100% waan hubaa inaan gaadhayo ugu yaraan 200k to 300k iintaan sanadku dhamaan. horeba waan u sameeyey inaan gaadhay 400k. ma adka ee meesha muhimadu taalo ayaa ah joogtaynta.
2 534
📊 WEEK 3 · DAY 2
🗓 11-Aug
━━━━━━━━━━━━━━
📈 TRADES
1 Trade = +3.4% win
💼 ACCOUNTS
- Live — $224 · no trade
- FP 10K (1) — $9,757 · +3.4%
- FP 10K (2) — $10,340 · +3.4%
——
Fundingpips waxay soo kordhiyeen copytrading platformka dhexdiisa ah.
2 534
Asc sxbayaal wiigan waxoogaa ayaan Yara xanuunsaday. Muuqaal reportkii labada usbuuc ah ayaan berri Soo galinayaa insha Allah.
Journey gan aad ayaan transparent uga ahayd sida cardigayga ah sxbayaal, wax kale idinkagama maqnayn. Wiig wanaagsan ayaan idin wada rajaynayaa.
Wiigana maalin kasta insha Allah reportka waan idinla Soo wadaagayaa
2 534
💡 Shaqada maalintii: Kaalay shaqadaada, sug inta trade lagu siinayo, marka lagu siiyo qaado, LOSS iyo WIN midkaad qaadato journal garayso — DONE!!
💡 Shaqada Wiigii: Wiigan maxaan ku liitay, ku fiicnaa, u baahan inaan horumariyo, Farqiga u dhaxeeya shaqadaan qabtay iyo setupkaygu siduu u perform garayn lahaa. Gapkaa sidaad usoo yarayn lahayd waa wiiga dambe shaqadiisa.
2 534
📊 WEEK 2 · DAY 1
🗓 02-Aug
━━━━━━━━━━━━━━
📈 TRADES
1 Trade = -1.5% (Loss)
💼 ACCOUNTS
- Live — $224 · no trade
- FP 10K (1) — $9,700 · -3%
- FP 10K (2) — $10,000 · no trade
📝 Bayaamin:
laba qodob aan bayaamiyo setupyada aan isticmaalo sidan uma guul hooseeyaan, lkn wiigii tagay performancekaygu aad buu u liitay reoprtka usbuuca oo hada editingka ku jira ayaan ku sharaxi doonaa meelaha aan ku liitay iyo ka trader ahaan sidaad wax uga qaban karto.
qodobka labaad sxbyaal,qorshahaygu wuxu ahaa in accountka aan pass gareeyo ama gubo hal wiig gudahii, so wiigii tagay maadaama aan performancekaygu ahayn 100% waxaan miss gareeyey trade yo dhowr ah oo win ahaa oo setupkayga ahaa. Marka aad wiigii dib u qiimayn samaynayasona waxa ay tahay inaad eegto waa wiigan shaqadaadu siday ahayd PNL ka ama faaido iyo khasaare ma aha waxa ugu wayn ee laga fikiro, shaqada ayaa ka horaysa.
Traders barnaamijkan waa dhab ka hadal waxba idin qarin maayo hhh!! maalin wanaagsan
2 534
+1
📊 WEEK 1 · DAY 3
🗓 29 July
━━━━━━━━━━━━━━
📈 TRADES
Wax trade ah ma qaadan maanta!
💼 ACCOUNTS
- Live — $224 · no trade
- FP 10K (1) — $9,900 · no trade
- FP 10K (2) — $10,000 · no trade
📝 Xisaabxidh
In aad trade garayso maalin arrimo kale oo nolosha ahi ku mashquulinayaan oo focuskaagu fiicnayn waxa ka fiican in aad nasato tradingkuna meel kaama tagayo e maskax degan aad ku shaqaysato. Joogtayntu iyadoo muhim ah hadana fiiro u yeelo naftaada.
2 534
WEEK 1
Maalintii 2aad xisaabxidh: 29-July
----
1 Trade: -1R (-3%)
Live account Balance: $224 (no trade taken)
FP 10K (1): $9900 (1 loss trade -3%)
FP 10K (2): 10,000 (no trade taken)
2 534
+1
WEEK 1 Maalintii 1aad xisaabxidh: 28-July
----
1 Trade: +1R (+2%)
Live account Balance: $224 (no trade taken)
FP 10K (1): $10,180 (1 win trade +2%)
FP 10K (2): 10,000 (no trade taken)
2 534
+1
Wareegii koobaad iyo Live accountkayga yar: $250 to $372
——-
3 Trade:
3 Trade win (Guul): 3R ($124)
0 Trade Loss (2 trade oo aan khasaaray ayaa jiray min 1R oo u dhaxeeyey 3daas trade lkn accountkan kuma qaadan ee accountkayga Shakhsiga ah ee Live ka ahaa ayaan ku qaatay.)
——
2 534
Asc sxbayaal! Safarkan cusub ku soo dhowaada, waxaan hubaa in aan wax badan isla baran doono, sawirka suuqana si fiican aad uga dhex arki doontaan, $250 Live account ku jirta ayaan ka bilaabay 3 trade kadib $374, yoolka aan u socdaana waa 1M funded capital talaabadii, hore waxaan mar u gaadhay 400k funded, muddo kadib aan ka maqnaa prop firmska, hada ayaan dib u bilaabay.
Maxaa qorshuhu yahay?
Live account vs Prop firm account!
Meertada is quudinaysa, iyo waxyaabo badan oo hordhac u ah ayaan kaga hadlay muuqaalkan hoose
https://youtu.be/YV7tLrJcxX4
2 534
asc sxbayaal ciid wanaagsan fiidka caawa insha allah waxaan youutbeka soo galin doonaa traderska dhibta ka haysata prop firm challengeska iyo 3 arrimood oo hadii aad fulisid challenge dambe culays kugu noqon doonin insha allah.
2 534
+5
1. Ardaygan account ayuu libin laabay maalmo gudaheed.
2. ardayad challenge ayay ka baxday
3. arday kale faaido fiican ayuu ka sameeyey
intaasiba waa usbuucii iyo maalmihii u dambeeyey? halkan iyo meel kale kuma soo koobi karno guulaha teamka ay xaqiijiyaan si joogto ah.
Guul badan ayaan u rajaynaynayaa.
