️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
رفتن به کانال در Telegram
Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
نمایش بیشترکشور مشخص نشده استدسته بندی مشخص نشده است
260
مشترکین
+224 ساعت
+197 روز
+1930 روز
آرشیو پست ها
Madaxweynaha maamulka la baxay Somaliland ayaa maanta gaaray dhulka ay Yahuuda xoogga ku heysato,isagoo la kulmay madaxweynaha maamulka Yahuuda
Shacab hor leh oo ku Dhaqan xaafad Ka Tirsan Muqdisho ayaa Sheegay, inay Dhul-boob Kala Kulmayaan Dowladda Fedaraalka.
Saxafiyad Faransiis ah ayaa laga eryay Itoobiya kadib safar Warbaahineed oo ay ku Tagtay gobaka Tigray ee Waqooyiga Dalkaas.
Hogaamiyaha maamulka la baxay Soomaaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa goordhow ka dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Tel-Aviv ee ay caasimadda ka dhigteen Yahuudda, waana booqashadii labaad ee uu Cirro uu ku tago dhulka ay Yahuuddu heysato, maadaama ay jirtay booqasho qarsoodi ahayd oo tan ka horreysay.
Maanta waa maalin Axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 28-12-1447 oo waafaqsan 14-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Maxamed Sheekh Cali
Shacabka ku Dhaqan xaafad Ka Tirsan Muqdisho ayaa Sheegay, inay Dhul-boob Kala Kulmayaan Dowladda Fedaraalka.
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya, in degmada Kaaraan ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeyso dadweynaha iyo ciidamada dhulboobka ee Xasan Sheekh oo halkaasi la geeyay.
Qaar kamid ah shacabka kuu nool degmada Kaaraan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay, inay boob iyo dhac kala kulmayaan Dowladda u hogaamiyaha ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud.
Xiliga ay shacabkaasi la hadlayeen warbaahinta ayaa waxaa docda kale la arkayay ciidamada Dowladda Fedaraalka oo wata gadiidka dagaalka, islamarkaana la sheegay, inay halkaasi ka wadaan hawlo dhulboob ah.
Saxafiyad Faransiis ah ayaa laga eryay Itoobiya kadib safar Warbaahineed oo ay ku Tagtay Gobaka Tigray ee Waqooyiga Dalkaas.
Mas'uuliyiinta Itoobiya ayaa laalay aqoonsiga iyo ruqsadda degenaanshaha ee haweenay u dhalatay dalka Faransiiska una shaqeysa mid kamid ah warbaahinnada kasoo baxa isla dalkeeda Faransa.
Sidoo kale masuuliyiinta Itoobiya ayaa saxafuiyadaasi waxa ay ku amreen inay ka baxdo guud ahaan dalka Itoobiya, kadib safar ay ku tagtay gobalka Tigreega horraantii bishan.
Saxafiyaddan oo lagu magacaabo Augustine Basselli ayaa awaamirtan la dul dhigay kadib safar warbaahineed oo ay ku tagtay Shire, oo ah magaalo ku taalla gobolka Tigray, halkaas oo ay booqatay si ay warbixinno uga diyaariso walaacyada dadka deegaanka ee ku saabsan dib u soo noqoshada colaadda ka jirta Waqooyiga Itoobiya ee u dhaxeyso Dowladda iyo kooxda TPLF.
Guddiga Ilaalinta Saxafiyiinta ee Faransiiska oo magaciisa loosoo gaabiyo (CPJ) ayaa cambaareeyay go'aanka Itoobiya ay ku cayrisay saxafiyadda u dhalatay Faransiiska, kadi
Repost from N/a
Dal Dhaca Qaaradda Afrika ayaa Soomaaliya Usoo Diray Saraakiil Tababarro Siiyo Booliiska Dowladda Fedaraalka.
Dalka Ghana ee ku yaallaa Galbeedka qaaradda Afrika ayaa sheegay, inuu qeyb ka noqonayo duulaanka lagu soo qaaday Soomaaliya, isagoona saraakiil uu soo diray dalkaasi ay soo gaareen magaalada Muqdiasho.
Saraakiishan oo ka tirsan Booliiska dalka Ghana ayaa la sheegay, inay si gaar ah qeyb uga noqon doonaan tababarada la siiyo ciidamada Dowladda Fedaraalka, gaar ahaan kuwa Booliiska.
War-saxaafadeed kasoo baxay duulaanka Shisheeye ee AUSSOM ayaa lagu sheegay, in ciidamadan Ghana la geyn doono magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo iyo Beledwayne, haalkaas oo ay tababarro ku siin doonaan Booliiska Dowladda Fedaraalka.
