Dawasho Films🎥
📈 Análisis del canal de Telegram Dawasho Films🎥
El canal Dawasho Films🎥 es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 32 187 suscriptores, ocupando la posición 9 104 en la categoría Películas y el puesto 135 en la región Finlandia.
📊 Métricas de audiencia y dinámica
Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 32 187 suscriptores.
Según los últimos datos del 16 junio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -6 280, y en las últimas 24 horas de -169, conservando un alto alcance.
- Estado de verificación: No verificado
- Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 3.12%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 0.75% de reacciones respecto al total de suscriptores.
- Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 1 008 visualizaciones. En el primer día suele acumular 241 visualizaciones.
- Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 2.
- Intereses temáticos: El contenido se centra en temas clave como soo, saara, cusub, flim, loveta.
📝 Descripción y política de contenido
No se ha proporcionado la descripción del canal.
Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 17 junio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Películas.
Carga de datos en curso...
| Fecha | Crecimiento de Suscriptores | Menciones | Canales | |
| 17 junio | 0 | |||
| 16 junio | 0 | |||
| 15 junio | 0 | |||
| 14 junio | 0 | |||
| 13 junio | 0 | |||
| 12 junio | 0 | |||
| 11 junio | 0 | |||
| 10 junio | 0 | |||
| 09 junio | 0 | |||
| 08 junio | 0 | |||
| 07 junio | 0 | |||
| 06 junio | 0 | |||
| 05 junio | 0 | |||
| 04 junio | 0 | |||
| 03 junio | 0 | |||
| 02 junio | 0 | |||
| 01 junio | 0 |
| 2 | Hogaamiyaha Maamulka La Baxay Jubbaland ayaa qiray in hubka ay ku dagaalnto Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ka furato ciidanka Dowladda Fedaraalka. | 14 |
| 3 | Maanta waa maalin Arbaco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 02-01-1448 oo waafaqsan 17-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan. | 39 |
| 4 | Ciidamada Dowladda Maali iyo Kuwa Ruusha oo Dad Rayid ah ku Xasuuqay Gudaha Dalkaas, Iyadoo Mujaahidiinta Galbeedka Afrika ay si Kulul Uga Hadleen Xasuuqaas. | 134 |
| 5 | Xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan ayaa ku Hanjabtay inay jawaab militari ka bixinayso Duqeymaha Yahuudda ee ka Dhanka ah Lubnaan. | 137 |
| 6 | Ururka NATO oo Sheegay, inuu Xoojinaya Awoodda Ciidamadooda Cirka ee ku Sugan Turkiga, Dalkaas oo Lagu Wado inay ku Shiraan Xubnaha Ururka. | 105 |
| 7 | Sirdoonka Mareykanka oo Sheegay, inay ka Hortageen Weerar Abaabulan oo Lala Maaganaa Aqal Cad ee Looga Arimiyo Dalkaas. | 82 |
| 8 | Yahuudda Lagu Deegaameeyay Daanta Galbeed oo Dab Qabadsiiyay Masaajid ay ku Cibaadaysanayeen Muslimiinta oo ku Yaalla Dhulkaas. | 72 |
| 9 | Mid Kamida Warbaahinada Ugu Afka Dheer Dalka Iingiriiska ayaa Daabacday Warbixin Daaha Ka Rogaysa Duqayn uu Maraykanku Ka Gaystay Gobalka Jubadda Hoose.
Wargayska The Gaadhiyaan oo kasoo baxa dalka Ingiriiska ayaa saacadihii lasoo dhaafay baahiyay warbixin dheer oo ay kusoo bandhigeen gaboodfalada baahsan ee uu Maraykanku ka gaysanayo dalka Soomaaliya, iyaga oo iska indhatiraya duqaymaha joogtada ah ee ka socda dalka ayay xuseen duqayntii ay diyaaradaha Maraykanku ka gaysteen magaalada Jamaame dabayaaqada sanadkii tagay ee 2025-ka.
Warnixinta ayaa lagu xusay khasaaraha nafeed ee ka dhashay iyo tirdada dadkii ku dhintay duqayntaas. in kastoo ay qariyeen tira guud ee dadkii ku waxyeeloobay, hadana waxay sheegeen in 12 qof oo ka koobnaa sadex qoys ay ku dhinteen, sideeed kamidana ay ahaayeen caruur yaryar oo qaar kood ay toban sano jir ahaayeen. | 58 |
| 10 | Dabley hubeysan oo doonyo wata ayaa weeraray maraakiib mareysay Gacanka cadmeed iyo xeebaha Soomaaliya.
Kooxo hubeysan oo lagu tilmaamay iney yihiin Burcad Badeed Soomaali ah ayaa la sheegay iney weerarro kala duwan ku qaadeen markiib laga leeyahay wadamo kala duwan oo marayay Gacanka Cadmeed iyo xeebaha Soomaaliya.
Mid kamid ah weeraradan ayaa ka dhacay meel qiyaastii 14-Mayl u jirta xeebaha Koonfureed ee wadanka Yaman, waxaana weerarkan lala beegsaday mid kamid ah maraakiibta xamuulka qaada, sida laga soo xigtay hay'ad la sheegay iney qaabilsan tahay amaanka badaha.
Wararku waxay sheegayaan in markabkan oo watay calanka Panama ay ku soo dhawaadeen dableyda hubeysan rasaasna ku fureen, balse aysan u suuragelin iney gacanta ku dhigaan.
Dhinaca kale, weerar kale oo ka dhacay xeebaha Soomaaliya gaar ahaan meel qiyaastii 32-Mayl Koonfur kaga beegan magaalada Xaafuun ee dhacda Waqooyi Bari Soomaaliya. | 29 |
| 11 | Ciidamada Dawladda Fadaraalka ayaa Dhaawacyo Kala Duwan Dad Shacab ah Ugu Gaystay Magaalada Muqdisho.
Ciidamada ka tirsan Dawladda Fadaraalka ayaa rasaas ku furay dad shacab ah oo ku sugnaa mid kamida dagmooyinka magaalada Muqdisho, waxaana halkaas ku dhaawacmay tiro dad ah, kuwaaas oo loo qaaday goobaha Caafimaadka.
Goobta sida gaar ah dadkan loogu beegsaday ayaa ah dagmada Wardhiiglay gaar ahaan xaafada Janaraal Daa’uud, waxayna dadka dhaawacmay ku sugnaayeen goob horay looga barakiciyay oo ay Dawladda Fadaraalku ka iibsatay ganacsato ku dhaqan magaalada Muqdisho.
Dadka dhaawacmay oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay, in dhulka laga barakiciyay ay haatan damacsanaayeen Ciidamada Dawladdu inay ku wareejiyaan laamyeere, hase ahaatee ay xoog kala hortageen askartii goobta ku sugnaa. | 47 |
| 12 | Dabley hubeysan oo doonyo wata ayaa weeraray maraakiib mareysay Gacanka cadmeed iyo xeebaha Soomaaliya.
Kooxo hubeysan oo lagu tilmaamay iney yihiin Burcad Badeed Soomaali ah ayaa la sheegay iney weerarro kala duwan ku qaadeen markiib laga leeyahay wadamo kala duwan oo marayay Gacanka Cadmeed iyo xeebaha Soomaaliya.
Mid kamid ah weeraradan ayaa ka dhacay meel qiyaastii 14-Mayl u jirta xeebaha Koonfureed ee wadanka Yaman, waxaana weerarkan lala beegsaday mid kamid ah maraakiibta xamuulka qaada, sida laga soo xigtay hay'ad la sheegay iney qaabilsan tahay amaanka badaha.
Wararku waxay sheegayaan in markabkan oo watay calanka Panama ay ku soo dhawaadeen dableyda hubeysan rasaasna ku fureen, balse aysan u suuragelin iney gacanta ku dhigaan.
Dhinaca kale, weerar kale oo ka dhacay xeebaha Soomaaliya gaar ahaan meel qiyaastii 32-Mayl Koonfur kaga beegan magaalada Xaafuun ee dhacda Waqooyi Bari Soomaaliya.
Weerarkan ayaa asne lagu qaaday markab xamuul ah oo watay calanka Palau, waxayna wararku tilmaamayaan iney k | 1 |
| 13 | Hogaamiyaha Maamulka La Baxay Jubbaland ayaa qiray in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab hubka ay ku dagaalnto ka furato ciidanka Dowladda Fedaraalka.
Axmad Madoobe Hogaamiyaha maamulka la baxay Jubbaland oo ka hadlayay goob madal ah ayaa weerar afka ah ku qaaday hogaanka Dowladda Fedaraalka, isagoo soo hadal qaaday arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin, khilaafka udhaxeeya maamulkiisa iyo dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh ee ku saabsan duulimaadyada diyaaradaha ee Gedo iyo cunaqabteynta hubka ee la sheegay in laga qaaday xukuumadda Muqdisho.
Wuxuu ku eedeeyay iney siyaasadeeyeen maamulka hawada ee Soomaaliya, ciqaabna ku hayaan bulshada gobolka Gedo oo aysan diyaaradaha rayidku duulimaadyo ku tagi karin.
Dhanka kale, hogaamiyaha maamulka la baxay Jubbaland ayaa sheegay in in cunaqabteynta hubka ee la sheegay in laga qaaday Dowladda Fedaraalka iyo maamulka hawada Soomaaliya ee ay shisheeyuhu gacanta u geliyeen aan lagu aamini karin Dowladda Fedaraalka. | 50 |
| 14 | Waxaa Isa Soo Taraya Ciidamada Dowladda Fedaralka ee ka Cabanaya Mushaar La’aanta. | 122 |
| 15 | Askar ka goostay ciidamada Dowladda Fedaraalka ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa ku biiray safka maleeshiyaadka taabacsan Laftagareen. | 124 |
| 16 | Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dhibaatada ay ku qabaan biyaha wadooyinka fariista waqti-roobaadka, xilli ay Dowladda Fedaraalku ku fashilantay iney wax ka qabato arrinkaas. | 124 |
| 17 | Madaxda Uganda ayaa Bilabay inay Ku Faanaan Xariga ay Kula Kacayaan Siyaasiyiinta Mucaaradka ee Dalkaas. | 99 |
| 18 | Maanta waa maalin Arboco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 02-01-1448 oo waafaqsan 17-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali. | 96 |
| 19 | Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa War-saxaafadeed ku qoran luuqadda Carabiga kasoo saartay qadiyadda Filistiin, waxaana cinwaan looga dhigay "Qudus lama Yahuudeynayo" | 322 |
| 20 | Waa Maxay Muhiimadda ay Leedahay Taariikhda Hijriga?, Maxaase La Odrosayaa Sanadkan? | 319 |
¡Ya disponible! Investigación de Telegram 2025 — los principales insights del año 