Masuul ka tirsan duulaanka shisheeye ee AUSSOM kuna magacaaban Isu-duwaha Booliska ee duulaankaas ayaa la hadlay saraakiisha cusub ee dalka Ghana, isagoona ku booriyay inay ku dhaqmaan xeerarka u degsan ciidamada shisheeye ee duulaanka ku jooga Soomaaliya.
Waxaa faahfaahin laga helayaa dagaallo culus oo lagu jabiyay maleeshiyaadka Bangaraaf ee uu Mareykanku tababartay kana dhacay inta udhaxeysa degmooyinka Buulo-mareer iyo Kurtunwaarrey oo kawada tirsan gobolka Sh/hoose.
Ugu yaraan sideed askari ayaa laga dilay maleeshiyaadka daacadda u ah Mareykanka, halka burbur xooggan uu soo gaaray gaari Cabdi-Bile ah oo ay wateen, waxaana iyagoo khasaare culus jiidaya ay gudaha ugaleen magaalada Buulo-mareer oo ay markii hore kasoo duullaan tageen.
Mareykanka iyo askar uu tababartay ayaa ku jabay weerar ay ku qaadeen magaalada Kurtunwaarrey ee gobolka Sh hoose.
Madaxweynaha maamulka la baxay Somaliland ayaa maanta Lagu wadaa inuu booqasho ku tagay dhulka Yahuudu Xoogga ku heystaan
Mid kamid ah hogaamiyayaasha mucaaradka Dowladda Fedaraalka ayaa Xasan Sheekh ku eedeeyay isku day dil oo ka dhan ah madaxda axsaabta isaga kasoo horjeeda.
Dawladda Ugaandha ayaa Dalkeeda Ka Masaafurisay Ku Dhawaad 40 Qof oo Kasoo Jeeda Dalka Koongo Sababo La Xiriira Cudurka Eboola.
Xukuumadda Muqdisho ayaa dalka ku soo dhaweysay in ka badan toban shirkadood oo Talyaani ah.
Maanta waa maalin Axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 28-12-1447 oo waafaqsan 14-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya duullaanka ku jooga iyo askarta ay tababarteen ee looo yaqaano BANKARAF ayaa muddo sadax goor ah ku jabay weerar ay ku qaadeen degmada Kurtunwaarrey ee gobolka Sh/hoose.
Sida aan xogta ku heleyno ciidamadan ayaa kasoo duullaan tagay magaalada Buulomareer oo ay maalmo kahor tageen si ay carqalad uga geystaan degaanada ku dhow.
Ilo ayaa sheegaya isku dayo arbushaad oo ay doonayeen iney geystaan labadii maalmood ee lasoo dhaafay iney ku fashilmayeen, balse ay xalay aadeen Kurtunwaarrey oo wax ka yar 20km u jirta Buulomareer, halkaasoo ay kala kulmeen dagaal qaraar oo sababay in ay jabaan muddo sadax goor ah.
Ciidankan Mareykanka iyo kuwii la socday ee ay tababarteen waxba uma tarin diyaaradihii kor kala socday oo inta badan sameynayay qalqalgelin, waxaana ay halkaas isaga carareen iyagoo jabay.
Mid kamid ah bulshada ayaa noo xaqiijiyay in la arkayo raadadka khasaaraha gaaray soo duulayaasha, waxyaabaha uu tilmamaayo waxaa kamid ah lug go'an oo uu kab buud ah ugu jiro iyo dhiig badan.
Goobta waxyaabahaas lagu arkayo meel xoogaa u jirtana waxaa kahor bixitaankooda soo cagadhigatay diyaarad Heocopter ah taasoo qaaday meydad iyo dhaawacyo, walow aan tiro rasmi ah wali la helin.
Mareykanka iyo malleyshiyadiisa waxay dhankooda dileen 3 qof oo kala ah nin iyo xaaskiisa iyo qof kale oo shacab ah sida ay noo sheegeen dadka degaanka. Sidoo kale waxay dhaawaceen 3 kamid ah dadka shacabka ah kuwaasoo xaaladooda lala tacaalayo.
Xaaladda degmada Kurtunwaarrey ayaa daggan saaka dadkuna waxay ku faraxsan yihiin Mareykankii duullaanka soo qaaday inuu ku jabay magaalada.
Faahfaahin intaan dheer waxaad kula socon doontaa wararkeena soo socda insha'allaah.
Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[240]
Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan
Waa kuma dhaqtarka ay geeridiisa qabsatay warbaahinta caalamka siiba kuwa Carabta una dhintay mowduuc muhiim u ah bulshada oo uu ka hadlay?
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
